waayahee sarbeebtaasi maxay ahaydThe_Emperior5 wrote:hargaysaay wrote:skeekadu waxa weeyaan sacad muuse ayuu u jeeday look
irbad dhuub ma gelisaan afkuna waa idin dheeryahaye
sacad muuse waxa lagu xantaa waa dadka isaaqa ugu hadalka iyo aflagaadada badanma rumaysni arintaa laakiin dad fara badan baan ka maqlay
sxb weynu ognahay ina nur faddal ciidu u jeedayiyo inu sacadmuse u jeeday and about geeli indha badane etc
laakin waxan tusaye uun gabayga hadalka lama qaawiyo raggu wa isku duurxullan wa sarbeeb weye
MY FAVOURIT POET...
Moderator: Moderators
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: MY FAVOURIT POET...
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: MY FAVOURIT POET...
waxay ahayd canaan u u so jeediye beesha sacadmuse
laakin hargeysey so isku meynu raacin gabayga kalle inu aha gabay Garxajis ku socday?
laakin hargeysey so isku meynu raacin gabayga kalle inu aha gabay Garxajis ku socday?
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: MY FAVOURIT POET...
walaahi sidaas umaan dhuuxin laakiin garxajis wuxuu ka sheegaba garxajis is garxajisThe_Emperior5 wrote:waxay ahayd canaan u u so jeediye beesha sacadmuse
laakin hargeysey so isku meynu raacin gabayga kalle inu aha gabay Garxajis ku socday?
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: MY FAVOURIT POET...
Ok, lets say one is garxajis and the other sacad musse.
If you study both gabays. One his talking to a child and the other insulting a competitor.
If you study both gabays. One his talking to a child and the other insulting a competitor.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: MY FAVOURIT POET...
maya gabayga wa sidan kugu macneeye intan quotgereye eeg aan sharaxay waxa laga wadday,hargaysaay wrote:walaahi sidaas umaan dhuuxin laakiin garxajis wuxuu ka sheegaba garxajis is garxajisThe_Emperior5 wrote:waxay ahayd canaan u u so jeediye beesha sacadmuse
laakin hargeysey so isku meynu raacin gabayga kalle inu aha gabay Garxajis ku socday?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: MY FAVOURIT POET...
Adigu Labbada reer Habarawal and garxajis maad kale jeceshahay?GENERAL_SNM wrote:Ok, lets say one is garxajis and the other sacad musse.
If you study both gabays. One his talking to a child and the other insulting a competitor.
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: MY FAVOURIT POET...
Anigu I did not write the poem. But I know that you like one over the other.The_Emperior5 wrote:Adigu Labbada reer Habarawal and garxajis maad kale jeceshahay?GENERAL_SNM wrote:Ok, lets say one is garxajis and the other sacad musse.
If you study both gabays. One his talking to a child and the other insulting a competitor.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: MY FAVOURIT POET...
Well ina nur faddel is contradiction him self In one gabay he is Praising garxajis and in one Gabay he is dissing them Denying their isaaq membership
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: MY FAVOURIT POET...
Explain yourself. He praised HY even in the gabay you claimed he insulted them. He says bar a few in the east and a couple of hundred men all of habar magadlos offsprings are practically worthless. So if we assume that those Habar Magadlo offsprings are the HY we can assume that your are included in the useless lot of magadles children.The_Emperior5 wrote:Well ina nur faddel is contradiction him self In one gabay he is Praising garxajis and in one Gabay he is dissing them Denying their isaaq membership
Put you can bet he did not rate you guys highly.''Irbad dhuub ma galisaan afkuna waa idin dheeryahaye''

- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: MY FAVOURIT POET...
the few hundred in east, he is refering to muuse ismaaciil, but why
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: MY FAVOURIT POET...
GENERAL_SNM wrote:Explain yourself. He praised HY even in the gabay you claimed he insulted them. He says bar a few in the east and a couple of hundred men all of habar magadlos offsprings are practically worthless. So if we assume that those Habar Magadlo offsprings are the HY we can assume that your are included in the useless lot of magadles children.The_Emperior5 wrote:Well ina nur faddel is contradiction him self In one gabay he is Praising garxajis and in one Gabay he is dissing them Denying their isaaq membership
Put you can bet he did not rate you guys highly.''Irbad dhuub ma galisaan afkuna waa idin dheeryahaye''
In yar oo dhankaa bari degtiyo boqol nin mooyane
He is actually saying they are a minority inyaro oo dhanka bari dagta ayuu ku tilmaamay gabigoodii ba As for irbad dhuub ma galisan sxb ina nur faddal is praising ciise muse and dissing sacadmuse its like a habarawal poet dissing muse abokor and praising Maxammad abokor what the fuk is that all about

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: MY FAVOURIT POET...
hargaysaay wrote:the few hundred in east, he is refering to muuse ismaaciil, but why
Haa deee anigu garan wayey Gabaygaasi wuxu ku socda Hj and hy waagii dagaalada 50yadi bilaabmeen inta danbe uun baan ku diiday hadanu General duufle rumeysne ina nur fadal habarmagaade oo dhan bu ku sheegaya isaaq maha Oo marka yaa isaaq ah hadanay habarmaagade isaaq ahayn

haka baxo Biyaha rer isaaq badhax ha ku sheegya ha ka baxo buluushtiyo garaha bidna yay tarina haka baxo dar badana ku jiroon kuba banaaye haka baxo in bini hashim baaqiya hadhiye

- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: MY FAVOURIT POET...
Wa berigi reer dahir iyo reer sugulle had a big war. But those HY in bari wa rag and they and HJ have a common enemy.hargaysaay wrote:the few hundred in east, he is refering to muuse ismaaciil, but why

Emperior, you do chat shit 90% of the time. How is Cisse musse and Sacad Musse the same as Musse and mahommed abokor. You couldn't put a toothe pick between mohamed abokor and musse but cisse musse and sacad musse wa to different groups. I would go as far as to say cisse musse has more incommon with HY then sacad musse as they live together. Plus the geel that got robbed weren't cisse musse but sacad musse..
Here is what his brother said...
'Sacad Muuse geel uma fadhiyo, filanna maayaane
Rag u feydan baa helay intay, fuudka sugayeene
Foorsaha Talyaaniga ka badan, fadhadhlahoodiiye''
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: MY FAVOURIT POET...
inaar geelan indha badane tiradiisu intay run ahaantii ahayd
ma runbaa iyadoo sacad muuse isu diyaarinaya inay ka daba tagaan in nin niman tajiriin ahi yidhaahdeen qiimahooda noo sheega anagaa bixine
waxaan maqlay oo kale geela bahgobo ayaa lahayd
ma runbaa iyadoo sacad muuse isu diyaarinaya inay ka daba tagaan in nin niman tajiriin ahi yidhaahdeen qiimahooda noo sheega anagaa bixine
waxaan maqlay oo kale geela bahgobo ayaa lahayd
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: MY FAVOURIT POET...
IndhaBadane
Cabdi Gahayr, (Cidagale)
Gabaygan wuxu Cabdi tiriyey markii la dhacay geelii Indha-badane
Dhiilaabayey xalay miyaan dhagida soobooday
Ma dhibayti dhawrbaan hurdada dhincyadaw diiday.
Gogoshii la iidhigay miyaan dhan isku waydaarshay
Sidii qalanjo dhaawaca miyaan dhiraha laynaayey.
Sidii naag ninkeedii dhintoo reer ka dhaxal meertay
Ma dhulkaan shanbaac qoday cabdow dhalasho waa yaabe
Ma dhagxumada kiinkuna maqlaa dhibaya jiidhkayga
Dhabayiciyo reer dalal miyaa dhaanto laga keenay.
Ma dhawaaqa cali soo diraa waliba dheeraada’
Dhan uu jiraaba darood miyaa dhool kuwada faanay.
Ma ragaanu dhixirka u xidhnaa dhudi ku geeraaray
Dhabbaduu ka jeexaa farduhu dhire ka guuraane.
Dharcastii magaaliyo dilaal dhuuntay baa wadaye
Waataynu dhaamaha lahayn labada dhoomoode.
Lama dhaco anga beeshayada sida dhukaameede
Ama geelu saymuu dhashay ee dhaqashadii daaya
Ama dhiciya sida reer tolkay dhudi mameerteene.
Ama dhoofa wataad sidii dhedo nuglaydeene.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 283 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 21 Replies
- 3065 Views
-
Last post by new-york24
-
- 4 Replies
- 2793 Views
-
Last post by D'Lady
-
- 15 Replies
- 2543 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 9 Replies
- 446 Views
-
Last post by sains_bury
-
- 0 Replies
- 360 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 24 Replies
- 1892 Views
-
Last post by Ganjaweed
-
- 17 Replies
- 2905 Views
-
Last post by zingii
-
- 5 Replies
- 594 Views
-
Last post by Mondey
-
- 13 Replies
- 1016 Views
-
Last post by Siciid85