

Babygirl sing for him dee, libaax libaax dhalay deeh, noolow noolow abti deeh.


Moderator: Moderators
Walle been maad sheegin, ragu runta wuu isku qiraa. Don't flatter yourself by sating something you never did. Waxaad xoog ku qabsateen marjirto ee nin baa idin yimid oo ina casumay. Nin marki heshiis la yahay oo faanayo walle waa gunhargaysaay wrote:ina aadanow sxb ragu runta wuu isku qiraaye laascaanood isaaq baa ka taliya waxbana kama qaban karaan waalaaladiin waa laa xawla walaa quwa, hadaad hawd iyo taariikh aad ila gashayna inaar runtaa laysku qiraaye nimanka ceelka here(hargeysa ilaa daroor ilaa awaare ilaa bulaale idinka qabsaday miyaanu ciidagale ahayn, nimanka min burco ilaa gaashaamo ilaa moholin idinka qabsaday miyaanay habar yoonis ahayn nimanka idinkoo ismaamulka soomalida aad u daga hadana laba goor madaxweyne idiin noqday ee aad yes sir ku odhan jirteen miyaaney sacad muuse ahany, nimanka caynabo idinka qaaday hadana buuhoodle idinka qaadi doona miyaanay HJ ahayn nimanka wadooyinka laascaanood ku laafyoda ee aan cidi kor u eegi karin miyaaney sarkaalada duriyada reer sheekh isxaaq ahayn, abti ina aadanow, bal car dhul reer sheekh isxaaq leeyihiin oo daarood haysto ii sheeg tuulona ha ahaateeina aadan wrote:hargaysaay
Hagar Adaan iyo Khaalidkaan Hawd u gali waayay.
Nimankii saas kaaga cabadin jiray baad maanta afak ku taagi miyaa
Caku sama aduuney wa waxaa ciyaalina maanta ka qoslisay
CADAANKAAN LA LOOLANAAYE
MADOW CISAYN MAYNO
Xamud. wrote:Hargaysa
Darood ma waxad mooday laangaab isku habar wacdo markay dagaal taagayan? Dhulbahante alone deafeated gumeystihi Ingiriiska nearly 100 years ago, markas Magaca Darood dheel dheel ha u isticmalin, qabiil somali ah oo u babac dhigii karo Darood oo united ah majiro, ka duceyso dhuufanta Darood Ismaciil.
They cannot handle harti let alone let alone darood that is out of their leagueXamud. wrote:Hargaysa
Darood ma waxad mooday laangaab isku habar wacdo markay dagaal taagayan? Dhulbahante alone deafeated gumeystihi Ingiriiska nearly 100 years ago, markas Magaca Darood dheel dheel ha u isticmalin, qabiil somali ah oo u babac dhigii karo Darood oo united ah majiro, ka duceyso dhuufanta Darood Ismaciil.
The_Emperior5 wrote:Xamud. wrote:Hargaysa
Darood ma waxad mooday laangaab isku habar wacdo markay dagaal taagayan? Dhulbahante alone deafeated gumeystihi Ingiriiska nearly 100 years ago, markas Magaca Darood dheel dheel ha u isticmalin, qabiil somali ah oo u babac dhigii karo Darood oo united ah majiro, ka duceyso dhuufanta Darood Ismaciil.
Halkuu dhulbahante kaga adkaaday Ingrees ma ii sheegi karta Or is just Jeberti Fairytales
90% of Darawiish= Dhulbahante.
Nuff said.
The_Emperior5 wrote:90% of Darawiish= Dhulbahante.
Nuff said.
i Dident talk about that what darwiish was iyo qabiladi ku jiray waxa kameynu ka hadleyn iga sheekeyn meysid but U said Dhulbahante defeated the British Empire i said where and when ?
Do u think i give a Fuck You can call them love badane Ahlul Darwiish , but u said Dhulbaahnte defeated the British empire I asked you when and where ?In case your having a hard time understanding my write: Darawiish= Dhulbahante
Capish?
The_Emperior5 wrote:Do u think i give a Fuck You can call them love badane Ahlul Darwiish , but u said Dhulbaahnte defeated the British empire I asked you when and where ?In case your having a hard time understanding my write: Darawiish= Dhulbahante
Capish?
Waxaad meesha ku so qortay Dhulbahante Embioriyadii ingreeska jabbiyey labba jeer baan ku weydiye goormey jabbiyeen xiligee Goobte. Waxad igu jawaabtay labba jeer Dhulbahanta darawiish Bu ahaTemper temper, don`t hate them for their rich history sxb.
Sida qof weyn u hadal wa maxay dhillada iyo qurunka aad sheegeysid?