king of kismayo wrote:Xamud. wrote:Siciid85 wrote:Xamuud, how is it the same shit? is me like getting a picture of Hargeysa and posing it as a picture of Erigavo , i was just identyfing where the correct place it was which is Laag and not Buhoodle.
Laag, Buhoodle, Beledhawo, Qabrhidahar=SAME SHIDH I don`t matter where it`s located waxaad kala tubeysid waa tol
War dalkaad sheegan dooxyaha Nugaal, dagalka Laascaano
Dusha Caynabaad iyo Burciyo, dixida Gaaroodi
Daaraha Taleex iyo Sanaag, darafka Boosaaso
Dogob iyo degmada Cabudwaaq, Doollo iyo Caado
Dusha Mudug Dannood iyo Wardheer, Daaqatiyo Faafan
Dildilaaca Jarareed halkay, dabac ka foofaysay
Dirri Sheekh Xuseen Baali iyo, diilimahaa Adari
Qabri Dahare daantaa Godey, dahabka Mooyaale
Dadabtaa Wajeer NFD, Koonfur dabadeeda
Dalsankii Kismaayo iyo Luuq, dawlad badanleyda
Durdurada Shabeele iyo Gebi, tan iyo Daalooti
Intaasuu tolkay daadsan yahay,
i like that gabay
waa ninki yiri
War Dir haddii aad tihiin amase Irir, ma aanan diideene
Dab qaraabo idinkoon ahayn, haysku soo darine
Anigaaba kaa diir xigoon, duray wadaagnaaye
Doonbiro dirkii ay dhashayoo, duuban baa nahaye