Page 2 of 2
Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 4:06 am
by Shirib
qoraxeey wrote:Shirib wrote:2 wiil 3 gabdho, small family
shaan caruur is NOT small family.. its normal .. almost to the edge of big family
Yea for a white family. Most Somali families I've seen are bigger than mine
Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 4:07 am
by zingii
Waryaa shirib my aroos is coming up and i want some to order some XALWAD and BUSKUD.
so baafkii meeqo ayaad iigu soo xawileysaa?
Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 4:08 am
by zingii
Shirib wrote:qoraxeey wrote:Shirib wrote:2 wiil 3 gabdho, small family
shaan caruur is NOT small family.. its normal .. almost to the edge of big family
Yea for a white family. Most Somali families I've seen are bigger than mine
shirib thinks he is white.

Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 4:09 am
by Shirib
zingii wrote:Shirib wrote:haa labo ma gaarin
intee dagantahay?
masjidka suufida agtiisa.
xaafada habeenkii lagu digriyo
tan ka korreysa baan daganahay.
2-da gaarin tooda weyn meeqa jir camal
waaye?
one is a teenager, and other one teenage hataa wali ma gaarin
but shuushuumo iyo bijiyo waxaa laga helaa maqaayada jidka dhamaadkiis ku taalo, markii luqa laga laabto
Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 4:10 am
by zingii
waryaa jiiro maskiin baan galayaa marka
2 sacadood off baan ahay.
sheekada waa inoo markale
dano baan kaa leeyahayee.
Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 4:11 am
by qoraxeey
Shirib wrote:
Yea for a white family. Most Somali families I've seen are bigger than mine
If it makes U feel better my family is smaller

Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 4:13 am
by Shirib
qoraxeey wrote:Shirib wrote:
Yea for a white family. Most Somali families I've seen are bigger than mine
If it makes U feel better my family is smaller

how big is yours?
Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 4:16 am
by ciyaal_warta
zingii wrote:
duqa sheekada curri
(shambay) iyo bisad
(yaanyuur) way dhaaftay.

waryaa i have to get translation for curri

....curri we call it qof gaaban oo coonka ah nooh....newayz ii bashaal is gaagaadka meeshiisa kasii wad..laakin afgoye iska ilaali qob moos aa ku taraaraxee walaah
Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 4:21 am
by qoraxeey
I've got two siblings
and some half siblings from my parents other marriages
Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 5:20 am
by zingii
Qoraxeeya:
wadnaha meesha kuugu sawiran waa maxay aan fallaarta ka taagneyn?
mid ku dafa oo kula duula kuma soo marin miyaa abayo?
Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 5:24 am
by Shirib
qoraxeey wrote:I've got two siblings
and some half siblings from my parents other marriages
Do you not count those half one's as siblings?

Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 5:26 am
by zingii
shirib lets get to the point sxb.
Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 6:42 am
by qoraxeey
zingii wrote:Qoraxeeya:
wadnaha meesha kuugu sawiran waa maxay aan fallaarta ka taagneyn?
mid ku dafa oo kula duula kuma soo marin miyaa abayo?
zingi . wadanheya is untouchable, keep it locked up .. fallaar lagama tagin
mid aan siyo weli ma helin

Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 6:44 am
by qoraxeey
Shirib wrote:qoraxeey wrote:I've got two siblings
and some half siblings from my parents other marriages
Do you not count those half one's as siblings?

they are but i never see them
waan ilowa mar-mar . looool