Emperior......

Wayahay Hadaad Sidaad Tiri! I think waxaad uga Jeeda inaad uu Baahantahay Damiin, Kugu Ilaaliya Magaalada Intaad Joogtid

Hadaan Adan Madoobe Nahay Burco Cidi Kuguma Taaban Karto

But Remember there is always Hotels you can stay in, you dont have to stay with someone!
Mr-Alfaas....Doorki Hore ee Jamacada Burco Laga Baxay, waxa ka Baxay 30 Dumara intooba Dharki Hidaha iyo Dhaqanka ayay Siteen! INaader Mida Kale, Degaan ahaan waxan Degna anako Koonfurta Togdheer sidaad sheegay iyo Hawd, Laakin Magaalada Burco Qaybahan Ka Degno wa La Yaqaan!