The_Emperior5 wrote:Siciid wa Nin u qalma inu noqdo salaadinta beelaha sicid garxajis wan nin jecel jiritaanka iyo hormarka somaaliland ah na nin aan kala xigsan xisbiyada qarranka somalilan inkastu u xagliyo xisbiga ucid oo lugu aaneyo inay yihin abtiyashi hasa yeeshe wali wan nin u dooda qarranimada somaliland iyo hormarinta bulshada Somalilaand Anigu aah suldaanka guud beelaha reer sheikh isxaaq bani axmed bani hashim aya so dhawyenaya jaggada u isku istaagay Siciid.
Suldaan Emperior



