Page 2 of 2
Re: Jebertis listen up
Posted: Thu Mar 18, 2010 9:19 am
by yasmin
Rooble90 wrote:The_Emperior5 wrote:Rooble are you gudubuur?
lol @ Gudubuur,,, Haa walal I'm GudaBiirsi..But My Reer Apti Is Darood..and My Ayeeyo (on my dad side) Is Isaaq...
war ma aha gudabiirsi ee waa gadabuursi

Re: Jebertis listen up
Posted: Thu Mar 18, 2010 12:16 pm
by The_Emperior5
why dont we just say wa gollebuursi sounds more cooler

Re: Jebertis listen up
Posted: Thu Mar 18, 2010 12:34 pm
by Rooble90
The_Emperior5 wrote:Rooble gartay laakin hadana umada dawlad lala wadaagii karreyn oo aynu isku day ney mar inanu dawlad la noqono oo aynu ku khaasarnay manay marka ka fiicneyn inaynu inta is jecel eeh is rabbta eeh dawladanimadeeda dooneysa inay intaasii is raacan ooo ay wadda nooladaan
Suldaan Emperior
Haa Walal Waa Ruunta, Waana Taagersanahay In Waqtigaan Ey Sidaas Ahato,,
Laakiin Umada Soomaaliyed wa Umad aan Kala Marmikarin,,,So Insha'Allah I Hope, In Shanta Soomaaliyeed Ey Isku Timado...
But For Now, Ilahey Barwaqada Ha Uu Badiyo Somaliland

,,Somalida Konfurna Ilahey Ha Heshisiyo

,,Somalida Kale Ee Gumaysiga Ku Jiro, Ilahey Ha Ka Saro....
Ilaheyna Ha Is Jeclaysiyo Somalida
