Re: Siilaanyo magaaladee caasimadaa wadanka la rabaa?
Posted: Fri Mar 19, 2010 5:45 pm
awoowe walahay idinkaa cuqdadii idin haysa siilaanyo indiinkaa dadkaa nacsiinaaya,
waxad doonaysan in aan siilaanyo waxabaa lagaa sheegiin oo wuxu yahay xariir (ceebka saliin)
Siyaasiyeentaa beelaha kalena ceeb maa waayeen oo waa idin fududahay in aad waxa kaa sheegtaan.
halkan kaa fiiri siilaanyo oo faysal cali waraabe dhuuqaayo
http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=62