Tribes of the Week ( Isxaaq Carre and Ciise Muuse )

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
AsadSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2899
Joined: Sun Mar 21, 2010 2:31 am
Location: Oodweyne

Re: Tribes of the Week ( Isxaaq Carre and Ciise Muuse )

Post by AsadSL »

The_Emperior5 wrote:Ciise muse is one of the subclans of the super awal branch They live in 3 provinces in Somaliland In saaxil Togdheer and maroodijeex ,
Ciise muse Have one of the best isaaq poets Cali jamac haabil a fast swimmer and good sword fighter , Ciise muse had also another warrior that was killed in the sool region fighting the Dhulbahante his name was geelogaroome During the wars between the habarjeclo and the dhulbahante.


The ciise muse Were the one who established the house of suberiyada also known as guriga suberiyada in the 50s, It was Political tool to unite the habarawal from Ethiopia Djibouti and Somaliland , The ciise muse were also one of the first people to Established the party of SNL In the 60s
The ciise muse is much older then 250 years I would say over 450 years

The ciise muse were the ruling class of somaliland for almost 9 years and also they established the ruling udub pary that rules somaliland, the legendary Cigal was Ciise muse.
The ciise muse current sultan is Sultan Maxamud axmed shire

The isxaaq carre clan is a sublcan of the Care siicid garxajis They live in Maroodi jeex In the hawd region of Ethiopia And also in places in saaxil, The isxaaq in 1815 killed the Sultan of the isaaq ciidagalle called Suldaan Farax guleed. They are strong fighters The isxaaq Divides in Cabdalle isxaaq kalil isxaaq and qaasim isxaaq The cabdalle isxaaq divides into cali cabdalle and axmed cabdalle
one of the best isxaaq poets is called qaasim He was a great help during the snm time He also made a poem During the independence of somaliland in 1960
The current sultan of The isxaaq care clan is Sultan xiirey Isxaaq care are one of the largest subclans of the garxajis who settle in the hargeisa region they also settle in Ethiopian hawd region
The isxaaq care is much older They are as old as the ciise muse because they both count 5 to sheikh isxaaq.

Suldaan Emperior :sland:
Horta ciise musexi way ka qaxkeen berbera.

Maxa dacye. Everybody wants to be reer hargisea miya..kow
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Tribes of the Week ( Isxaaq Carre and Ciise Muuse )

Post by Siciid85 »

1 of the best Isaaq poets in the 1960s-1990s - Era - Axmed Ismail Diiriiye ( Qaasiim ) was also Isaxaaq.





Image
Here is some of his best poems.






Saadada Cadhootay Dib U laabo



Gabaygan wuxuu abwaanku ka tiriyey markii Afweyne ku dhawaaqay wuxuu ugu
yeedhay sinnaanta ragga iyo haweenka.

1. Eeylo iyo Siwaaqroonta xumi ha i suryeeyeene
2. Seetada ha ii gaabiyeen sabab la'aaneede
3. Seeddiyo boqnaha hay jareen sab iyo laangaabe

4. Sanqadhyari ha ii dilo Tumaal siiqya looshadaye
5. Sanka hayga mudo inangumeed loo sarrayn jiraye
6. Sawaab iyo Midgaan Guulwadii ha i sudhnaadeene

7. Hadba hay saloosheen sidii geedka saarka ahe
8. Ilaahbaa sidaa noo gartee ha i sadqeeyeene
9. Anagiyo Saleebaanadii waa na sidataaye

10. Seeftii Abgaal bay agtaal saawirta ahayde
11. Habar Gidir sinsaarada ku timi sigay Ugaaskiiye
12. Sixilluu kacaankani u galay Saca raggiisiiye

13. Warsangeli Suldaan iyo ma jiro Boqor la sooraaye
14. Saamee dhammaantii Isaaq salaw colaadeede
15. Soomaalidii waxa ka nool saaka madaxgaabe

16. Wax Siyaasaddii loo egmadey silic ku nooshiiye
17. Markii talada habar saarleh iyo sebiyo lo doortay
18. Ayay sayn-caddaa iyo waxgarad sibiq dhaqaaqeene

19. Dhulkan Suuradii lagu beddelay socodna dhaameelay
20. Waa wada socdaaleen raggii soocanka ahaaye
21. Saadada cadhootee midgaha laga sarraysiiyey

22. Waa sixirradii Bucurbacayr sananka muuqdaaye
23. Inta ay sidaa tahay nin gobi soomman ka ahaaye
24. Qaansaleydu haw sacbbiyeen Siigga qalataaye

25. Naagaha surwaalkali mashxarad ha u safnaadeene
26. Single iyo waxaan dhalad ahayn siidhi haw tumoe
27. Sabaalada ha moodeen in loo sahanshey meel roone

28. Saadaaladaa lagu gartaa sebenka caal waa'e
29. Waa waxa abaar nagu salliday soof ma reebta ahe
30. Saddexguuro waa waxa na baday sadhiyo daacuune

31. Samadii daruur laguma arag Seermaweydadae
32. So'dii ceelka waa waxa biyuhu uga sal guureene
33. Adduunyadu sidaa kuma gudhoo subaxba waa cayne

34. Nin kastoo sallaan dheer u baxa siibashaa xigiye
35. Suuldaaro waw halis ninkay rag isa seegeene
36. Sirqabahana taariikhdu way sahamindoontaaye

37. Maantana Siciidow waqtigu saamaxaad malehe
38. Moorada salkeediyo xalaan sugay malluugtiiye
39. Sufurtaa madow ee dayaxa saaran baan garanne

40. Dhiig buu sidaa waqalkan aad sagalka mooddaaye
41. Siigada dhacaysaa ragbay sabibi doontaaye
42. Ilaahay sidaan ka arki jirey way ku socotaaye

43. Duulkii sedkoodii dhammaa saancadka lahaaye
44. Sanbabada gantaalaha ka mudi saadanbay garane
45. Waa nayla kala soocayaa subax an dheerayne
46. Ninki cadho la sooyaamayow sabirka maad dhowrtid
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Tribes of the Week ( Isxaaq Carre and Ciise Muuse )

Post by The_Emperior5 »

:lol:
May fav Qaasim poem It was about the gudubuurs :lol:

Ha go'doonto Gudabiirsidii Ganafka jeexnayde :lol:
Ha la guurto gaajiyo baryiyo gelelefkeediiye :lol:
Dameerkii Gafuurrada caddaa Geela yuu didinne

Meeshay gabbood moodayaan haw gurguriyeene
Goonyaha Ilaahay halkay garan ha aadeene
Gob baa lala dersaa waa wixii gaday abaalkiiye

Gallad kagama helin reer Xareed gacan ku hayntiiye
Gabdhii loo dhisiyo may xurmayn guurki reeraha'e :lol:
Geyiga reer Isaaq uguma hadhin Gob ay midhaystaane

Ciisuhu Gunnuu siin jiree ha iska gooyeene :lol: :lol:
Amxaarada inay soo galaan waa ka garanuuge
Garaad-xumadu waa waxay cidlada ula gandoodaane

Gogti iyo Shar-laga-naadi bay gebi dhacaayaane
Waa waxay la goobyaalayaan Goraya-Cawlaaye
Waa loo gartee hays tubeen goobta ciilka lehe

Marreexaan Gun bays urursatee gacal ha moodeene :lol:
Iyaga iyo Gabooyahaba waa galabsigoodiiye
Guryaha ay Mafiiqda u siteen yaanay soo geline :lol:

Geestay xigeen Laydh san baa iiga soo geliye
Guu-gaa'da haygala tageen garacdi shaydaane
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Tribes of the Week ( Isxaaq Carre and Ciise Muuse )

Post by HooBariiska »

Is qaasim the same abwaan gabayga ' waxan ahay macaan iyo qadhaah, meel ku wada yaaala' tiriyey?
User avatar
AsadSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2899
Joined: Sun Mar 21, 2010 2:31 am
Location: Oodweyne

Re: Tribes of the Week ( Isxaaq Carre and Ciise Muuse )

Post by AsadSL »

Ha go'doonto Gudabiirsidii Ganafka jeexnayde
:lol: :lol:
User avatar
rich-boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1635
Joined: Wed Jan 30, 2008 6:26 am
Location: Paris Seine saint denis Banlieue Nord gros

Re: Tribes of the Week ( Isxaaq Carre and Ciise Muuse )

Post by rich-boy »

I'm actually very curious about how Ciise Muuse ended up Saaxil .
But I guess they are younger then Sacad Muuse because they have ended up in Ethiopia, a longer journey.


i heard that Jesus Moses use to live in Sheikh but then internal fight happen Aden Cisse got kick out of Sheikh by Moxamed Cisse and ended up in berbera but then again i heard from an H.Y guy may not be true
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”