Page 2 of 3
Posted: Thu Jul 28, 2005 2:00 am
by xoogSADE14
samtr i think zamalek was talking about the pool place on banadir not the one next paradise restaurant.
zamalek when was the last time you were here
sexy_kitten bal fiiri abayo horta maxaad weli ii ceeyneeysaa cause ani weli adiga personally kumaanan caayine

and about the qule thing abayo waad ogtahay inaanan dumarka dhex galine maxaad sharafteeyda ugu cayaareeysaa
p.s. everyone in somnet knows that BIIQAAYE is a HG, Ceyr guy i don't know where you got the idea that he is MAREEXAAN

Posted: Thu Jul 28, 2005 2:26 am
by sexy-kitten
Xoogsato, aniga kumaan caynin ee ha soo boodin markaan wax kuu sheego. Cay ka xun maa jirto "midgaan baa tahay"

..MA-RAYSTAAN ayaa aniga midgo igu caynaya.

Walle aduunyada wey is badashay.

Dumarka maad soo gashid, however waxaad cheerleader u tahay eedada ma-raystaan. How on earth do I know? "It's okay, kuligiin Qule*Qurac ayaa idinka adag" . Who did that quote belong to?

..Waa iska caadi, I loof you more than I love xalwo.

Posted: Thu Jul 28, 2005 12:42 pm
by xoogSADE14
sexy horta do you know the origins of your people
SADE waa ina DAROOD mj sidii isaaqii beey hooyadood ku abtisadaan

why

because odaygii harti ahaa markuu guursanaayay the ethiopian/ oromo lady ( majeerteeneey) she was already pregnant with you guys but wecel waaye muusan dhihine he simply named you after your mom

now tell me have you ever seen qof hooyadood loogu magac daray
sexy the quote anaa dhahay waana ku celinaa any time of the day, because its the TRUTH qule iskamaad celin kartaan thats why aad anoo nin masuula ah oo JUBBALAND ku mashquulsan ii daba ordeeysaan.
p.s. inaan inter-darood history aan meeshaan kusoo qoro maanan rabin laakinse you brought this on yourself

Posted: Thu Jul 28, 2005 12:55 pm
by intellex
xoogsade
nin rag ah oo qabiil gabar kala tirsanaya , do you see something wrong
here?
Posted: Thu Jul 28, 2005 1:02 pm
by sexy-kitten
Xoogsato,
-
Yaa kugu yidhi horta darood baa tahay? Ilka yar yahoo. Second, WECEL HANTI LEH OO DHUL OO CISE IYO SHARAF LE MIYAAD ARAGTAY? Waxaad ku hadleysid waa nacnac. Anaga hooyadeen iyo taariiqdeen baa taqaan, laakin adigu taariiq maba lihid.

Dhulna ma lihid qabiilna waxaad ka tahay MA-RAYSTAAN Shame on you

. Majeerteen, ama hooyo ha loogu magadaro ama aabe, waa cududa ku majaxaabisay, afka ciida kuu galisay oona kuu celisay waxaad ahaan jirtay sabool yahoo qaawan. You one of us, just go and get dirac and gogorad naag yahay ureysa.
-
Jubbaland'ka aad hadalheysid marwalba, I told you waxa aad meesha ka heysid. Dhuxushii iyo kabalyeerinimadii kama badiside gorgortanka kismaayo iska ilaaw, rag bey u taala ee nacnacda naag yahay afka kala bax. Kismaayo cidi lahaan jirtay baa leh, nin walbana gambarkuu ku fadhiisanjiray ayuu saacadan ku fadhiyaa..Xagee ku nooshahay, maxaadse quudataa? Maskiin yahay dal iyo irziqba aan laheyn oo anaga kor noo soo eegeysa. Ogoow waligaa saas baa noo eegijirtay bisad yahay baahane.
-
Aniga iyo Qule*qaxbo, kee baa hiilo loogu yimid? Anaa jawaabta kuu sheegaya, waa qofkii tabar daran oo qeylodhaan raadsada sidaadoo kale ku soo gala meesha. Nacas yahay afka weynleh. Wax aad masuul ka tahay ma jiro ee jaahil yahoo jarta aad dheeleysid miyaad cilmi mooday? Amase aad mooday iney ku mashquulineyso? Runtii waxaad ku mashquulsantahay anaa aqaan. Naafa yahay waa SSI'da iyo welfareka. Markaa anigoo kale isku filnaatid ayaan isu jawaabeyna. Inta ka horeysa gap'kii shan boqol ayaa inoo dhaxeysa CIRKA II SOO FIIRI WALIGAA.
-
Inellex lool, there is something wrong with that picture. Laakin anaa ku filan gabdhaan isla nahay

Posted: Thu Jul 28, 2005 1:26 pm
by xoogSADE14
intellex if you're gonna come, come at me right
and am not arguing with sexy am simply educating the gurl
sexy waxaad hada qortay waxba kama jiraan but i see its an act of desperation on your part

Posted: Thu Jul 28, 2005 1:32 pm
by intellex
ouch xoogsade
now iam scared let it man and stop making fool out of your self if i want
to do you hurt you it want coast me nothing , but again this is a vertual
world and iam not into virtual qabiil shit got it
thanks
Posted: Thu Jul 28, 2005 1:39 pm
by sexy-kitten
[quote="xoogSADE14"]
sexy waxaad hada qortay waxba kama jiraan but i see its an act of desperation on your part

[/quote]
Jawaab ma heysid fact ayaan ku taabsiiye nacnac xataa waa la'dahay.

Hadalalaada ayagaa iska hor imaada, marna haa marna maya. Marna waan aqaana oo waan u abtirinayaa Majeerteen oo wey i karbaashi jireen, marna waan inkirayaa. Hal meel ku hagaag, xasuus laawe yahoo. Shut the f'uck up afkana ha igu soo taagin bisad yahay.
Posted: Thu Jul 28, 2005 2:09 pm
by intellex
sexy can i ask u one thing?
can u please stop it ? thank u
Posted: Thu Jul 28, 2005 2:18 pm
by sexy-kitten
[quote="intellex"]sexy can i ask u one thing?
can u please stop it ? thank u[/quote]
-
Maxaan stop'gareya? Ma ku fahmin

Posted: Thu Jul 28, 2005 2:24 pm
by intellex
dear sexy STOP REACTING ABOUT EVERY POST ABOUT QABIIL
Posted: Thu Jul 28, 2005 2:27 pm
by sexy-kitten
I don't know halkaad ka socotid. Qofna kulama hadlin. Can you please mind your own business? Three is a crowd, thank you

Posted: Thu Jul 28, 2005 2:33 pm
by intellex
I apologize for been the third person but heey go a head and do
your thing

Posted: Thu Jul 28, 2005 3:09 pm
by Ureysoo
Posted: Thu Jul 28, 2005 5:36 pm
by optimist_1
[quote="intellex"]xoogsade
nin rag ah oo qabiil gabar kala tirsanaya , do you see something wrong
here?[/quote]
haaaaaaaaaahahhahahhahahaha
Man that him him like a train.
i quit