The_Emperior5 wrote:Maxaad tahay?
Waxan ahay Suldaan
horta ninkan khalid, qabiiladii adunkoo dhan intuu soo kuu soo xafiday buu rabaa in u online-suldaan ku shaqaysto, waryee khalid, meeshan runtii nobody gives a fuck inta qabiil ee aad soo xafiday, the question is lacagtan yaree ee aad habayn kasta shaqaysid xagee beyy ku baxdaa.?

