Page 2 of 2
Re: Maxaad tahay
Posted: Sat Apr 10, 2010 10:02 pm
by Keyse_0208
The_Emperior5 wrote:Maxaad tahay?
Waxan ahay Suldaan

horta ninkan khalid, qabiiladii adunkoo dhan intuu soo kuu soo xafiday buu rabaa in u online-suldaan ku shaqaysto, waryee khalid, meeshan runtii nobody gives a fuck inta qabiil ee aad soo xafiday, the question is lacagtan yaree ee aad habayn kasta shaqaysid xagee beyy ku baxdaa.?

Re: Maxaad tahay
Posted: Sat Apr 10, 2010 10:05 pm
by ToughGong
Keyse_0208 wrote:The_Emperior5 wrote:Maxaad tahay?
Waxan ahay Suldaan

horta ninkan khalid, qabiiladii adunkoo dhan intuu soo kuu soo xafiday buu rabaa in u online-suldaan ku shaqaysto, waryee khalid, meeshan runtii nobody gives a fuck inta qabiil ee aad soo xafiday, the question is
lacagtan yaree ee aad habayn kasta shaqaysid xagee beyy ku baxdaa.?


Re: Maxaad tahay
Posted: Sat Apr 10, 2010 10:08 pm
by Cali_Gaab
Re: Maxaad tahay
Posted: Sat Apr 10, 2010 10:11 pm
by The_Emperior5
Keyse_0208 wrote:The_Emperior5 wrote:Maxaad tahay?
Waxan ahay Suldaan

horta ninkan khalid, qabiiladii adunkoo dhan intuu soo kuu soo xafiday buu rabaa in u online-suldaan ku shaqaysto, waryee khalid, meeshan runtii nobody gives a fuck inta qabiil ee aad soo xafiday, the question is lacagtan yaree ee aad habayn kasta shaqaysid xagee beyy ku baxdaa.?

waryaa keyse ma anigi baad ii so dhigatay hada weynu is ognahay ,
keyse xaflad cusub baan sameynaya soo diyaar garoow

Re: Maxaad tahay
Posted: Sat Apr 10, 2010 10:17 pm
by Keyse_0208
but u know i really give up to khalid, waa deciplined soldier...
an avarage day in emperiors life is like this ..
wake up, have some breakfast, take the train to work, get to work in an empty building

, iska baashaal, somalinet, somalife, paltalk, hadhwanaag.com - have a sandwich break

, walk around the building make sure there are no intruders--->> continue posting in somaliunet. somalilife paltalk. brrrrrrrrrrrr shift is over, take the train back home, sleep, then it starts all over again

Re: Maxaad tahay
Posted: Sat Apr 10, 2010 10:18 pm
by Cali_Gaab
Re: Maxaad tahay
Posted: Sat Apr 10, 2010 10:24 pm
by The_Emperior5