The Video of my trip to Burco on 1st April 2010
Moderator: Moderators
- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: The Video of my trip to Burco on 1st April 2010
Rightwing Dhismayaal dhaadheer oo Burco badhtankeeda laga wadona saw maad soo arag?
Sida: Somtel tower ee dahabshiil oo iminka gacanta lagu hayo, iyo daarta dheer ee indha deero ka dhisaayo kasoo horjeedka sacadadiin pharmacy
Sida: Somtel tower ee dahabshiil oo iminka gacanta lagu hayo, iyo daarta dheer ee indha deero ka dhisaayo kasoo horjeedka sacadadiin pharmacy
Last edited by KingWaslawi on Thu Apr 15, 2010 11:24 am, edited 1 time in total.
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: The Video of my trip to Burco on 1st April 2010
Northwind wrote:Rightwing Dhismayaal dhaadheer oo Burco badhtankeeda laga wadona saw maad soo arag?
Aad ayaan ula dhacay magaaldu siday u weynaatay maansh allah. Xitaa xaafadaydii october ayaan ku dhex lumay

- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: The Video of my trip to Burco on 1st April 2010
Haa waxaan maqlay xaafado cusub ayaa la sameeyay sida, New Burco, plaza, London, Scandanacia iyo qaar kaloo badan iyaga ma soo aargtay.Rightwing wrote:Northwind wrote:Rightwing Dhismayaal dhaadheer oo Burco badhtankeeda laga wadona saw maad soo arag?
Aad ayaan ula dhacay magaaldu siday u weynaatay maansh allah. Xitaa xaafadaydii october ayaan ku dhex lumay
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: The Video of my trip to Burco on 1st April 2010
Northwind wrote:Haa waxaan maqlay xaafado cusub ayaa la sameeyay sida, New Burco, plaza, London, Scandanacia iyo qaar kaloo badan iyaga ma soo aargtay.Rightwing wrote:Northwind wrote:Rightwing Dhismayaal dhaadheer oo Burco badhtankeeda laga wadona saw maad soo arag?
Aad ayaan ula dhacay magaaldu siday u weynaatay maansh allah. Xitaa xaafadaydii october ayaan ku dhex lumay
Xitaa Kandahaar ayaa jirta

- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: The Video of my trip to Burco on 1st April 2010
^^^
Kandahaar

Kandahaar



Re: The Video of my trip to Burco on 1st April 2010
kandahaar,@
meeshu ma afghaanistan ba. 


- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: The Video of my trip to Burco on 1st April 2010
Marka dhinaca sheikh laga imanayo, controlka agtiisa ayaa Kandahar laga sameeyey. Waa xaafad aad u weyn.



Re: The Video of my trip to Burco on 1st April 2010
Ma Meesha aad videoga marka aad gariga ku jirtiid meesha xadhiiga yarka yaalo oo gariiga laga stopgareyey ma meesha ba kanadahaar ah?
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: The Video of my trip to Burco on 1st April 2010
Siciid85 wrote:Ma Meesha aad videoga marka aad gariga ku jirtiid meesha xadhiiga yarka yaalo oo gariiga laga stopgareyey ma meesha ba kanadahaar ah?
Meeshaasay bidixdeeda ku taalaa markaad xaga sheikh ka timaadid
- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: The Video of my trip to Burco on 1st April 2010
Mr Rightwing Hargeisa iyada ka waran magaalo horumartay sawmaaha?
Re: The Video of my trip to Burco on 1st April 2010
Rightwing, markaad hargeysa tagday aad magaalaada galaysa ama ka baxaysa soo maad arkiin xafaado cusub ee ila buraha naaso hablood gadasheed.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: The Video of my trip to Burco on 1st April 2010
yeah rightwing i watched it good one man Liqaaye looooolz.
we are waiting hargeisa gabiley arabsiyo



we are waiting hargeisa gabiley arabsiyo


Re: The Video of my trip to Burco on 1st April 2010
Rigthwing, waxan ilowbay inaan ku waydiiyo have you also taken videos, pictures of Erigavo iyo beeerihi Midhiisho, Dayaxa iyo buurtii daallo on your way to maydh etc.
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: The Video of my trip to Burco on 1st April 2010
ceerigaabo, hies and Maydh waan tegi kari waayey, waqtigu wuxuu igaga lumay miyiga Eil-afweiyn sidaan eedooyin marba mid u salaamayey.
Videogii hargeisa, arabsiyo, and Gebilay waa inaad dib u edit gareeyo waayo youtubekii ayaa diidan wax 10 minute ka badan, markaa ii dulqaata odayaal.
Videogii hargeisa, arabsiyo, and Gebilay waa inaad dib u edit gareeyo waayo youtubekii ayaa diidan wax 10 minute ka badan, markaa ii dulqaata odayaal.
Re: The Video of my trip to Burco on 1st April 2010
Rightwing, Gartay wa ruunta 2 weeks kugu ma filna to go to all the country waxa ficneed haadi ahanlaydh 1 month.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 39 Replies
- 2544 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 2 Replies
- 1039 Views
-
Last post by afisoone
-
- 14 Replies
- 6892 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 22 Replies
- 1114 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 7 Replies
- 583 Views
-
Last post by Jamac_Yare
-
- 2 Replies
- 730 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 424 Views
-
Last post by XKeyse_
-
- 0 Replies
- 324 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH