Babygirl- wrote:Adaa Slave iyo Midgaan baa ahaa Gajayahay Yibirta ah.
Peace & Buhodle Meeye horta? xolahaan yana qabsada we don't like to visit the Somaliland section plz xolahaan nakala ilaaliya..
The only xoolo is Garaadki Tumaaluhu dileen mag na la idiin siin wayeen eeh la idinku yidhi Darawishta dishay garaadkuna gaalo raac buu aha, i know it feels bad if your Former garaad was Murdered by what you hold high and your current garaad his grandson is in exile.

Toogtii horeetuu Isaaq, taw ka soo yidhiye
Tamaradii Ilaahay ka qaad, Timihi Daaroode
Arasame ma tooxsado fardaha, takhantakhoodiiye
Tafantoofe nimankii Nugaal, taysa ku lahaaye.
Maxamuud Garaad turunturruu, weli la tiicaaye
Barkadkii tumaadida caddaa, tuhunki waa beene
Teed laguma oga Bahararsamii, turuqa weynaaye
Garaadka ay tumaaluhu dileen, taawishaa qabane.
Tolkood nimanka iibsadey Ilaah, tacabki waa siinne
Tawstuna Cali Geri bay ku hadhi, taniyo xaataaye.
Talaatiinka Ramadaan ninkii, idin takliifaayey
Toobadda iyo Ash-haadada ninkii, idin taraarsiiyey



sorry gobolka sool is part of somaliland thats why we are here.


