Page 2 of 4
Re: SICIID SOO GAL
Posted: Wed May 05, 2010 4:44 pm
by Dhaga Bacayl
kaliil wrote:Tuulooyin idaraysku dego oo qof walba oo idarays ah yaqaano ayaan maalin hore u sheegay isaguna wuu garanwaayay meel ay ku yaalaan
I have no idea the names of the Tuulos my qabiil dwells. That doesn't make me sheekato....markaa saaxiib base your argument something else.
Siciid doesn't say anything negative about Somaliland, Isaaq or HY. What makes you suspicious of him? He embraces Somaliland and that is all that matters.
If anything adaa laga shakiyay

Re: SICIID SOO GAL
Posted: Thu May 06, 2010 2:13 am
by kaliil
Dhagabacaylow qof aan reerkooda waxba ka aqooni waa nacas iska nool uun oo xoolaha waxba dhaamin.Haddaad teenage ahaan lahayd kulama yaabeen laakiin nin weyn ayaad tahay.Kan Siciid la baxay waa sheegato oo 100% waan hubaa inaanu HY ahayn.Idaraysku sheeganayo iyo HY midna waxba kama yaqaano, xoogaa yar uu internetka kasoo baadho mooyaane. Magaca Siciid markuu wato wuxuu iska dhigaa inuu nin fiican yahay laakiin magacyo kaloo badan ayuu leeyahay. ASADJSL IYO ISMAIL_BOSS waa isla isaga. HY ayuu iska dhigaa markaasuu reeraha kale caayaan si dadka isugu diro.
Beenaale sheegato ah. topic ka hoose u fiirso oo dib u akhri. Xaaji waraabe oo weligii sawir laga qaadin ayuu been ka sheegay.Sawir nin ciyaala suuqa ayuu netka soo geliyey oo xaaji waraabe ku sheegay.markii x.playa beenta ku qabtay e u sheegay inaan xaaji waraabe weligii sawir laga qaadin ayuu baxsaday.Anoo dhawr bilood ninka aad uga shakisanaa oo islahaa weli u kaadi inta wax cad lagu helayo ayuu isagi is kashifay.
viewtopic.php?f=245&t=245651
Re: SICIID SOO GAL
Posted: Thu May 06, 2010 3:43 am
by Siciid85
Kaliil, oo waad isku dhex yacday ba your now accusing me of being the two other said members, dude this is the internet and i don't need to proof anybody to my sub clan or anything, now go take a hike, Somalistan and many other H.Y members know who i am that should be enough proof, laakinse ya adiga ku yaqana?
Re: SICIID SOO GAL
Posted: Thu May 06, 2010 3:54 am
by kaliil
Somalistan iyo cidkalena kuma taqaano. Intaad idarays sheegatay ayaanu iskakaa rumaysanay iyadoon baadhitaan lagugu samayn. haddaad idarays tahay sidaanad u aqoon dhulka idarays dego? information yar oo internetka ka baadhay mooyaane idarayskaad sheegayso waxba kama taqaanid. idarays waxaad u dooratay waxaad is lahayd idarays somalinet cidi kama joogto oo lagu weydiinmaayo? teeda kale, intaad sawir fake ah netka soo gelisay maxaad u tidhi waa xaaji waraabe?ma nin HY ah ayaa xaaji waraabe ceebayn lahaa oo sawir nin cawaan ah leeyahay Xaajiga ku sheegi lahaa? waad fashilantaye meesha iskaga carar...ama iska qiro inaad Daarood ama wax kale tahay
Re: SICIID SOO GAL
Posted: Thu May 06, 2010 4:01 am
by Siciid85
OO haada ma waxad leedahay because tuulooyinka idarays deegaan baan ku sheeki wayey i am automatically sheegato, your theory doesn't make sense, and about that picture about Haji waraabe it's real nobody has proved if it's fake therefore it's real, if you can go proof it otherwise go ahead and find me any source that says it's fake, afaro aan ku qusayn ha so dheex-gaaliin wa iga talow, lastly i don't need to proof my sub clan to anybody marka take your bullshit and primitive backward reer miyi theory somewhere else. 
Re: SICIID SOO GAL
Posted: Thu May 06, 2010 4:10 am
by kaliil
.......
Re: SICIID SOO GAL
Posted: Thu May 06, 2010 4:18 am
by Siciid85
Xplayer, ma ninkagii ba? the irony you calling somebody naag, i asked you directly if you can't proof it's fake, find me the original source if not then shut up, go do your own research laxyahay and you said you never seen me defending Habr yunis or cidagale? go and research in the past topics matter infact go the SPG i forgot your not a member there but a sheegato
.
Re: SICIID SOO GAL
Posted: Thu May 06, 2010 4:28 am
by kaliil
anigu suaal baan ku weydiiyee ii calaacal kuma odhan. anigu buugaa ma akhriyin laakiin waan soo raadin oo waan akhriyi. X.playa ayaa akhriyay oo markuu beenta kugu qabtaye kuu sheegay inaanu buugaasi sawir lahayn ayaad aamustay oo baxsatay? waxaad ii sheegtaa buuga pageka uu kaga jiro sawirkaasi haddaad run sheegayso. Anaa libraryga ka doonan buugaa.topic ka hoose maxaad uga baxsatay markii beenta lagugu qabtay. Ciidagale iyo Habar Yoonis wax aad ka taqaano iyo mar aad difaacdat midna ma jirto.SPG adiga iyo ciyaal sheegooyin ah ayaa ku jira oo aniga ayaan rabinba. Teeda kale meesha wax aad isugu sheegtaan baa iskaba yar. Ado Daarood ah maxaad ii sheegi?
viewtopic.php?f=245&t=245651&start=15
Re: SICIID SOO GAL
Posted: Thu May 06, 2010 11:37 am
by Dhaga Bacayl
kaliil wrote:Dhagabacaylow qof aan reerkooda waxba ka aqooni waa nacas iska nool uun oo xoolaha waxba dhaamin.Haddaad teenage ahaan lahayd kulama yaabeen laakiin nin weyn ayaad tahay.Kan Siciid la baxay waa sheegato oo 100% waan hubaa inaanu HY ahayn.Idaraysku sheeganayo iyo HY midna waxba kama yaqaano, xoogaa yar uu internetka kasoo baadho mooyaane. Magaca Siciid markuu wato wuxuu iska dhigaa inuu nin fiican yahay laakiin magacyo kaloo badan ayuu leeyahay. ASADJSL IYO ISMAIL_BOSS waa isla isaga. HY ayuu iska dhigaa markaasuu reeraha kale caayaan si dadka isugu diro.
Beenaale sheegato ah. topic ka hoose u fiirso oo dib u akhri. Xaaji waraabe oo weligii sawir laga qaadin ayuu been ka sheegay.Sawir nin ciyaala suuqa ayuu netka soo geliyey oo xaaji waraabe ku sheegay.markii x.playa beenta ku qabtay e u sheegay inaan xaaji waraabe weligii sawir laga qaadin ayuu baxsaday.Anoo dhawr bilood ninka aad uga shakisanaa oo islahaa weli u kaadi inta wax cad lagu helayo ayuu isagi is kashifay.
viewtopic.php?f=245&t=245651
Dee adeer anigu xoolo dhaqato ma ihi ee ha qasbin.
Anigu nin reer Hargeisa ah baan ahay. Hargeisa is my city and my tuulo.

Re: SICIID SOO GAL
Posted: Thu May 06, 2010 11:44 am
by kaliil
Dhaga Bacayl wrote:[
Dee adeer anigu xoolo dhaqato ma ihi ee ha qasbin.
Anigu nin reer Hargeisa ah baan ahay. Hargeisa is my city and my tuulo.

reer Hargeysa ahow laakiin reerkiinu(jilibkiinu) xaguu degaa?Reer Hargeysa ahow laakiin Hargeysa cid walba ayaa degta. Reer walba deegaankuu asalkiisa kasoo jeedo ayaa lagu yaqaanaa oo markuu sheego deegaanadooda ayaa la garanaya ciday yihiin iyadoon isaga la weydiinba ciduu yahay. Hargeysa intay si fiican u camirantay oo magaalo noqotay 60 sano kama badna markaa intaa ka hor reerkiinu ma cirkuu degi jiray? miyaydaan deegaano lahayn?
Re: SICIID SOO GAL
Posted: Thu May 06, 2010 12:43 pm
by Dhaga Bacayl
Hargeisa and its surroundings.

That is where I'm from.
Re: SICIID SOO GAL
Posted: Thu May 06, 2010 12:50 pm
by kaliil
Dhagabacayl adigu cidaad tahay waan garanayaa. Waxaan u dan leeyahay sheegatada Siciid.
Re: SICIID SOO GAL
Posted: Thu May 06, 2010 1:46 pm
by Dhaga Bacayl
kaliil wrote:Dhagabacayl adigu cidaad tahay waan garanayaa. Waxaan u dan leeyahay sheegatada Siciid.
Cool
Siciid,
Waxaa lagu yidhi isa soo sax.

Re: SICIID SOO GAL
Posted: Thu May 06, 2010 1:53 pm
by Siciid85
Dhagabacayl, This reer miyi moron can wait till judgement day for his question to be answered aniga daadka siida edebta daran daadka wax uu waydiiya uma jawaabo, asaga uun ba iis xiijinaya.

Re: SICIID SOO GAL
Posted: Thu May 06, 2010 2:01 pm
by Mr_Alfaas
waar wax aad socotaan ma sheegato ayad dhaafi la'a dihiin..............................
