Page 2 of 4
Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga
Posted: Mon May 10, 2010 10:44 am
by qoraxeey

walle all the depression people are in here
walaaloyaal .. if have to do something your self sometimes .. i cant sit back and think others will do a change for U
what can i do for somalia
and not -> what can somalia do for me

Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga
Posted: Mon May 10, 2010 10:48 am
by siren
God bless Somalia...

Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga
Posted: Mon May 10, 2010 10:51 am
by qoraxeey
Amiin
abaayo Siren thats the spirit

Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga
Posted: Mon May 10, 2010 10:52 am
by BlackVelvet
Qoraxeey what can you do for Somalia? Su'aal aan wax badan is weydiiye weyaan marka nosheeg please
Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga
Posted: Mon May 10, 2010 10:57 am
by qoraxeey
send money
no , but honestly after my university graduation im planning on going over there and see what i can help out with

Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga
Posted: Mon May 10, 2010 11:44 am
by kambuli
Qorraxay,
Haddii lagaa maqalo Somaliweyn

ama

waxaad ku sifoobeysaa " Hypocrite"...according to some group in this forum...
Haddii lagaa maqlo Somaliweyn

...Waa shan sano oo xadhig ah..ama dil toogasho ah..
So waa inaad ka carartaa wixii Somaliweyn sheegta...ama u eg...
Cid kale iska daayoo, sakhraankiina waad arkaysey

Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga
Posted: Mon May 10, 2010 12:18 pm
by SummerRain
It is ironic that the topic maker would be one to make a topic about love for Somalia and Somalis.
Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga
Posted: Mon May 10, 2010 12:24 pm
by qoraxeey
kambuli wrote:Qorraxay,
Haddii lagaa maqalo Somaliweyn

ama

waxaad ku sifoobeysaa " Hypocrite"...according to some group in this forum...
Haddii lagaa maqlo Somaliweyn

...Waa shan sano oo xadhig ah..ama dil toogasho ah..
So waa inaad ka carartaa wixii Somaliweyn sheegta...ama u eg...
Cid kale iska daayoo, sakhraankiina waad arkaysey 
hahah

lool ma argtay .. wuxu got issues
btw dadkaan waxey rabaan iney nijada dadka kale ka dilaan
aniga almiinoo raajo baan weli qaba

Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga
Posted: Mon May 10, 2010 12:25 pm
by qoraxeey
Ismahan123 wrote:It is ironic that the topic maker would be one to make a topic about love for Somalia and Somalis.
maxa ka wada

Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga
Posted: Mon May 10, 2010 12:30 pm
by SummerRain
Sending money will not help in the advancement of our people, if anything it have contributed in prolonging the destruction and choas of our country. If you are sincere about aiding Somalia and it's people at any capacity , you should start within yourself and change your tribal mindset and learn to be neutral. Can that be done as a Somali? Be neutral? Clan free?.... Yes.
1st stop:
Stay away from the old hag who calls herself: The old toothless faqash lady.

Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga
Posted: Mon May 10, 2010 12:36 pm
by qoraxeey
i dont have a tribal mindset huuno
Kambuli

is like a sister

one of the most wadani people here

Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga
Posted: Mon May 10, 2010 12:37 pm
by siren
kambuli wrote:Qorraxay,
Haddii lagaa maqalo Somaliweyn

ama

waxaad ku sifoobeysaa " Hypocrite"...according to some group in this forum...
Haddii lagaa maqlo Somaliweyn

...Waa shan sano oo xadhig ah..ama dil toogasho ah..
So waa inaad ka carartaa wixii Somaliweyn sheegta...ama u eg...
Cid kale iska daayoo, sakhraankiina waad arkaysey


Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga
Posted: Mon May 10, 2010 12:41 pm
by SummerRain
awww how cute...

If you say so.
Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga
Posted: Mon May 10, 2010 12:41 pm
by kambuli
Habartii guumeysta ahayd ee soo diiratay dalkii hooyo ee ahayd mooryaanta Mukulaasha Madow ee Somaali sidaa u gashay tolow maxaa soo geliyey threadkan?
Tolow ma inay meesha bililiqo taal ayey moodey? Uskag Fowqal Uskag
Kelbadda hala weydiiyo dalkii Somaaliya la odhan
jirey...
Inleyn Yey is alway Yey eh...Hadday marba magac soo beddelan...UF
Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga
Posted: Mon May 10, 2010 12:44 pm
by SummerRain