Teeri step up in here
Re: Teeri step up in here
Thanks faraax, i will add you on msn soon, thanks.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Teeri step up in here
Santaag laguma wada joogi karo, sabada Ciideede
Sanahaabadaa nala kacliyo, seefta dhiigga lehe
Dadkuna waxay na saacidi markaan, galino soodhkiiye
Soomaali maa loo waramo, Siiyahay magane
Sanahaabadaa nala kacliyo, seefta dhiigga lehe
Dadkuna waxay na saacidi markaan, galino soodhkiiye
Soomaali maa loo waramo, Siiyahay magane
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Teeri step up in here
Ugaasoow toban xaaloo
Ta’da looxa ku taalloon
Laga toosi karaynin
Bal ma kuu tiriyaa
Tawfiiq Ciise-madoobiyo
Talyankii Faranjaa leh
Teendho reer Berberaad iyo
Turkigii xukumaa leh
Tuhun shuunka Axmaariyo
Nin la soo tashadaa leh
Talo waa Boqor baa leh
Asagoo malab tuukhsan buu
Macaluul mid la taagan
Tiigsin dheer la dhacaa
Kolkaasuu turtuqaa
Nin maroodi taxaabay
Oo abees tunka saartay
Inuu aayar taxaasho
Taana wayna ahaanin
Torog dheer ninka fuulayee
Laba tiirri afeystay
Oo tuur bannaan cido geystay
Oo timaha Reer Dalal sheegtay
Isla taakulin mooyeen
Anaa kuu talinaaya
Taana wayna ahaanin
Tolkii aynu naqaannay
Ogaadeen taladiisa
Taan idhaahdo uun mooyeen
Tu kaleeto ma joogto
Taana wayna ahaanin
Ta’da looxa ku taalloon
Laga toosi karaynin
Bal ma kuu tiriyaa
Tawfiiq Ciise-madoobiyo
Talyankii Faranjaa leh
Teendho reer Berberaad iyo
Turkigii xukumaa leh
Tuhun shuunka Axmaariyo
Nin la soo tashadaa leh
Talo waa Boqor baa leh
Asagoo malab tuukhsan buu
Macaluul mid la taagan
Tiigsin dheer la dhacaa
Kolkaasuu turtuqaa
Nin maroodi taxaabay
Oo abees tunka saartay
Inuu aayar taxaasho
Taana wayna ahaanin
Torog dheer ninka fuulayee
Laba tiirri afeystay
Oo tuur bannaan cido geystay
Oo timaha Reer Dalal sheegtay
Isla taakulin mooyeen
Anaa kuu talinaaya
Taana wayna ahaanin
Tolkii aynu naqaannay
Ogaadeen taladiisa
Taan idhaahdo uun mooyeen
Tu kaleeto ma joogto
Taana wayna ahaanin
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Teeri step up in here
Teeri
Reer khalaf xirsibaan ahay mana garanayo reer xaji warfaa kaa yelimaayo
Reer khalaf xirsibaan ahay mana garanayo reer xaji warfaa kaa yelimaayo
Re: Teeri step up in here
by ina aadan » Sun May 23, 2010 8:56 pm
Teeri
Reer khalaf xirsibaan ahay mana garanayo reer xaji warfaa kaa yelimaayo
reer khalaf hirsi baad tahay?? koomafaahmin hunnoo? i think maybe Queen meant reer haji warfa, a jilib or reer warfa ah.
Teeri
Reer khalaf xirsibaan ahay mana garanayo reer xaji warfaa kaa yelimaayo
reer khalaf hirsi baad tahay?? koomafaahmin hunnoo? i think maybe Queen meant reer haji warfa, a jilib or reer warfa ah.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Teeri step up in here
It is a family name, not the clan nameTeeri wrote:by ina aadan » Sun May 23, 2010 8:56 pm
Teeri
Reer khalaf xirsibaan ahay mana garanayo reer xaji warfaa kaa yelimaayo
reer khalaf hirsi baad tahay?? koomafaahmin hunnoo? i think maybe Queen meant reer haji warfa, a jilib or reer warfa ah.
ma fahantay
Re: Teeri step up in here
ok, wanku faahmay ugas.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
-
- SomaliNetizen
- Posts: 428
- Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
- Location: Awaare
Re: Teeri step up in here
Guraase nin rageed buu ahaa, si fiican buu uwaaniyay Ugaas Xaashi... Silsiladaas Gubba,waa cajiib.
-
- Posts: 89
- Joined: Tue Sep 01, 2009 4:26 am
- Location: USA
Re: Teeri step up in here
Guraasi xaaji ali was my abtiFaarax-Caytame wrote:Guraase nin rageed buu ahaa, si fiican buu uwaaniyay Ugaas Xaashi... Silsiladaas Gubba,waa cajiib.
Aidid guraase xaaji ali....
But bro kaah express is own by reer xaaji warfaa soo ma ahaan?
And those two guys who got kill in mn few months bak...
- Hard-Rock
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1419
- Joined: Sat Nov 18, 2006 8:16 pm
- Location: Azania state of Somalia
Re: Teeri step up in here
Ugaas Faarax, you correct in all but I will add this:Faarax-Caytame wrote:Inta Ugaas Warfaa iyo Ogaadeen udhaxeysa yaan Afar Nin kaaga sixi.. Kow Hassan-Dheere Waa Ina Khalaf, oo Laba jeer buu khalafku soo noqdaa, Khalaf Hassan-Dheere Khalaf.. weeye.
Ta Labaad, Maxamed-Zubeyr hal nin ma wada ahee oo jumlad ah watee, waa Labo nin oo is dhalay.. Maxamed Subeer weeye.. oo Cowlyahan waa adeerkeen, Hadaan ilmo Maxamed nahay.
Baahale ina Muuse Ma,ahee, waa Ina Siciid, Siciid Baahale, Baahale Muuse. waa meesha Aan Habar-Racad isugu nimaadno iyo Samawade oo Tolomoge dhalay
Ta Sadexdaad.. TagaalWaaq iyo MiyirWalaal Nin baa udhaxeya la yidhaah Jante.
Ugaas Warfaa
Ugaas Xirsi
Ugaas Khalaf
Hassan (Dheere)
Khalaf
Yusuf (Guun)
Maxaad (Roob)
Cabdulle
Muuse
Maxamed (
Subeer
Baahale
Siciid
Muuse
Yuusuf
Tagaalwaaq (Kaante)
Jante
Miyirwal
Barwaaq
Cabdiraxmaan (Oga
Ugaas Warfaa
Ugaas Xirsi
Ugaas Khalaf Madoobe
Hassan (Dheere)
Khalaf Guun
Yusuf
Maxaad (Roob)
Cabdulle
The way to differentiate the two Khalafs was through their nick names, one is madobe and the other is Guun, this Teeri character copied from online which is not correct and it says Yusuf's nick was Guun which is not correct.
Also Tolomoge is not ina muse but ina Siciid:
This is how it is & I will start from the top:
Yusuf had three sons:
Muuse Yusuf, Abreer Yusuf & finally Caamir Yusuf(this is Sheikh HyberActive's lineage).
Then Muse had four sons:
Siciid Muse, Malonko Muse, Dhagaburo Muse & Habaracad Muse.
Siciid had two sons:
Bahale Siciid & Tolomoge Siciid
So that is where they meet, it is why you hear when old ladies see something that surprises them they go, 'Baahale iyo Tolomogow!'

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Teeri step up in here
Teeri maad aragtay Gabo-Gabo, Laanjaleelo, Ceel Xaar iyo Marsin
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 1065 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 2 Replies
- 681 Views
-
Last post by Xamuud
-
- 25 Replies
- 1943 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 1 Replies
- 939 Views
-
Last post by black velvet
-
- 11 Replies
- 4508 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 64 Replies
- 5431 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 2 Replies
- 739 Views
-
Last post by avowedly-agnostic
-
- 16 Replies
- 152 Views
-
Last post by galia
-
- 10 Replies
- 968 Views
-
Last post by LeJusticier