Page 2 of 4

Re: lool puntland tells buhoodle shacab to surrender

Posted: Sat May 22, 2010 12:37 pm
by gemini07
It's clear that the Puntland admin has failed the people of SSC. :down:
That doesn't mean that the treasonous act your filthy seccionist state has committed will be brushed under the carpet. Dadka SSC iyo Puntland waa dad wada dhashay oo midnimada Somalia la weeyntahay ,waana idin tashandoona ,idinka iyo amxaarta aad wadatiin ,ilaahay idinkiis! :som:

Re: lool puntland tells buhoodle shacab to surrender

Posted: Sat May 22, 2010 12:40 pm
by Siciid85
The_Emperior5 wrote:Puntland parliamenterian claims The soldiers were not Ethiopian wa sidu isagu hadalka u dhigay,
walahi meesha wala isku washay

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Puntland oo Ka Hadlay dagaalkii Buuhoodle
May 22, 2010

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo lagu magacaabo Bashiir Cabdicasiis Cumar(liilan) ayaa maanta Shir Jiraa’id ku qabtay xarunta Baarlamaanka kaga hadlay dagaalkii maalintii shalay ka dhacay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Ceyn.

Xildhibaanka ayaa sheegay inuu si aad ah uga xunyihiin dhibaatooyinka ka dhacay magaalada Buuhoodle taas oo ay ka dambeeyeen siduu sheegay maamulka Somaliland oo u sheegay in ay kasoo duuleen halka la yiraahdo Daroor isagoo sheegay in ay jawaab ku sugayaan Dowladda Itoobiya.

Wuxuu sidoo kale sheegay in xasuuqa lagu sameeyay dadka shacabka ah ee degmada Buuhoodle ay isaga kaashadeen maamulka Somaliland iyo maamulka Daroor,siduu hadalka u dhigay.

Xildhibaan Bashiir ayaa xusay in maamulka Somaliland ay joojiyaan sanaadiiqda ay ku wadaan suuqa hadii aysan joojina ay suuqa ay is arkayaan taasina meesha ay ku danbaynayso ay og yihiin maamulka Somaliland.

Xildhibaanka ayaa ugu danbayntii ku baaqay in maamulka Somaliland uusan khal khal galin Amniga ka dhexjira deegaanada Soomaaliya ka xasiloonaa hadii ay sii wadan ay nabada hada lagu wada noolyahay ay meesha ka baxayso.

Waa markii ugu horeysay Mudane ka tirsan Baarlamaanka Puntland uu ka hadlo dagaalkii shalay ka dhacay degmada Buuhoodle ee u dhaxeeyey Ciidamo Itoobiyaan ah iyo dadka degaanka.

Dagaalka ayaa waxaa ku dhintey inka badan 10-qof oo rayid ah,wuxuuna dhaawaca kor u dhaafaya 33-qof.

Maxamed Siciid Yuusuf
Wakiilka Horseed Media
Garoowe,Puntland

Since when did daroor became a mamuul and a separate state, planders are confused.
:lol:

Re: lool puntland tells buhoodle shacab to surrender

Posted: Sat May 22, 2010 12:43 pm
by gemini07
Barito idinkoo ooyiya baa idin arkidoona. :lol:
Habraha iidoor ,Amxaarta ,Faroole iyo Ina Cali Shire isku meel baad uu socotiin :som:

Re: lool puntland tells buhoodle shacab to surrender

Posted: Sat May 22, 2010 2:30 pm
by gemini07
Puntland Iyo Somaliland Oo Isku Horfadhiya Widh-Widh

May 22, 2010 Gudoomiyaha degmada Widh-Widh ee gobolka Ceyn ee maamulka Puntland Aadan Xirsi Dhabarlow oo u waramaayay Horseed Media ayaa sheegay in Ciidamo ka kala tirsan Puntland oo kaashanaaya Ciidamada SSC iyo Somaliland ay isku hor fadhiyaan degmada Widh Widh.

Dhegayso Guddoomiyaha Widhwidh Adan Dhabarlow

Waxaa uu intaasi ku daray in Ciidamada Puntland ay gudaha u galeen degmada Widh Widh isla markaasina ay Ciidamada Somaliland ku suganyihiin agagaarka degmadaasi.

Mudane Aadan Xirsi ayaa sheegay in ay suurtogal tahay in waqti kasta ay isku dhacaan ciidamadaasi isagoo hoosta ka xariiqay in saacadaha soo socda ay war kasoo saari doonaan xaalada degmada Widh Widh.

”Labo gaari oo ay wateen Ciidamada Somaliland oo ka yimi degaanka Bali halac ayay gubeen Ciidamada Puntland”,ayuu yiri isagoo intaa ku daray in khasaaro dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashey gawaaridaasi oo ay dib u qaateen maamulka Somaliland.
Shalay ayay ahayd markii Ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland ay galeen degmada Widh Widh,waxaana aan jirin wax isku dhac ah oo halkaas ka dhacay.

Horseed Media

--------------------------------------------------

:som: Kuligiin waad gubandoontiin. :som:

Re: lool puntland tells buhoodle shacab to surrender

Posted: Sat May 22, 2010 2:32 pm
by Khalid Ali
gemini07 wrote:Puntland Iyo Somaliland Oo Isku Horfadhiya Widh-Widh

So puntland was involved thats very good news Thank you Gemini. Ina cambaashe and Ina caydiid dha dhable will not hesitate to join the fight against Majeertenia :up: :D

Re: lool puntland tells buhoodle shacab to surrender

Posted: Sat May 22, 2010 2:37 pm
by gemini07
One Daraawiish town has scared Somali-diid witless ,i can't wait to see what a united SSC-Puntland army will do to your little state.Gurmad baa soo socda ,ee is diyaariya :som: :up:

Re: lool puntland tells buhoodle shacab to surrender

Posted: Sat May 22, 2010 2:39 pm
by Khalid Ali
gemini07 wrote:One Daraawiish town has scared Somali-diid witless ,i can't wait to see what a united SSC-Puntland army will do to your little state.Gurmad baa soo socda ,ee is diyaariya :som: :up:
:lol: :lol: Widh widh is a tuulo it has 100 people living there the somaliland army is strong No puntland troops allied to xaglajiifye can Stop them :up:

Re: lool puntland tells buhoodle shacab to surrender

Posted: Sat May 22, 2010 2:42 pm
by Siciid85
Breakingnews

War Deg-Deg ah: Ciidanka Liyuu Booliska oo Qudha ka Jaray 50meeyo Nabad-diidka deegaanka Buhoodle ka Tirsanaa

Degaxbuur (Kilil) War degdeg ah oo haatan uu na soo gaadhsiiyay Wariyaha Shabakada Kilil ee Gobolka Degaxbuur ayaa sheegaya in Ciidanka Liyuu Booliska ay Agagaarka buhoodle ku dileen 50 ka mid ah nabad-diidka Ubo.

Warku waxaa uu intaa ku darayaa in Shaalaqa Regimentiga 7aad Shaalaqe Yuusuf Yare (Way Dhalaali) oo wata ciidanka Liyuu Booliska uu agagaarka Buhoodle ku weeraray nabad-diidka deegaanka Buhoodle halkaas oo kaga dilay 50, isagoo ka furtay hub aad u fara badan.

Sidoo kale, waxay wararku intaa ku darayaan in Shaalaqe Way Dhalaali uu nolol ku qabtay 14 ka mid ahaa nabad-diidka ubo oo qaarkood ay dhaawac yihiin.

Wixii warar ah ee ka soo kordha dib ayaanu idiinka soo sheegi doonaaa.

Kilil

Re: lool puntland tells buhoodle shacab to surrender

Posted: Sat May 22, 2010 2:44 pm
by gemini07
^

Xaqdarro umad wada ,marna ma guuleeysan doonaan. I just hope habraha wuqooyi are mentally prepared to lose more than their phantom "control "over SSC.Qeeylo,oohin and 2 decades of chest- slapping baa soo socda :).

Re: lool puntland tells buhoodle shacab to surrender

Posted: Sat May 22, 2010 2:48 pm
by Khalid Ali
gemini07 wrote:^

Xaqdarro umad wada ,marna ma guuleeysan doonaan. I just hope habraha wuqooyi are mentally prepared to lose more than their phantom "control "over SSC.Qeeylo,oohin and 2 decades of chest- slapping baa soo socda :)

hadal looma baahna ficil ba loo bahanyahay Laakin its good that Puntland is involved :up:

Re: lool puntland tells buhoodle shacab to surrender

Posted: Sat May 22, 2010 2:49 pm
by gemini07
khalid ali wrote:
hadal looma baahna ficil ba loo bahanyahay Laakin its good that Puntland is involved :up:

I can already predict what the next cuqad symbolising statue in Hargeisa will look like - a blue and white Darwiish foot standing on the heads of 3 habro. :lol:

Re: lool puntland tells buhoodle shacab to surrender

Posted: Sat May 22, 2010 2:50 pm
by Siciid85
Gemeni,

The Ethiopian border patrols routinely stop all vehicles entering their country in this case they stopped the vehicles coming from and through to buhoodle to see if it contained illegal weapons and to be point out most buhoodle cars are biila sharci daaro, when the ethiopia border patrol soldiers were inspecting the cars for several days then the impatient miltias of buhoodle fired shots on the patrols, which the border patrol troops attacked them and pushed them back to the center of buhoodle town where mainly buhoodle native casualities happened so you see it's their fault, ayaga xaaq daran they fire the first shots and they got invaded.

Re: lool puntland tells buhoodle shacab to surrender

Posted: Sat May 22, 2010 2:56 pm
by Khalid Ali
gemini07 wrote:
khalid ali wrote:
hadal looma baahna ficil ba loo bahanyahay Laakin its good that Puntland is involved :up:

I can already predict what the next cuqad symbolising statue in Hargeisa will look like - a blue and white Darwiish foot standing on the heads of 3 habro. :lol:
Somaliland is here to stay And all those who are against Somaliland will be delt with , i cant wait tilll tommorow.
u are talking about darwiish foot , we will paint the destroyed forts of taleex Green white red and :clap:

Re: lool puntland tells buhoodle shacab to surrender

Posted: Sat May 22, 2010 5:56 pm
by udun
Two Self-hating Soomaalidiid bit the dust today and most of their troops were kicked out of Widhwqidh. Once again mujaahid commander Keyse Cabdi has done it again, send self-hating Soomaalidiid to hell. Most of the Soomaalidiid frontline troops were crushed.

The war of attrition against self-hating Soomaalida Midnimada Neceb (SNM) has begun. Victory will inshallah belong to the Dhulbahante resistance and its historic struggle to safeguard the dignity and unity of the Somali Republic and its steadfastness to ensure all secessionist troops are driving out of Dhulbahante territories.

Re: lool puntland tells buhoodle shacab to surrender

Posted: Sat May 22, 2010 6:20 pm
by original dervish
INSHA`LLAH! AMIN! :som: :up: :sland: :down: