I agree BIG UP to UCID , reer wajaale , reer Arabsiyo , reer Gabiley , reer Oodweyne bay yidhahdan iyagu , not this kind of qabyaalad
UCID




Moderator: Moderators
SahanGalbeed wrote:Waa iska caadi , waddanada kale gobol gobol iyo province bay ku faanaan , inaga reer hebel iyo reer hebel baa inoo noqotay siyaasad . Wayna ka bixi doona insha Allah .
SahanGalbeed wrote:Wallahi shiinuhu Kulmiye iyo UCID ayuu isku kala qaybiyay , cadho ayaa inaga haysa UDUB inaga , dib dambe u ma maqli karayno kuwaas![]()
War waa iska beentay , war ma aniga u haya
SahanGalbeed wrote:Inadeer anigu ma garanayo wallahi , sghaqsiyan waxan jecla in dhowrki sanno ba hogaanka xisbi cusub ina loogu dhiibo si ay dadku siyaasada ugu bislaadan e , sidey noqoto ba raali baan ka ahay anigu
Mar haddu shaqsi waliba codkiisa dhiibanayo , mabsuud baan ka ahay !
SahanDhaga Bacayl wrote:SahanGalbeed wrote:Inadeer anigu ma garanayo wallahi , sghaqsiyan waxan jecla in dhowrki sanno ba hogaanka xisbi cusub ina loogu dhiibo si ay dadku siyaasada ugu bislaadan e , sidey noqoto ba raali baan ka ahay anigu
Mar haddu shaqsi waliba codkiisa dhiibanayo , mabsuud baan ka ahay !
That is the bottom line. One man, one vote!