Page 2 of 2

Re: Beesha Makaahiil (Sacad Muuse) Oo Ku Biiray Xisbiga Kulm

Posted: Fri Jun 04, 2010 1:27 pm
by SahanGalbeed
Waa iska caadi , waddanada kale gobol gobol iyo province bay ku faanaan , inaga reer hebel iyo reer hebel baa inoo noqotay siyaasad . Waynu ka bixi doona insha Allah , inkasto oo ay foolxumo tahay .
I agree BIG UP to UCID , reer wajaale , reer Arabsiyo , reer Gabiley , reer Oodweyne bay yidhahdan iyagu , not this kind of qabyaalad

UCID :up: :up: :up: :sland:

Re: Beesha Makaahiil (Sacad Muuse) Oo Ku Biiray Xisbiga Kulm

Posted: Fri Jun 04, 2010 1:29 pm
by Dhaga Bacayl
SahanGalbeed wrote:Waa iska caadi , waddanada kale gobol gobol iyo province bay ku faanaan , inaga reer hebel iyo reer hebel baa inoo noqotay siyaasad . Wayna ka bixi doona insha Allah .

Sanadkan Chinese ku yay raacayaan...inaadeer? :lol:

Re: Beesha Makaahiil (Sacad Muuse) Oo Ku Biiray Xisbiga Kulm

Posted: Fri Jun 04, 2010 1:31 pm
by SahanGalbeed
Wallahi shiinuhu Kulmiye iyo UCID ayuu isku kala qaybiyay , cadho ayaa inaga haysa UDUB inaga , dib dambe u ma maqli karayno kuwaas :lol:
War waa iska beentay , war ma aniga u haya.
Qodaalku waa dad iska soodhowansho wacan , kolba kii uga taga galbeed bay soo dhowaystaan , maalinta "election" ka se , waxay ugu ridi doonaan Ilaah ba og :mrgreen:

Re: Beesha Makaahiil (Sacad Muuse) Oo Ku Biiray Xisbiga Kulm

Posted: Fri Jun 04, 2010 1:32 pm
by Dhaga Bacayl
SahanGalbeed wrote:Wallahi shiinuhu Kulmiye iyo UCID ayuu isku kala qaybiyay , cadho ayaa inaga haysa UDUB inaga , dib dambe u ma maqli karayno kuwaas :lol:
War waa iska beentay , war ma aniga u haya

According to Ahmed Yusuf Ducaale, we're back to UDUB. bal ka sheekee arintaa.... :lol:

Re: Beesha Makaahiil (Sacad Muuse) Oo Ku Biiray Xisbiga Kulm

Posted: Fri Jun 04, 2010 1:33 pm
by SahanGalbeed
Inadeer anigu ma garanayo wallahi , sghaqsiyan waxan jecla in dhowrki sanno ba hogaanka xisbi cusub ina loogu dhiibo si ay dadku siyaasada ugu bislaadan e , sidey noqoto ba raali baan ka ahay anigu :sland:
Mar haddu shaqsi waliba codkiisa dhiibanayo , mabsuud baan ka ahay !

Re: Beesha Makaahiil (Sacad Muuse) Oo Ku Biiray Xisbiga Kulm

Posted: Fri Jun 04, 2010 1:38 pm
by Dhaga Bacayl
SahanGalbeed wrote:Inadeer anigu ma garanayo wallahi , sghaqsiyan waxan jecla in dhowrki sanno ba hogaanka xisbi cusub ina loogu dhiibo si ay dadku siyaasada ugu bislaadan e , sidey noqoto ba raali baan ka ahay anigu :sland:
Mar haddu shaqsi waliba codkiisa dhiibanayo , mabsuud baan ka ahay !

That is the bottom line. One man, one vote!

Re: Beesha Makaahiil (Sacad Muuse) Oo Ku Biiray Xisbiga Kulm

Posted: Sat Jun 05, 2010 9:18 pm
by Goljano Lion
Dhaga Bacayl wrote:
SahanGalbeed wrote:Inadeer anigu ma garanayo wallahi , sghaqsiyan waxan jecla in dhowrki sanno ba hogaanka xisbi cusub ina loogu dhiibo si ay dadku siyaasada ugu bislaadan e , sidey noqoto ba raali baan ka ahay anigu :sland:
Mar haddu shaqsi waliba codkiisa dhiibanayo , mabsuud baan ka ahay !

That is the bottom line. One man, one vote!
Sahan

Beeshii Jabku yey ku biireen? :lol: