Page 2 of 2

Re: Somaliyey

Posted: Sun Jun 06, 2010 2:33 pm
by Ganjaweed
abdisamad3 wrote:
nomadicwarlord wrote:
SahanGalbeed wrote:War meeshu horta ku dayashada qudhadeedu waxay ku tusaysa sidey xaaladu tahay .Ilayn nin kaa saareya ayuun ba lagu dayda e ....waa haddaad aqli leedahay baan sheegaya :lol:
Anigu tan aan idin soo diray waa "invitation" weeye . Haddaad igu diidaan , dee aabihin ayuun baad wasaysaan ilaa yoom al qiyaama , ma wax kalaa jira :lol:

Marqaan time huh? :lol:
seems more like boos time.. :lol: :lol: :down:
Learn to spell, then make fun of people. Or are you too busy bootyclapping for shishkabaab in the comfort of your own home to pick up a dictionary? :arrow:

Image
Image

:lol: :down: Ilaaheyow imaginationka ha naga qaadin.

Re: Somaliyey

Posted: Sun Jun 06, 2010 4:44 pm
by GacanSareeye
Farxiya Fiska :rose:

Re: Somaliyey

Posted: Sun Jun 06, 2010 4:50 pm
by SahanGalbeed
War waa qoloma naagtasi ?

Re: Somaliyey

Posted: Sun Jun 06, 2010 4:53 pm
by GacanSareeye
waa cidiina baan jeclahay. waxu qurux badanaa miyeysan bini'aadam aheyn. she must be the best looking Somali singer now, plus we should have sent her to the beauty pageant not singing for a fake country.

Re: Somaliyey

Posted: Sun Jun 06, 2010 5:05 pm
by SahanGalbeed
Waan soo baadhaya arrinta :lol:

Re: Somaliyey

Posted: Sun Jun 06, 2010 5:09 pm
by Air Canada
Murusade

Re: Somaliyey

Posted: Sun Jun 06, 2010 5:10 pm
by GacanSareeye
Sahan, how do you know she is from Galgaduud? or Air Nacala, that she is murursade

Re: Somaliyey

Posted: Sun Jun 06, 2010 5:55 pm
by SahanGalbeed
Waan iska idhi uun , ma aqaan niyow, waa runta baan filaya waa reer somaliland