aar abti magaaladan dhinac kaga jiro...xita magacyadi ayan xasuusan waayey...aad ban ku salamaya seemeyer....seemeyer wrote:Where have you been then Alfas

Moderator: Moderators
aar abti magaaladan dhinac kaga jiro...xita magacyadi ayan xasuusan waayey...aad ban ku salamaya seemeyer....seemeyer wrote:Where have you been then Alfas
ehehehe aar abti maaha.....anu de hore uma xanaaqo,abti.....niyow bahalki aan kaaga sii dardaarmay ma iska daysey mise waad wada wali....The_Emperior5 wrote:aad baan ku salamay alfaas inadeer waxan is yidhi ninki so noqon wa ,, waxan is yidhi mala wuxu is yidhi koley meeshi la igu darii wa eeh an iska dhaqajiyo
anagana waa sidaa si le eg hadaanay kaba badneyn sxb.Dhaga Bacayl wrote:Mr. Alfaas,
geestayada waa nabad!
mahadsanid oday liqaaye....KULMIYE Forever..LiQaaye_TDH wrote:Alfaas MudANE SOO DHOWOOW...
Keyse inader aar fiicnaan laheyda taliban xagayaga soo gaadhan waanba ku biiri lahaaye....xagan xita qaar suldaanka guud ka shaki badan ba jooga.Keyse_0208 wrote:Mr al Faas salaan sare brother, how's life in pakistan, talibankii wali meydin soo gaadheen dhinacaaga :lo
aad ayaan kaa gudoomay inader.Siciid85 wrote:salaanta wa laga qaday inadeer.