Page 2 of 2

Re: Gabiley and kulmiye wa labba mataano

Posted: Tue Jun 15, 2010 2:29 pm
by Keyse_0208
SahanGalbeed wrote:War kulmiye dan la sheego iska ga carara Keysow , wixii lagu tuhunsana baa ku cadaaday :lol:
:lol: iskaga carar, aniga personally my qurbo joog vote :lol: is based on the achievements and credentials of the 3 Faaraxs who are running for this seat, that's why I'm going with siilaanyo based on his historical merits and seems to me most qualified. I just don't like odayaashan inta maalinba meel qado yar loogu kariyo oo inta few bottles of fanta la hor dhigo la siisanayo. Which is giving out a wrong picture as a whole, markaana raba iney dadku talaabadooda ku daba xidhaan :lol:

But that's just my view.

Re: Gabiley and kulmiye wa labba mataano

Posted: Tue Jun 15, 2010 3:28 pm
by hargaysaay
oo emperor maad yara bukootay markii ucid hilaacday. waa cajiib waxaan maqli jiray dad bay meeli buktaa show ololahan ucid ba dad ba y wadna xanuun ku riday. adeer hadaan ucid taageero waa nin adeer ii ah laakiin adigu mee tolow miskinkii ina carte iyo xisbigiisii hormood :D :D :D