Page 2 of 2
Re: Breaking news 2 Udub ministers resign
Posted: Thu Jun 24, 2010 5:22 am
by LiQaaye_TDH
Dont forget this guy his anther heavyweight in UDUB: Cumar Jaamac-- his also Axmed Faarax

Re: Breaking news 2 Udub ministers resign
Posted: Thu Jun 24, 2010 5:37 am
by KingWaslawi
^^
Waaryaa Liqaaye sxb kani ma Habar Jeclaa? Walahi Habar yoonis baan moodi jiray!
Ma wasiirbaa? waxaan arkaa qarannews oo mar walba hadal haysa!
Waa kii maalintii sawirada kasoo qaaday ee yidhi guryo Kulmiye leeyahay ayaa la dhigay kaadh qaybintii!
Re: Breaking news 2 Udub ministers resign
Posted: Thu Jun 24, 2010 5:57 am
by LiQaaye_TDH
Northwind... Haa Inadr waa nin HJ weliba Axmed Faarax waxu ku yahay Axmed Faarax garan maayo, waxu yahay Xooghaya Siyaasada UDUB...