kaliil wrote:haye waa inoo balan. Midgaan sheego haddii kulmiye laga guulaysto. Somalinetna haka baxsanLiQaaye_TDH wrote:Haddi ay cidi Iga Leexisana Midgaan ayaan sheeganaya!!!!!!!kaliil wrote:
preliminary results show an UDUB return
Moderator: Moderators
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: preliminary results show an UDUB return
Re: preliminary results show an UDUB return
honestly some of the folks in this section are making some outrage statements and the end some of them will end up with an egg on their faces. lool
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: preliminary results show an UDUB return
kaliil wrote:Doorashadan laba qof ayaa xisbiyaday taageerayeen ku waashay oo marwalba serious ka ahayd. Yacni laban qof waxay la ahayd inay jannada gelayaan
haddii xisbigay taageeraan guulaystaan. Labadaa qof waa Liqaaye iyo Bohol iyo karaman.
Waa runtaa been ma'aad sheegin
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: preliminary results show an UDUB return
LiQaaye_TDH wrote:Kaliiil Waan isko Huba, inaan la iga waayeenkaliil wrote:Liqaaye hadda hadhow adoo ooyaya yaan lagu arkin marka la sheego inay udub ku guulaysatay.Ilaa iyo hadda Gebiley uun baa jirta meel la sheegayo inay kulmiye u codad batanyihiin![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
This Time Muraqayga ayaan Dul dhignay Haddi ay cidi Iga Leexisana Midgaan ayaan sheeganaya!!!!!!!
sxb nasabkaaga waa lama taabtaan ee doorashadan rag baa kuso baxaya ragna way ku hadhayaan ,
usbuuc ka yar baa inaga xiga resultka ee sabar aynu yeelano.
Kii kuso baxaaba wa somaliland guul.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 33 Replies
- 2953 Views
-
Last post by Timiro1999
-
- 0 Replies
- 386 Views
-
Last post by AGENT447
-
- 14 Replies
- 1512 Views
-
Last post by sahal80
-
- 9 Replies
- 951 Views
-
Last post by Kukri
-
- 14 Replies
- 1505 Views
-
Last post by HooBariiska
-
- 1 Replies
- 1527 Views
-
Last post by EmperorofEyl
-
- 2 Replies
- 594 Views
-
Last post by original dervish
-
- 8 Replies
- 901 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 20 Replies
- 4471 Views
-
Last post by peaceandwar
-
- 0 Replies
- 942 Views
-
Last post by JeyR