Page 2 of 2
Re: Hargeysa lagu kalaa bixi layahay
Posted: Sun Jun 27, 2010 10:59 am
by Mr_Alfaas
khalid ali wrote:horta mr alfaas ayuub iyo habaryoonis yaa baddan?

badnaanshiyo haday wax tarayso ogaden ba wax tari lahaa...
Habar yoonis ba badan sxb.
ayuubku way ku kala tafiiran yihin deegaanada oo meel kaliya umay bixin hadya u bixi lahayen sida arabka....iyagaaba siwacan u muuqna lahaa..

Re: Hargeysa lagu kalaa bixi layahay
Posted: Sun Jun 27, 2010 11:00 am
by Khalid Ali
Anigu waxan aminsanahay ayub ba baddan sabbab dee la isu ma tirin

Re: Hargeysa lagu kalaa bixi layahay
Posted: Sun Jun 27, 2010 11:01 am
by Mr_Alfaas
khalid ali wrote:Anigu waxan aminsanahay ayub ba baddan sabbab dee la isu ma tirin

suaasha mesha taala waxa weyi habar yonis iyo habar awal oo dhan yaa badan...

Re: Hargeysa lagu kalaa bixi layahay
Posted: Sun Jun 27, 2010 11:02 am
by Khalid Ali
Mr alfaas dee habarawa ma ciid ka baddan baad aragtay adigu
