Qof kale markaad wax ka sheegaysid inaad horta adigu ka quruxbadan tahay baad ina tusaysa insha Allah , haddi kale anagu waynu kugu celinayna nac-nacda ma'ogtahay ?
Kun jeer baan ku tusay , kolba waxaad tidhahda it is impossible you cannot be this cute , I refuse to believe it , malaha mid yemeni ah baad ka soo xaday picture-ka , blahblah
Beento waa xaaran.The only pic i ever seen is the one Cool p exposed in public...Markaad is xariifisay ee facebook sameysatey ...car hadaad nin tahey halkan soo dhex dhig