Page 2 of 3
Re: Naaso Hablood Mountains
Posted: Thu Jul 08, 2010 2:28 pm
by HELWAA
Cumar-Labasuul wrote:dooxa hargeysa ama dooxa arabsiyo
dooxa Hargeysa waa kan....hudheelka xaraf dabadiisa ayaa sawirkan ka qaadey..

Re: Naaso Hablood Mountains
Posted: Thu Jul 08, 2010 2:30 pm
by HELWAA
Dhaga sax

koona kasta waad ka taqaana Hargeysa,
guess this one

Re: Naaso Hablood Mountains
Posted: Thu Jul 08, 2010 3:07 pm
by HELWAA
Re: Naaso Hablood Mountains
Posted: Thu Jul 08, 2010 3:23 pm
by Cumar-Labasuul
Helwa, ta shishe ma aqaano laakin tan soke ma hargeisaa waligay magaaladoo madhan maan arag. Anyway haday hargeisa tahay ma xeera awrbaa?
Re: Naaso Hablood Mountains
Posted: Thu Jul 08, 2010 3:30 pm
by HELWAA
Cumar
Both pics are from berbera..it was to hot..thats why cidi banaanka oo joogin.

Re: Naaso Hablood Mountains
Posted: Thu Jul 08, 2010 3:31 pm
by Khalid Ali
HELWAA wrote:
where is that helwa
Re: Naaso Hablood Mountains
Posted: Thu Jul 08, 2010 3:32 pm
by HELWAA
^^Berbera
Here is onther one

Re: Naaso Hablood Mountains
Posted: Thu Jul 08, 2010 3:49 pm
by LiQaaye_TDH
wow Berbera is so well built, wiht the Pavements and the streets.. Great Looking picture

Insha allah Berbera will repopulated soon

Re: Naaso Hablood Mountains
Posted: Thu Jul 08, 2010 3:58 pm
by Dhaga Bacayl
HELWAA wrote:Dhaga sax

koona kasta waad ka taqaana Hargeysa,
guess this one

WALAAL HARGEISA WAA KU DHASHEE U MAAN DHALAN. I know my city.
Inaadeer Jimce kasta waxaa Patrol kii iga dhamaysay inaan wareego subaxii inta salaanta ka hadhay. Aniga iyo nin aanu saaxiibo ahayn oo reer Dubai ahaa ayaa subaxba walba jimcihi magaalada meel ka so bara jiray Jimchnaha kolba masaajid ayaanu ku tukan jiray.
Laakiin xaafadani waa halki aanu daganayn (girigii hooye ILAHAY ha u naxariistee).
Sawirka labaad ee berebere waa la garanayaa markaabaa waas uuqi horee daaroole oo sandaqado laga hor dhisay..
Re: Naaso Hablood Mountains
Posted: Thu Jul 08, 2010 4:54 pm
by Cumar-Labasuul
Horta Helwa, kol haddaad wadankii qabatay oo ka sawir qaadatey fariid baad tahay. Side kale sawiradu waa maasha'allah, hargeisa, arabsiyo iyo berbera way qurux badan-yihiin, inkasto ay berbera boodh miidhan tahay.

Re: Naaso Hablood Mountains
Posted: Thu Jul 08, 2010 8:07 pm
by HooBariiska
i cant believe nimankiina reeer hargeisa sheeganayaa, cant even tell what their famous mountains look like.....this mountains are as famous as the great gidaar of indho shuuq shuuq...
either way skeptics, let them know that picture is non other than Naaso Hablood
Re: Naaso Hablood Mountains
Posted: Fri Jul 09, 2010 5:13 am
by HELWAA
Dhaga
The pic you quoted...aqalka jajabey ee gidaardi hareerhu kaliya ku harsan yehiin wuxu ku yaalay marka bada lagu sii socdo berbera...
This one is my favorit

Re: Naaso Hablood Mountains
Posted: Fri Jul 09, 2010 5:22 am
by HELWAA
Re: Naaso Hablood Mountains
Posted: Fri Jul 09, 2010 5:38 am
by Sakhraan
berbera xajiim
xaar baaniyaal
xaar ba ku yaal.
meesha wa laga hayaamay.
Re: Naaso Hablood Mountains
Posted: Fri Jul 09, 2010 6:35 am
by Cirwaaq
I will one day climb those mountains... both on the same day.