Page 2 of 4

Re: Let's welcome the new Defense Minister

Posted: Tue Jul 13, 2010 4:54 pm
by Khalid Ali
udun wrote:
khalid ali wrote:udun waxaasi waxba kama jirto maanta madaxweyne rayaale wuxu magacabay gudi xil wareejin ah and eveerthing is going smooth at the moment , Ethiopia waxba ma qasi karto wa iska hadal, Ethiopia waxay ku qasbantahay inay la shaqeyso dawlada cusub, anagu danaha somaliland cidna uga dabba fadhisan meyno ,

any way udun ma reer jibriil baad tahay adigu?
Kama fogi. Waxaan ahay Bah-Idarays.

i see cali naaleeyee, qolada bihina caraale baad walalo tihin iyo bah cabdalle iyo bihina samatar iyo barig haye

Re: Let's welcome the new Defense Minister

Posted: Tue Jul 13, 2010 4:58 pm
by udun
khalid ali wrote:

Yup.

Re: Let's welcome the new Defense Minister

Posted: Tue Jul 13, 2010 4:59 pm
by Khalid Ali
yaad ka tahay bah idrays?

Re: Let's welcome the new Defense Minister

Posted: Tue Jul 13, 2010 5:15 pm
by malakumod
udun wrote:
malakumod wrote:to the ina gumeed above. What happened to your usual nonsense about reer hebel baa 'somaliland' ah iyo reer hebel baa 'somaliland' keenay? Doesnt fuaad aadan cadde, count, doesnt, xayraan doesnt xayraan count, doesnt ina garaad maxamuud count. Haye bal tell me ina faroolow.
Aar orod hooyadaa wase anagu sidiina prostitue ma nihine. Ma guryahanaagu keenay adaa guryahaagii keenee oo haddana qaylinayee. Sidii candhabuur weligaa xafiiltan. :lol:
sheeko xun war qoslo gariirga iska yaree oo su'aash ka jawab. Anyways here is story, sxb aniga sidaada oo kale iidoor sas kama qabo. Hadi aan somaliland ku birana wax baan rag la qabsan karaa, hadii aan somaliland ka soo horjeestana qori cardii baan wax iskaga calin karaa. Adeer aniga oo kali ah baa iidoor o dhan oog ku hor joogay. At the same time your were being slaughtered in xudun baa sacad yoonis of all people. Carigaabowna maali cad baad guryahaagi aad carartay oo aad laascaanood adiga oo qoxoodi ah timi... Adeer waa adiga ka mj hoosta kaga jir ee hanbada faroole garowe kucuna. But let me tell you something. Wallahi, mj iyo puntland toona laascaanood ku soo noqonmayaan, ee ma ssc bay noqoneysaa ama somaliland. Or to put it more bluntly hada kii aan anigu ku daro bey noqon. Wixii puntland ahna garowe bey qaxooti ku ahaan.

Re: Let's welcome the new Defense Minister

Posted: Tue Jul 13, 2010 5:42 pm
by udun
malakumod wrote:
udun wrote:
malakumod wrote:to the ina gumeed above. What happened to your usual nonsense about reer hebel baa 'somaliland' ah iyo reer hebel baa 'somaliland' keenay? Doesnt fuaad aadan cadde, count, doesnt, xayraan doesnt xayraan count, doesnt ina garaad maxamuud count. Haye bal tell me ina faroolow.
Aar orod hooyadaa wase anagu sidiina prostitue ma nihine. Ma guryahanaagu keenay adaa guryahaagii keenee oo haddana qaylinayee. Sidii candhabuur weligaa xafiiltan. :lol:
sheeko xun war qoslo gariirga iska yaree oo su'aash ka jawab. Anyways here is story, sxb aniga sidaada oo kale iidoor sas kama qabo. Hadi aan somaliland ku birana wax baan rag la qabsan karaa, hadii aan somaliland ka soo horjeestana qori cardii baan wax iskaga calin karaa. Adeer aniga oo kali ah baa iidoor o dhan oog ku hor joogay. At the same time your were being slaughtered in xudun baa sacad yoonis of all people. Carigaabowna maali cad baad guryahaagi aad carartay oo aad laascaanood adiga oo qoxoodi ah timi... Adeer waa adiga ka mj hoosta kaga jir ee hanbada faroole garowe kucuna. But let me tell you something. Wallahi, mj iyo puntland toona laascaanood ku soo noqonmayaan, ee ma ssc bay noqoneysaa ama somaliland. Or to more blunt hada kii aan anigu ku daro bey noqon. Wixii puntland ahna garowe bey qaxooti ku ahaan.
Jaamacoow Jiif kuwii haada loo wadhay yay ahaayeen oo baryootamayey oo 100 nin Muusa Abokor meel wada dhigay? Yagoori baa lagugu xukumaaye orodoo wax ka tar, wiilka Dandaan Care tuu kugu sameeyey waa taan hore kuugu sheegay. Miskiin nin la gumaysto oo magaalooyinkiisii lagu xukumo waa adi. maxaa garaadkaaga Tukaraq iyo Buuhoodle qaxooti kaga dhigay muu joogo Yagoori? Nin khasab ku footee la yidhi waa adi. Yagoori, Tuulo Samakaab, iyo Yeyleba sandulad kaga footaysaa. Meel Ugaadhyahan dego oo vote la keenay walaahay baanay u jirin adna gumaysi baad ku nooshahay. Orodoo dulinamada ka bax dabadeedna ii kaalay oo ila hadal. Nimanka laga hayaa "intii Ugaadhyahan i xukumi lahaa Iidoor ha i xukumo waa adi". Adiga ama anaa ku xukumi, ama Garaad Faarax, ama iidoor. 3daas qolo uun baad miduun hoos joogi. Nin uun baa ku lahaan. That is a fact!

Re: Let's welcome the new Defense Minister

Posted: Tue Jul 13, 2010 5:53 pm
by GENERAL_SNM
War ragiina Dhulbahnte put the guns down this civil war is not a good look. Agree to disagree. Ninkan jamac siyad anaku we dont agree with Udun but we respect his views and try and be civil, sxb you should follow suit.

Re: Let's welcome the new Defense Minister

Posted: Tue Jul 13, 2010 5:58 pm
by malakumod
bal waxaasi wuxu ku hadlay eeg. Looool. Waxaan maqli jiray. Calool xumo ciil nin qaba baa og. Horta waxaad qortay la yaabi maayo wayo doqonimo dir baad u lahayda. Lakiin let me tell one last thing. Adeer laascaanood wax qaxooti early 90kii kuyii adigaa la hayaa wax2007kii ka qaxana adiga lahayaa.. Marka iska badhaaci oo daco qadhunkaagi halikii ka sii wado, meesha waxba ku mahaysid ee. In the mean time wfp iyo uniceff garowe kagu ku bileen. Walle laascaanood puntland iyo wixii u niikiyaba wa ka xaraan. Lool wallahay your lucky this is the 'somalind' section and i dont want embarrass laf dhulbahante ah ee walle bari hore baan ku karbashi lahaa. Itaal kagana aan argaa oo waxaan cay ahan ma haysid

Re: Let's welcome the new Defense Minister

Posted: Tue Jul 13, 2010 9:05 pm
by Siciid85
Bad choice; Fuad Adan Cadde is:

1. cold blooded killer(said he killed over 2000 Isaaqs mostly HJs)
2.He is uneducated, lacks the mental capacity to tackle for the long term strategy of Somaliland defense concerns. His inability to draw strategic, logic, and intligent conclusions(he murches on qat as most others) will prove to be an epic fail, thus he will be incompetent. He is the kind who is always on BBC saying talkiving bravo and saying all sorts of unnecasary things.

We need someone who is western Educated and more in tune with the world that we live in today..We are no longer dealing with geeljire armed with AKs, the future combatants are highly intelligent, network of extremely organized individuals such as Alshabab seeking to wreck havoc anywhere were peace reigns. And Fuad Adan ade is complete opposite of the kind we need. I'd understand if this is early 90s era where clan warfare was the shit...but ladies and gents this different times as such requires different leader.

Re: Let's welcome the new Defense Minister

Posted: Tue Jul 13, 2010 11:16 pm
by Dhaga Bacayl
The_Emperior5 wrote:yeah i know jidhif wa nin arab ah

I got this one, Jidhif waa JB with HJ wife. We used to be neighbors.

Re: Let's welcome the new Defense Minister

Posted: Wed Jul 14, 2010 4:22 am
by Bohol iyo karaman
ninkii xudun igaa dufaacan waayaa dal dhan dufaacaaya.

50% dawlada siilaanyo waa dad laa soo shaqeeyeey Riyaale. 100% waa dad laa soo shaqeeyeey madaxwaynayaashii Somaliland somaray Tuur, Cigaal, iyo Riyaale,.

Ina Aw Daahir
Gees
Fu'aad
Gaboose
Ina Kaahin
Ina Xaaji
Faqash
abiib Timacade
tiro maa leh

Re: Let's welcome the new Defense Minister

Posted: Wed Jul 14, 2010 8:14 am
by The_Emperior5
Dhaga Bacayl wrote:
The_Emperior5 wrote:yeah i know jidhif wa nin arab ah

I got this one, Jidhif waa JB with HJ wife. We used to be neighbors.
There must be another jidhif then cause i also heard there is a jidhif arab ah

Re: Let's welcome the new Defense Minister

Posted: Wed Jul 14, 2010 9:11 am
by udun
Bohol iyo karaman wrote:ninkii xudun igaa dufaacan waayaa dal dhan dufaacaaya.

50% dawlada siilaanyo waa dad laa soo shaqeeyeey Riyaale. 100% waa dad laa soo shaqeeyeey madaxwaynayaashii Somaliland somaray Tuur, Cigaal, iyo Riyaale,.

Ina Aw Daahir
Gees
Fu'aad
Gaboose
Ina Kaahin
Ina Xaaji
Faqash
abiib Timacade
tiro maa leh
Looks like one has forgotten what has happened in Bohol, Dararweyne, God Caanood, Fahi Gaab (twice). Somehow, one could not vote in his home towns in the last elections and still bragging about fights. Walle Waa cajiib.

Re: Let's welcome the new Defense Minister

Posted: Wed Jul 14, 2010 9:14 am
by udun
malakumod wrote:bal waxaasi wuxu ku hadlay eeg. Looool. Waxaan maqli jiray. Calool xumo ciil nin qaba baa og. Horta waxaad qortay la yaabi maayo wayo doqonimo dir baad u lahayda. Lakiin let me tell one last thing. Adeer laascaanood wax qaxooti early 90kii kuyii adigaa la hayaa wax2007kii ka qaxana adiga lahayaa.. Marka iska badhaaci oo daco qadhunkaagi halikii ka sii wado, meesha waxba ku mahaysid ee. In the mean time wfp iyo uniceff garowe kagu ku bileen. Walle laascaanood puntland iyo wixii u niikiyaba wa ka xaraan. Lool wallahay your lucky this is the 'somalind' section and i dont want embarrass laf dhulbahante ah ee walle bari hore baan ku karbashi lahaa. Itaal kagana aan argaa oo waxaan cay ahan ma haysid
Ninka hantataacayaa waa adi. Itaalkaagu ma waxay noqotay in lagu faano ciidanka Nuux Taani ee LA qabsaday 2007. Miskiin. Wixii kaa qabsaday hoos cararka SL waad og tahay. Nin rag kale xiniinyahood ku faanaa waa nimaan wax isku hayn.

Re: Let's welcome the new Defense Minister

Posted: Wed Jul 14, 2010 9:29 am
by Siciid85
GENERAL_SNM, i don't think anybody respects UDUN's views ninka wa iska trash-troll his the 1 who claimed the blue flag was still flying in hargeysa lol or the qurijiles had any control in erigavo.

Re: Let's welcome the new Defense Minister

Posted: Wed Jul 14, 2010 9:32 am
by udun
Siciid85 wrote:GENERAL_SNM, i don't think anybody respects UDUN's views ninka wa iska trash his the 1 who claimed the blue flag was still flying in hargeysa :lol: or he had any control in erigavo.
But Siciid you claimed you want to be a girl and do a belly dance for Faisal Ali Waraabe :lol:. How dare you say that if you are a man. How can a grown man say he wants to be a girl and do a belly dance for another man? :lol: :lol: That is despicable and disgrace. That is even worse than a trash. That is why I called you Sacdiyo85. :lol: :lol: :lol:

Believe it or not I saw the great Blue Somali flag in Iidagale section of the city in June 2010. There are many Hargeysaawi unionists in Hargeisa. Is that a lie? Remember, they are even in the forum.