Suldaan cusub?

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Rightwing mise Dhagabacayl?

Rightwing
14
82%
Rightwing
1
6%
Timo_case
2
12%
 
Total votes: 17

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Suldaan cusub?

Post by The_Emperior5 »

oke thats not nice haday ku cunsuridiyeen hadaad ucid tageertay :lol: :lol:
true though the kulmiye vicory is a somaliland victory not a qabil one wa ina tala la cadeyo , cawa koley warsaxafadeed baan qabban doona, arimaha ku ta taban doona stay tuned :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Suldaan cusub?

Post by The_Emperior5 »

kaliil wrote:
The_Emperior5 wrote: i said marku kalill leeyahay , silanyo hadu qabsado dagaal ba dhacaya, manay taasi cuqdad ahayn, tasan yidhi :D
Aniga ha iga dhigin nin maalin walba sidaa odhan jiray. Waxa keliyaad ku fiicantahay waa topigyada lasoo baadho e bal soo baadh oo soo ururi inta goor een sidaa idhi. Haddii runta la sheego hal mar ama laba goor kama badnayn
intaan sidaa idhi. Taasina dhab igama ahayne Liqaaye ayaan ku xumaynayay. Weli miyaad i aragtay anoo Habar Jeclo wax ka sheegaya iyagoo iyagu Habar Yoonis caaya mooyee. Anigu Siilaanyo iyo Habar Jeclo midna waxba uma qabo oo nin cuqdad lagu koriyay ma ahi. Sidayda caadigaana gardarada ma jecli cidii igu xadgudubta ama iga xanaajisana gacantaydaan kaga ciilbaxaaye intaan cuqdad qaado internetka kama calaacalo.Habar Jecladan la sheegayaba ismaba naqaan anaga oo nin Reer Hawd ah oo gobolka Gaashaamo ku dhashay oo ku koray ayaan ahay.intay Siilaanyo sanka kaa marmariyaan ayay haddana marka wax laga sheego cabaadaan. Siilaanyo ayaa meesha qabsanaya oo Habar Yoonis gumaysan ama Habar Yoonis will pay tax just for being Habar Yoonis markay leeyihiin miyaanad arag?

Inadeer true I haven’t seen u dissing habarjeclo only when you provoked laakin when you are provoked waxba ma reebatiid taasi wa run lol oo waad u kala baxda adigu inadeer adna taas yara dhin , Qollada habarjeclo na maha inay iska aflagadeyaan habaryoonis for no reason wa qallad taasi , laakin its just two person liqaaye tdh and cali gaabowe who react outrages when bohol insults or disses the president , inadeer aflagado oo dhan habaryoonis cidi kama xigto silanyo iyaga codkooda siiyet xukumadisa cusub wa ku jiran, adigu yanay dad compter wax kuso qora yanay madaxweynehena ku nacsiin, marka inadeer gobonimo
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Suldaan cusub?

Post by kaliil »

qoladayada reer Hawdku waanu dhiig kululnahay oo markaan xanaaqo ana wax walba waan iska idhaahdaa qofka iga xanaajiya waxba uma kala hadho. Sidaan kuu sheegay gardarada iyo kibirka ma naqaano oo laakiin cidii nagu xadgudubta dhegtaanu dhiiga u darnaa. Habar Yoonista bariga e Liqaaye cuqdada ka qaaday aad baanu u kala duwanay oo iyagu waa dad aad u degen marka la isukaaya eego.Anagu marwalba serious ayaanu nahay oo qofka wax laga sheego gacantaa kasoo horaysa.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Suldaan cusub?

Post by kaliil »

kaliil wrote:qoladayada reer Hawdku waanu dhiig kululnahay oo markaan xanaaqo ana wax walba waan iska idhaahdaa oo qofka iga xanaajiyay waxba uma kala hadho. Sidaan kuu sheegay gardarada iyo kibirka ma naqaano oo laakiin cidii nagu xadgudubta dhegtaanu dhiiga u darnaa. Habar Yoonista bariga e Liqaaye cuqdada ka qaaday aad baanu u kala duwanay oo iyagu waa dad aad u degen marka la isukaaya eego.Anagu marwalba serious ayaanu nahay oo qofka wax laga sheego gacantaa kasoo horaysa. Reer Hargeysa reer Burco ayay u yaqaanaan dad waalan oo dhiig kulul, anaguna waanu kasii daranay oo reer Burco ayaa miskiiniin noo noqonaya :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Suldaan cusub?

Post by The_Emperior5 »

anigu marka qoladina reer hawd waxan idinkula talin laha siyasadan walaan eeh burcu iska ilaaliya somaliland danta guud uun ka raaca, hadi kale waad ku wareereysin. hj burco iyo hy burco iyaga waxan walaaqda
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Suldaan cusub?

Post by abdisamad3 »

great idea..I hope you guys choose a suldaan with a functioning brain this time.. :up:
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Suldaan cusub?

Post by Samatr »

:lol:
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Suldaan cusub?

Post by HooBariiska »

lol i am a candidate? kaliil are serious mate? i dunt even know what a suldaan is, and what his roles and responsibilities are.

lotta gud ppl who can do the job siciid, dhaga bacayl, rightwing, kaliil
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Suldaan cusub?

Post by Goljano Lion »

Timo_Case wrote:lol i am a candidate? kaliil are serious mate? i dunt even know what a suldaan is, and what his roles and responsibilities are.

lotta gud ppl who can do the job siciid, dhaga bacayl, rightwing, kaliil
:lol: Not Saciid, waar Taariikhda H-yoonistu noo dhigi doonaa
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Suldaan cusub?

Post by ToughGong »

Rightwing 75%
Rightwing 8%
Timo_case 17%

Not many people like the second RW :lol:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Suldaan cusub?

Post by Cali_Gaab »

Rightwing is not even habar Jeclo, how can he become the E-Suldaan for Duriyada Sheikh Isaaq?

I don't know who the second rightwing is horta, waa kuma kaasi?
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Suldaan cusub?

Post by ToughGong »

Cali_Gaab wrote:Rightwing is not even habar Jeclo, how can he become the E-Suldaan for Duriyada Sheikh Isaaq?

I don't know who the second rightwing is horta, waa kuma kaasi?
Waa isaga uun kaliil misposted :D
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Suldaan cusub?

Post by Cali_Gaab »

:lol: , then that makes this poll void.

I suggest Mr Alfaas :up:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Suldaan cusub?

Post by Goljano Lion »

Cali_Gaab wrote:Rightwing is not even habar Jeclo, how can he become the E-Suldaan for Duriyada Sheikh Isaaq?

I don't know who the second rightwing is horta, waa kuma kaasi?
I know Rightwing personally, he is certified Biciido from Ceelafewnta
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Suldaan cusub?

Post by ToughGong »

The Sultan might even be Voltage or Advo soon :lol: :lol:
RighrWing wrote;I want to swap emperior & Voltage, Liqaaye & advo.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”