ilaalada madaxtooyada oo nin dilay

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: ilaalada madaxtooyada oo nin dilay

Post by Dhaga Bacayl »

yunis09 wrote:
Dhaga Bacayl wrote:I think it was freak accident.

They guy was playing loud music and went in to far toward madaxtooyo building. According to them, he was warned but didn’t hear it. ILAHAY ha u naxariisto.

Waxa laga yaaba inuu Qurbo joog ahaa…we think we’re above the law when we go there. Locals know not to mess with that area at night.
Waa la garanaa ninka Ilahay ha u naxaristo the guy was innocent he didn't hear the warnings
he was from south London

Maanaan garan inuu qurbo jopog maqiiqan ahaa. We have to learn to aboey the law when we go home. Sharci darada iyo musuqmaasuqa walaahi qurba joog awadanka la taga o u haysta wax kasta inay dollar ku heli karaan. :down:

Marxuunkan waxaa la yidhi ceergaabo ayuu ka so drive gareeyay sidu uu maqiiwnaa isago mirqaasan oo maalintiioo dhan soo qayilayaayay (waa sidaan maqlaye) gaadhigii uu wataynay siige casi wada qarisaya ayuu habeenimidii marku Hargeisa soo galay meel kale kumuu leexanee madax tooyada isku sii dayaay, waliba xageeda dambe ee aadka loo ilaaliyo. Music giina wuu wada dalacday….. :shock:

Wadkiisaa waday laakin, thet was NOPT smart thing to do.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: ilaalada madaxtooyada oo nin dilay

Post by SahanGalbeed »

Alfaasow berigii ina cigaal Ahun.
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: ilaalada madaxtooyada oo nin dilay

Post by abdikarim86 »

i heard about this

he and a friend were in front of madaxtooyada at 12 am in the night ...
when asked who they were they didn't answer ...then those guards started
firing
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: ilaalada madaxtooyada oo nin dilay

Post by udun »

Oo ma saasaa madaxtooyada looga baqaa waar miyaad waalan tihiin? Oo kaalay maxay is yiraahdeen ninku ma Keyse Cabdi Yusuf baa?:lol: Oo haddaad sidaa tihiin maxaad waa hore noogu sheegi weydiin? Waxaan jeclaan lahaa in reerkayagu internet access wada leeyihiin oo ay arrimahan si joogta ah ula soconayaan si ay marxalidihiina ula socdaan. :lol:

AHUN marxuumka.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”