laga yaabee sawirk kor aad ka aragteen inaad heeysataan laakiin qaahira meel qurux maaha. bil iyo bar aaan joogey, 15 july ayaan sweden ku soo laabtey meel loo xiiso maaha qaahira.
african cities xaqiiqdii sida ay ila tahay magaalooyinka ugu qurxoon waa WEST AFRICA
liberville gabon

ABIDJAN


