Page 2 of 2
Re: Cimrigooda Ceeb ayay Kudhamaysteen Kuwaan
Posted: Mon Jul 26, 2010 4:24 pm
by senoritaa
Horta who gave Singers in general the right to get high? whether male or female? Society in general seems to accept that "artists" get high this seems to cross cultural boundaries eg Amy Winehouse
Re: Cimrigooda Ceeb ayay Kudhamaysteen Kuwaan
Posted: Mon Jul 26, 2010 4:46 pm
by kambuli
Air,
Koley waa runtaa oo Ilaahaybaa dadka Janada u haya...True that

That is why I said "Allaahu Aclam"..
Balse sida la inoo sheegey: Qofka ku sifowba sidaada oo kale, haddii uusan towbad keenin cadaab ayuu qarka u saaran yahay:
Midna waan hubaa, qof heesay iyo qof aflagaadoodey oo dhiig walaalkii doonaya 24/7 waxaa dembi yar qof heesey....Marka bal is xisaabi...Waxa aad qorto bal dib ugu noqo... Kolkaa inaad miyir qabto iyo in kale is weydii...

Wax kaa naxa oo wax kuu sheegana ma haysatid....Aniga mooyee...
Re: Cimrigooda Ceeb ayay Kudhamaysteen Kuwaan
Posted: Mon Jul 26, 2010 5:18 pm
by AhlulbaytSoldier
Those are the clubbers who did crazy stuff in hotel caruba
Re: Cimrigooda Ceeb ayay Kudhamaysteen Kuwaan
Posted: Mon Jul 26, 2010 5:41 pm
by guhad122
Re: Cimrigooda Ceeb ayay Kudhamaysteen Kuwaan
Posted: Mon Jul 26, 2010 5:50 pm
by Cirwaaq
Correlation between being happy and staying young!
Even if it is stimulated happiness.
Re: Cimrigooda Ceeb ayay Kudhamaysteen Kuwaan
Posted: Mon Jul 26, 2010 6:12 pm
by Dhaga Bacayl
Waar niyow cigaal tiisu caadi maaha. Great talent all around though.
They’re NOT motivated by greed in money and social perfection. They live the simple life with no expectation like most of us do. You have to be friendly and personable to be fanaan. Attention seeking is their profession. They’re rich and happy as long as the public love their music.

Rloole: Cimrigooda Ceeb ayay Kudhamaysteen Kuwaan
Posted: Tue Jul 27, 2010 3:07 pm
by qoraxeey
loool
walle all of this hanad_mn persons topics are too funny .lol
Re: Cimrigooda Ceeb ayay Kudhamaysteen Kuwaan
Posted: Tue Jul 27, 2010 3:15 pm
by udun
Oo horta weli ma la dhegaystaa ex Hoobalada Waaberi?
Re: Cimrigooda Ceeb ayay Kudhamaysteen Kuwaan
Posted: Tue Jul 27, 2010 5:20 pm
by Cumar-Labasuul
hanad_mn wrote:
From left to right:
Saado Cali -- xasan aadan Samatar -- woman from qabyo -- dunno -- woman from qabyo(deedee I think her name was

) -- dunno -- hibo nuura -- dunno
Horta been ma'aha fanaaniinta somaliyeed waligood dhalinyarey ku jiraan, teeda kale haddey khamri iyo sigaar iyo qaad iyo wax yaale kale sameyaan iyagey u taala. I'm just glad they're not
my parents

Re: Cimrigooda Ceeb ayay Kudhamaysteen Kuwaan
Posted: Tue Jul 27, 2010 5:25 pm
by Dhaga Bacayl
Cumar-Labasuul wrote:hanad_mn wrote:
From left to right:
Saado Cali -- xasan aadan Samatar -- woman from qabyo -- dunno -- woman from qabyo(deedee I think her name was

) -- dunno -- hibo nuura -- dunno
Horta been ma'aha fanaaniinta somaliyeed waligood dhalinyarey ku jiraan, teeda kale haddey khamri iyo sigaar iyo qaad iyo wax yaale kale sameyaan iyagey u taala. I'm just glad they're not
my parents

Saado cali, Xasan Adan, Cadar, don't know, Luul Jaylaanii (I think), Ahmed Cali Cigaal, Hibo Nuuro, Faisal Cali Waraabe

Re: Cimrigooda Ceeb ayay Kudhamaysteen Kuwaan
Posted: Tue Jul 27, 2010 5:29 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
the one on the right looks like he ate some ketchup

Re: Cimrigooda Ceeb ayay Kudhamaysteen Kuwaan
Posted: Tue Jul 27, 2010 5:31 pm
by kambuli
Naagta dharka cagaaran waxa la dhahaa "Cadar Kaahin" it is amazing

Waxaa la yidhi, when she came to the USA(Minneapolis) she enrolled into the college and she graduated
Who are the guys with red shirt and the one with flag-tie?
How about the woman with black dress?
Re: Cimrigooda Ceeb ayay Kudhamaysteen Kuwaan
Posted: Tue Jul 27, 2010 5:44 pm
by xoogSADE14
Fanaan kheeyr iyo faa'iido toona maleh.
Re: Cimrigooda Ceeb ayay Kudhamaysteen Kuwaan
Posted: Tue Jul 27, 2010 7:07 pm
by The_Patriot
kambuli wrote:Naagta dharka cagaaran waxa la dhahaa "Cadar Kaahin" it is amazing

Waxaa la yidhi, when she came to the USA(Minneapolis) she enrolled into the college and she graduated
I just came to remember that she also sang in my aunty's wedding and there was cumar kukay who sang Lambada