Under the anti-terror banner... P.land must act against SSC.

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Under the anti-terror banner... P.land must act against

Post by udun »

Cirwaaq wrote:Puntland is fighting AL-shabab on 3 fronts.

Sool:- SSC +AL-shabab
Sanaag:- Atom + Al-shabab
Mudug:- Gaals + Al-shabab

The trap is set and puntland looks surrounded from all sides. This must not be allowed to continue and the international community must prevent the totally destruction of puntland that has enjoyed relative peace for the last 12years.

AL-shabab has had a history of instigating conflicts between different clans and sub clans inorder to gain a foothold in a new region and it looks like this is what they have began in puntland. As the conflicts escalate between the uneducated masses the AL-shabab numbers will continue to grow and soon they will have dominance in the area.

If they are permitted to finish their mission in Puntland, they will move onto Somaliland and Djbooti, this will totally isolate Ethiopia and is the mission of al-shabab who have they masters in Eriteria. This whole Al-shabab movement is funded by Eriteria and is aimed at the destruction of Ethiopia by starving it's population.

It is time to take action and stop the spread of al-shabab in their tracks.
NGOdii yarayd ee IGAD lala hoos carari jiray ma Dhulbahante, Warsangeli iyo PL overall bay ka dhamaan weydey? Some are just dying for attention.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Under the anti-terror banner... P.land must act against

Post by The_Emperior5 »

Babygirl- wrote:Marka Hoore when your cousins start edeb Daaro waa loo Jawaba, Maarka loo Jawabo waad gubata waad soo gasha, Intaad qaban laheyd baad soo hoor booda! adigaba ka daraan, lakiin kuwa Cuudurka qaba waa dhanta but hadaad Walaaltinimo noola imaneyn keep your Hartinimo.

Taan kale you right nobody needs anybody else.

Emp ofcourse it matters a United Dhulbahante means, Somaliland won't reach it's Borders, A divided Dhulbahante, Some Prostituting in Hargaysa & other's In Garoowe means you both get what you want.

Naa hooy madaxda yaaynaan iska cayin :mrgreen:

A united dhulbahante oo somaliland raaca
A united dhulbahante oo puntland raaca
a united Dhulbahante oo ssc raaca

keeba idinku dhow

do you guys wanne be like the sacads and have something like galmudug :lol:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Under the anti-terror banner... P.land must act against

Post by Babygirl- »

Udun ruunta baan sheega anigu, Intaan walaal kuu dhooho oo Malaaig iskaga kaa Dhigo kuu cuuni maayo, Hadaan ku Dilayana waan Kuu cadaynaya.

Wixi ficaan sii ficaan baan ula dhaqma wixi edeb daraan oo Abeesada ahna ruuntan uusheega. waxaa ii xiigo Damiirka laana inaan wax ka dhadhiciyan jeclahay.

EMP Dhulbahante wax shaqa Doonta & dhowr shaqada la raba reerkoda mahane we are united.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Under the anti-terror banner... P.land must act against

Post by The_Emperior5 »

babygirl as long as kuwa puntland ay joogaan ay xalaal yihin, with the blessing of the garaads
kuwa somaliland xaraan ma noqonayaan

that u know also
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Under the anti-terror banner... P.land must act against

Post by udun »

The_Emperior5 wrote:
udun wrote:
Sxb Isaaq makala miirmo markaad anaga nala dagaalamaysaan, anaguna waa sidaas oo kale xagayga, wixii aan isu qabno waa xagayaga. Sidaas ula socdo abtigiis.

Waxaan ku weydiiyey ma Daaljire baa kuu rabti ah?

udun maya abti just open your eyes intaasan ku leeyahay
Not every one is honest or sincere

For instance hartinimadu needs to work both ways , maha inay noqoto wax nin kaliya ama juffo kaliya ey isticmaali karta
Adiga horta sidaadaba shaqadan aad Hartiga ku dhex jirtid yaa kuu dirsaday anaguba Isaaq kuma dhex jirnee? Sheekooyinka qaar dib ugu noqon maayo wixii aan ka oran lahaa waan idhi/iri.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Under the anti-terror banner... P.land must act against

Post by The_Emperior5 »

Boowe soo ka faroola yiidha somaliland saaxib baanu nahay hartigu isaga soomaaliland isku siyasad yihin
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Under the anti-terror banner... P.land must act against

Post by udun »

Babygirl- wrote:Udun ruunta baan sheega anigu, Intaan walaal kuu dhooho oo Malaaig iskaga kaa Dhigo kuu cuuni maayo, Hadaan ku Dilayana waan Kuu cadaynaya.

Wixi ficaan sii ficaan baan ula dhaqma wixi edeb daraan oo Abeesada ahna ruuntan uusheega. waxaa ii xiigo Damiirka laana inaan wax ka dhadhiciyan jeclahay.

EMP Dhulbahante wax shaqa Doonta & dhowr shaqada la raba reerkoda mahane we are united.
Wixii jira waa ognahay waxna faahfaadhi maayo inaadeer gabadheey. Waan jeclaan lahaa wax waliba inay hagaagsan yihiin, hadda la soco dalkiina 4 week baan ka sokeeyaaye. Marka taana ha moogaan, meeshii God'aalona (waa haddii aad reer God'aalo asala tahay) waa soo arkay, wixii war ah ee dheeraad ah si kalaynu u kala war qaadan. Bal sidaa ka waran?

Nin yiri tol wada wanaagsan baan doonay waa tol la'aan, MJna tolkaas bay ka mid yihiin, iyo tolka kaleba. Taana haka tegin.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Under the anti-terror banner... P.land must act against

Post by udun »

The_Emperior5 wrote:Boowe soo ka faroola yiidha somaliland saaxib baanu nahay hartigu isaga soomaaliland isku siyasad yihin
Siyaasiintu waxay doonaan bay yiraahdaan waana hadal siyaasadeed, marxalado badina waa iska jiraan, ma garatay? Isaaq-HA waa la xidid Faroole marka taa ha ilaawin haddii shaqsiyan la eego ninkaas madaxweynaha PL ka ah.

Anigu iskumaba taxalujiyo waxay siyaasiintu sheegaan waayo siyaasada laftigeeda ayaa la yidhaahdaa indho badan. Soomaaliya (ogow SL waa ku jirtaaye) iyadaa qasan markaa taasna la socoto, idinka laftigiinu waad isku maqan tihiin waana la idinkusoo maqan yahay. Taasna xisaabta ku darso.
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Under the anti-terror banner... P.land must act against

Post by Babygirl- »

Maa Reer-Godale Fake aah ba Jira? ani waxbaba kama ogii, saa Awoowaysheyna kuma Koorine. Lakiin Waaxaan Jeclaan laha inaad Dhulbahante aad uu Jilicsanatiid saad Dadkale & Puntland ( "wa siyasi" a politician should be accountable for his words & actions or lack of action) ugu Jilicsantahay. Guurigaga & Reerkaga wax lagu noqda, markaad ayaga bahdishiid maxaad adigu tahay? Kaligana lama hadlaayo Dhulbahanto Dhaan ban la hadlaya.

Emp waxa Somaliland raca weligood bey xaraan ahayeen, kuwa kalana hadan Xaraan ka dhigay witht or without the Garaads permission.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Under the anti-terror banner... P.land must act against

Post by udun »

Babygirl- wrote:Maa Reer-Godale Fake aah ba Jira? ani waxbaba kama ogii, saa Awoowaysheyna kuma Koorine. Lakiin Waaxaan Jeclaan laha inaad Dhulbahante aad uu Jilicsanatiid saad Dadkale & Puntland ( "wa siyasi" a politician should be accountable for his words & actions or lack of action) ugu Jilicsantahay. Guurigaga & Reerkaga wax lagu noqda, markaad ayaga bahdishiid maxaad adigu tahay? Kaligana lama hadlaayo Dhulbahanto Dhaan ban la hadlaya.
Jilicsanaan? Ok reero gaar ah nacayb u qaad? I hate no one sister.
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: Under the anti-terror banner... P.land must act against

Post by Cirwaaq »

This is about the survival of puntland is the terrorist SSC think they have a chance then keep smiling...

:clap: The place is soon to be a Cemetery!
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Under the anti-terror banner... P.land must act against

Post by Babygirl- »

udun wrote:
Babygirl- wrote:Maa Reer-Godale Fake aah ba Jira? ani waxbaba kama ogii, saa Awoowaysheyna kuma Koorine. Lakiin Waaxaan Jeclaan laha inaad Dhulbahante aad uu Jilicsanatiid saad Dadkale & Puntland ( "wa siyasi" a politician should be accountable for his words & actions or lack of action) ugu Jilicsantahay. Guurigaga & Reerkaga wax lagu noqda, markaad ayaga bahdishiid maxaad adigu tahay? Kaligana lama hadlaayo Dhulbahanto Dhaan ban la hadlaya.
Jilicsanaan? Ok reero gaar ah nacayb u qaad? I hate no one sister.
Waarya Hadalkaga Hoorta iga xiir diib danbe ha ijaawabin. kumaan dhihin ciid naac ee dadkaga wax a qabso ban ku iri.

Laabo Dhulbahante sidaa loo Naaco loo Cadawaysto loo Ceebeyo wataqan Xasaraad waad taqaan, ee orood Ninba reerbu Ka dhashe Raaga kale la xisaabtaan oo uu Xiininyoweynoow.

Shekada halka noogu xiir.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”