Mr_Alfaas wrote:haa abti mudaharaad ayaa ka dhacay...ayuubki ba mudaharaadaya.The_Emperior5 wrote:i dont understand these people why do they need a minister to represent them meeeyey ki mr alfaas i also hear xafada isha borame mudaharad ba ka dhacay ayubki dident get one wasiirand now they are angry
any way wasiirku muxu u tarra horta dadkan anigu waan is weydiya
mudaharadku cid waliba way sameyn karta .lakin wa inaanu ka soo horjeedin Somaliland midnimadeeda iyo muqadisnimadeda
haa sax Muhimadu wa taas laakin wa run ayunku wasiiir ma helin wasiir kuxigeen ma helin its nof rair ayub should of got one wasiir atleast