Re: Bal firi Cowke on SOL
Posted: Fri Jul 30, 2010 10:39 pm
Ha u bixin granpakhalif , weligood ba sida warabaaha ha u ciyaan , ninki af somaliga baranaya ama ku dadaala ,aad baan u jeclahay . Aniga ba sidaasa la igu qosli jiray
All that matters is getting your point across ,ain't nobody gonna cut you any slack , markaa "observe" and "absorb" .
