The power of the new Somaliland Cheif of cabinet

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: The power of the new Somaliland Cheif of cabinet

Post by KingWaslawi »

Cali_Gaab wrote::lol: :lol: :lol: :lol: , Great position.

habar Jeclo = the new kacaan :shock:

northwind, adaa lagu jeedaa sxb.

Waar walahi maya dhiladan yari waa niicoo anaa garanaya wuxu moodayaa aniga iyo Liqaaye inaanu isku qofnahay!! Waa reer Daahirkii futada caqligu kaga jiray. Waa nooca kala xidhxidhan.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The power of the new Somaliland Cheif of cabinet

Post by The_Emperior5 »

chief of cabinet is wasiirka wasirada :up: :D
budnacab
Posts: 97
Joined: Sat Jan 29, 2005 10:40 am
Location: Cadaadley

Re: The power of the new Somaliland Cheif of cabinet

Post by budnacab »

Qoodhin iyo xerediin H/Jeclo hadii chief of cabinet ku sidaa aydun sheegteen noqdo, miyadun ku farxaysaan mise xaal iyo dib u sixid baa idin la gudboon??? !!!!

Madaxweynihii Qaranka waa HJ
Cheif of cabinet (awooda ha aydun sheegaysaan hadii uu leeyahay) kii waa HJ


halkaan ka hadlaayo waa hadaydun fahanteen...
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: The power of the new Somaliland Cheif of cabinet

Post by LiQaaye_TDH »

Budnacab... adigona ma HJ ayaad ahayd?

Habar jeclo fara badan ayaaba soo gashay meesha Sido Silaanyo uu qabsaday :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The power of the new Somaliland Cheif of cabinet

Post by The_Emperior5 »

LiQaaye_TDH wrote:Budnacab... adigona ma HJ ayaad ahayd?

Habar jeclo fara badan ayaaba soo gashay meesha Sido Silaanyo uu qabsaday :lol:

wa dadki silanyo soo dhoofiyey manad maqlin silanyo maalintu badiyey doorashadi 100 dhaliyaro oo habarjeclo dibada u so dhoofiyey :lol:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: The power of the new Somaliland Cheif of cabinet

Post by Cali_Gaab »

^ :lol: :lol: :lol:

Tahriibta na wuxu inagu idhi iska joojiya, private diyaarad ayaa la inagu dhoofinaya hada.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: The power of the new Somaliland Cheif of cabinet

Post by LiQaaye_TDH »

Emperior... Warya Fadeexad Suuqa ha noo gelin, Awalba Qurbaha Ciidaasan kaga badnayne... Oo Kaalay Miyaanay Hjecladi Holland Qabsan?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The power of the new Somaliland Cheif of cabinet

Post by The_Emperior5 »

LiQaaye_TDH wrote:Emperior... Warya Fadeexad Suuqa ha noo gelin, Awalba Qurbaha Ciidaasan kaga badnayne... Oo Kaalay Miyaanay Hjecladi Holland Qabsan?
Wa iska caadi in the next coming years eedeyn baddan ba soo socotta marka la sii qabso :mrgreen:
budnacab
Posts: 97
Joined: Sat Jan 29, 2005 10:40 am
Location: Cadaadley

Re: The power of the new Somaliland Cheif of cabinet

Post by budnacab »

waaba tii oo lax qalataa laga hayay huryo iyo waaba habar jecloo khamri cabtay oo ilayn waxaa idiin dhinayd oo qudha waaba habar jecloo madaxweyne noqotay.... ilayn waxba uma fiirsataan ! dadka kale inay jiraan waydun ilowdaan ! cidkale inay wax doonayso isma waydiisaan ! ..... waxaan filayaa hadii laydin yidhaa wasaarada-haba wada qaata inay'daan wax ceeba u aragteen !!!!!!!

hubsiimo halna waa la siista !!!!!.... su'aal baan idin waydiiyey... jawaab iska daaye su'aashi xataa maydun fahmin ... oo su'aasha waxaa ku cad in aanan ahayn Habar jeclo laakin waydun dar jiidheen oo cidii dhawaaqdaba waa halkii ciise waraabe waa wiil habar jeclo.......... ninkaan habar jeclo aqoon dheer u lahayn hadii uu forum kan soo geli lahaa waloon laga dhaadhiciyeen hadii cid kastaa ku tidhaa habar jeclo wadaad iyo shariif ba way leeyin ee wuxuu odhan lahaa waar miyaydaan arag kuwa somalinet forum ka jooga.

anyways kaftan intaasi ha iga noqota'e anigu Habaryonis baan ahay. ninkii faqashta golahan ka hudin jirey ee indhaa buuri kaga tufi jiraan ahaa oo maydkii ugu dambeeyay waxaa ka mid ahaa Zamalek iyo wiildaarood few years back .
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: The power of the new Somaliland Cheif of cabinet

Post by LiQaaye_TDH »

^^ Ninkani waa nin Culus oo Oldskool ah, haddo ragaas magaacabay, intaasna waxa ila garanaya Emperior iyo dad yar oo kale oo meesha ku jira...
guryasame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 656
Joined: Tue Nov 22, 2005 4:48 pm

Re: The power of the new Somaliland Cheif of cabinet

Post by guryasame »

waar positionkan waa buunbuunis chief of staffka maraykanka ayaa laga qishtay markii odayga lagu yidhi ku noqo xisaabta waad yar khaladee.

Wasiradana intii odayga ama islaantu wax u ahayn markaa odayga cuntada loo keeno ayuu ku yidhahdaa kaalaya iga dhadhamiya.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: The power of the new Somaliland Cheif of cabinet

Post by LiQaaye_TDH »

guryasame wrote:waar positionkan waa buunbuunis chief of staffka maraykanka ayaa laga qishtay markii odayga lagu yidhi ku noqo xisaabta waad yar khaladee.

Wasiradana intii odayga ama islaantu wax u ahayn markaa odayga cuntada loo keeno ayuu ku yidhahdaa kaalaya iga dhadhamiya.
Waryahay Just shut the fock up, Nin Weyn oo Aqoon leh ayaad tahay, Miyaad Sarkhaanta Ninyow?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”