Page 2 of 3

Re: The NEW 5 Star Maweel Hotel in Burao

Posted: Sat Aug 07, 2010 6:54 pm
by Goljano Lion
Enlightened~Sista wrote:I have been reliably informerd that this Hotel is NOT 5 Star.

Duriyad nacayb dark-sista:Horta ma adigoo yar ayuu abahaa furay hooyada, that is why you hate Duriyada

Re: The NEW 5 Star Maweel Hotel in Burao

Posted: Sat Aug 07, 2010 6:55 pm
by The_Emperior5
Goljano , E sista nin Nuux ismaciila guursaday wa dumasheedeen hada :lol:

Re: The NEW 5 Star Maweel Hotel in Burao

Posted: Sat Aug 07, 2010 6:59 pm
by udun
Goljano Lion wrote:
Enlightened~Sista wrote:I have been reliably informerd that this Hotel is NOT 5 Star.

Duriyad nacayb dark-sista:Horta ma adigoo yar ayuu abahaa furay hooyada, that is why you hate Duriyada
Man, this is so low and so harsh that the lady has done nothing to deserve this treatment and attack :evil: . Let us respect the best of the ladies among us. :D

Re: The NEW 5 Star Maweel Hotel in Burao

Posted: Sat Aug 07, 2010 7:00 pm
by The_Emperior5
Haa iska dhigin mid dumarka xaq dhowra , remember how u treat your own dhulo sister Babygirl :down:

Re: The NEW 5 Star Maweel Hotel in Burao

Posted: Sat Aug 07, 2010 7:30 pm
by Goljano Lion
The_Emperior5 wrote:Haa iska dhigin mid dumarka xaq dhowra , remember how u treat your own dhulo sister Babygirl :down:
:lol: :lol: :lol: waar anigu irbad yar baan juqjuq ku yar siiyey Dark-Sista, laakiin isagu heavy artillery , short, and long range missiles ayuu Baby-gurl la dhacay markasu ku leeyahay this is so low and so harsh :lol: waa iska xaal aduun

Re: The NEW 5 Star Maweel Hotel in Burao

Posted: Sat Aug 07, 2010 7:47 pm

Waryaa Goljano, dadku waa kala class, Enlightened Sista arimaha qaar ma gasho. Waligaa ma aragtay Enlightened Sista oo la abhinayo? Waar gabadha hala ixtiraamo rag Allow.

Re: The NEW 5 Star Maweel Hotel in Burao

Posted: Sat Aug 07, 2010 7:49 pm
by udun
The_Emperior5 wrote:Haa iska dhigin mid dumarka xaq dhowra , remember how u treat your own dhulo sister Babygirl :down:
Waa kaas yarkii meel kasta iska dhex carari jirey. Allow maanan garan. Bal maxaa isku xidhay labadan arimood. Yes, wallaahi Enlightened Sista is a lady with great character and akhlaaq.

Re: The NEW 5 Star Maweel Hotel in Burao

Posted: Sat Aug 07, 2010 7:58 pm
by Cumar-Labasuul
Goljano Lion wrote:
Enlightened~Sista wrote:I have been reliably informerd that this Hotel is NOT 5 Star.

Duriyad nacayb dark-sista:Horta ma adigoo yar ayuu abahaa furay hooyada, that is why you hate Duriyada
ouch that is too much :lol:

But yeah tollow tolkeed maxaa ku saliday

Re: The NEW 5 Star Maweel Hotel in Burao

Posted: Sat Aug 07, 2010 8:15 pm
by The_Emperior5
udun wrote:
The_Emperior5 wrote:Haa iska dhigin mid dumarka xaq dhowra , remember how u treat your own dhulo sister Babygirl :down:
Waa kaas yarkii meel kasta iska dhex carari jirey. Allow maanan garan. Bal maxaa isku xidhay labadan arimood. Yes, wallaahi Enlightened Sista is a lady with great character and akhlaaq.

dumarku wa wada muhurtadeeni wa mid ino wada dhex aan laga marmayn midad qabtid iyo hooyada ba laga masala maxa ceebtada mooskta taal magane ku geyey :D

Suldaanku yar maha Wa suldaan

Re: The NEW 5 Star Maweel Hotel in Burao

Posted: Sat Aug 07, 2010 8:42 pm
by udun
The_Emperior5 wrote:

Suldaan ogol in la maago gabdhaha qaar kuwana difaacayaa waa suldaan boocle ee maaha mid dhab ah. :lol: :lol:

Suldaankan beelaha Isaaq ee aad sheegatana goormaad heshay? Ma titlekii Ciidagala aha baad bililaqaysatay? Waryaa suldaanka beeluhu waa "Hargaysaay" suldaan bililiqo iyo suldaan booclow. :lol: :lol:

Re: The NEW 5 Star Maweel Hotel in Burao

Posted: Sat Aug 07, 2010 8:45 pm
by The_Emperior5
sanadkan bilowgeedi ba la ii caleemo saaray . manad ogeyn hada suldaanka guud eeh isaaqa hada wa suldaanka habarawal eeh hargeisa fadhiya :mrgreen: war xita gacanyarahayga manad arkkin khalid ali

Hablaha gabigoodaba waan wada so dhaweya tu xun tu wanagsan tu caytaytana to sheikhaad ah to fariid ah to doqon ah intaba waan so dhaweya :lol:

Re: The NEW 5 Star Maweel Hotel in Burao

Posted: Sat Aug 07, 2010 9:08 pm
by udun
The_Emperior5 wrote:
Hablaha gabigoodaba waan wada so dhaweya tu xun tu wanagsan tu caytaytana to sheikhaad ah to fariid ah to doqon ah intaba waan so dhaweya :lol:
Waa haddii mashruucaas ogol yihin laakiin haddii kale waa la jiifiyaana banaan. Suldaan Bililiqo ciidamadiisa ayuu diraa. :D

Re: The NEW 5 Star Maweel Hotel in Burao

Posted: Sat Aug 07, 2010 9:10 pm
by Goljano Lion
udun wrote:
The_Emperior5 wrote:
Hablaha gabigoodaba waan wada so dhaweya tu xun tu wanagsan tu caytaytana to sheikhaad ah to fariid ah to doqon ah intaba waan so dhaweya :lol:
Waa haddii mashruucaas ogol yihin laakiin haddii kale waa la jiifiyaana banaan. Suldaan Bililiqo ciidamadiisa ayuu diraa. :D
who is Suldaan Bililiqo :lol:

Re: The NEW 5 Star Maweel Hotel in Burao

Posted: Sat Aug 07, 2010 9:21 pm
by Goljano Lion
The_Emperior5

:lol: Ma u fiirsatay malakumod iy Udub oo is eryanaaya oo arintoodu bariga dhexe tahay, ayaa halkaa waxaa ka soo booda
Babygurl oo comandos filmka ku matalaysa, markaasay basuukaha ku qarxisaa Udun,
UdunA markaasu difaaciisu ISKU YAACA

Re: The NEW 5 Star Maweel Hotel in Burao

Posted: Sat Aug 07, 2010 9:22 pm
by Goljano Lion
The_Emperior5 wrote:Goljano , E sista nin Nuux ismaciila guursaday wa dumasheedeen hada :lol:
E-Sista
so maha H-jeclo horta?