Awdal State of Somalia New defined Borders

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Awdal State of Somalia New defined Borders

Post by hargaysaay »

get the fuck off eritrea waa sagaal qoomiyadood tigrinya waa mid ka mid ah hadad sida reer sacuud rabtidna isaaq land la bax oo magacan somaliland ha ku daba gaban
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32740
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Awdal State of Somalia New defined Borders

Post by Khalid Ali »

hargaysaay wrote:get the fuck off eritrea waa sagaal qoomiyadood tigrinya waa mid ka mid ah hadad sida reer sacuud rabtidna isaaq land la bax oo magacan somaliland ha ku daba gaban
isaaq is the majority of somaliland and tallada somaliland isaaq bay ka go aysaa meel walba ciid walba og taas anigu kaan odhan isaaqland ban rabba laakin talada somaliland isaaq bay ka go ada ,

Tigrinya is the majority of Eritrea and the rulers of Eritrea
The same way Ilma sauid are leaders of sauid arabia
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Awdal State of Somalia New defined Borders

Post by hargaysaay »

sxb tigrinya waa 30% lakin iyagaa xukuma ta labaad isaaq hadu meel isugu hadhn wey iscunayaan intaa aynu somali ku dhex jirno ayaynu asturanahay walahi inaynu ka bixi waayi safirka usa maxaa garxajis loo siiyay iyo safirka paris maxaa habar awal loo siiyay
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32740
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Awdal State of Somalia New defined Borders

Post by Khalid Ali »

hargaysaay wrote:sxb tigrinya waa 30% lakin iyagaa xukuma ta labaad isaaq hadu meel isugu hadhn wey iscunayaan intaa aynu somali ku dhex jirno ayaynu asturanahay walahi inaynu ka bixi waayi safirka usa maxaa garxajis loo siiyay iyo safirka paris maxaa habar awal loo siiyay

saafaradahan aad ka hadleysid maxay ahayeen sxb :lol: maxay ahayeen ma silanyo ma isaga ba bixiyey safaradihi
haa dee iyaga awood u leeh tigrayans wa nimanka ugu awoda badan meesha, isaaq qalin iyo siyasad bay ku baratamayan ama degaan , bal maxa is cunaya wakaaas eh, Isaaq wa dawlad calan leh sxb
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Awdal State of Somalia New defined Borders

Post by hargaysaay »

micnaha waxaan ka wadaa hadii ictiraaf dhaco ta labaad isaap waa maskaxdii umada somali ha hogaamiyaan balse koorne yaanay isku xidhgn
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Awdal State of Somalia New defined Borders

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:micnaha waxaan ka wadaa hadii ictiraaf dhaco ta labaad isaap waa maskaxdii umada somali ha hogaamiyaan balse koorne yaanay isku xidhgn
siideynu wasaraadaha iyo xisbiyada qarranka ba aynu u qeybsanay balo qeybsan

dalka somalia , dadka u dhashay ba u talinaya isaaq shaqo kuma laha

Somalia waxa xukumaya ama wiil hawiye ah ama will Majeerteen ah ama wiil raxanweyn ah iyaga u dhashay dee
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Awdal State of Somalia New defined Borders

Post by udun »

Timo_Case wrote:
Cali_Gaab wrote:Timo Case, you've become a loose cannon lately saaxib. Maxaa dhacay?

Maxaad dadka iska cayaa? Edit your comment man, it's uncalled for.
Cali gaab what u mean, runta weeye sxb, open your eyes all this anti s.land kids are ruining the somaliland section. dad wada cuqdadi ka booxdo ayaa meesha ka buuxa

maalin kasta waxan ku soo kalahaa anti isaaq rhetoric.
I dont like cayda, it was meant to be a xasuus. It was meant to remind some of this kids who run this place

wax kale maaha sxb
Tima case,

Sxb kaftanka baro oo Cali waa kaa saxsan yahee talada qaado. Meeshaan reero dhan sidaa ilaa xad looma caayo. Waa iska fadhi ku dirir oo shan xabaa la tuurtaa dabadeedna la iska tagaa. La soco hadda labadaan reerba Mareexaan iyo Gadabuursiba waa laba reer oo sharaf leh markaa take that back.

Never take SNET so seriously, that is an advice free of charge.
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Awdal State of Somalia New defined Borders

Post by hargaysaay »

The_Emperior5 wrote:
hargaysaay wrote:micnaha waxaan ka wadaa hadii ictiraaf dhaco ta labaad isaap waa maskaxdii umada somali ha hogaamiyaan balse koorne yaanay isku xidhgn
siideynu wasaraadaha iyo xisbiyada qarranka ba aynu u qeybsanay balo qeybsan

dalka somalia , dadka u dhashay ba u talinaya isaaq shaqo kuma laha

Somalia waxa xukumaya ama wiil hawiye ah ama will Majeerteen ah ama wiil raxanweyn ah iyaga u dhashay dee
Somalia wiil isaaqaa u talin wiik hg wuu ku xigi casimada dalkuna hargeysay noqon
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Awdal State of Somalia New defined Borders

Post by The_Emperior5 »

hargesay ha ku riyoon saaxib isaaaq somalia uma talin karo umana talinayo , mana dhacayso sabbab caaasimada somalia wa xammar waxay ahayd 300 oo sannood caasimad xammar.

hargeisa na caasimad waxay u tahay somaliland

habargedirtan aad u walatay na maxay hayaan horta :lol:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Awdal State of Somalia New defined Borders

Post by udun »

khalid ali wrote:
hargaysaay wrote::D :D
udun wrote:Awdal State of Somalia :up: :up:
Alla maxaad iidoorka necebtahay
he just believes in somalia and somaliland united like you does that mean he hates iidoor? do you hate iidoor ileen you want that to right
Sxb Khalid Ali, Gacan yaraha suldaanka Emperor :lol: :lol:, waad asiibtay Udun cidna ma necbana. Wuxuu aaminsan yahay Soomaaliya oo mida including SL. Yarkan Hargaysaay xaguu ka keenay Udun baa quruun dhan neceb? Subxaanallaah, yarku miyaanu ogayn inaanu Isaaqa Soomaalinimo, Islaanimo, abtinimo, shanleyda oo aan isu tuurno, ceelasha biyaha oo aanu lisku layno waayadii hore, gabdhaha oo aanu kala guursano haddana isugu soo gabayno, iyo wax badan oo kale isu nahay.

Hargaysaay, ninkaan Udun ahi akhii shantiisa xabo buu tuurtaa, feels good about it, then he goes home. :D Every day is a new day for him and the world is small for him.

Ramadaan Kariin ya all.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32740
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Awdal State of Somalia New defined Borders

Post by Khalid Ali »

sax wa siyasad waxa la isku hayo there is no nacayb i believe that to qofki isagu reer dhan nacaya isaga bukka oo sheikh iyo sharif iyo wadaad iyo nin karameed ba leh, Laakin Hargeysay wa nin yara dawakhsan Mar mar wa xisbal islaam bu tageera marmar buuba oo xabashida dalka keenay hadana puntland necebyahay laakin puntland minidnada somaliweyn bey rabta isna wu rabba hadana puntland wu necebyahaay marba wax calanki somalilanduu eg na avatar bu ka dhigtay wa nin yar oo isku yara yaacay baan anigu is yidhi, oo yara dawakhsan

suldaan Emperior gacanyarihisa :D
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Awdal State of Somalia New defined Borders

Post by udun »

khalid ali wrote:sax wa siyasad waxa la isku hayo there is no nacayb i believe that to qofki isagu reer dhan nacaya isaga bukka oo sheikh iyo sharif iyo wadaad iyo nin karameed ba leh, Laakin Hargeysay wa nin yara dawakhsan Mar mar wa xisbal islaam bu tageera marmar buuba oo xabashida dalka keenay hadana puntland necebyahay laakin puntland minidnada somaliweyn bey rabta isna wu rabba hadana puntland wu necebyahaay marba wax calanki somalilanduu eg na avatar bu ka dhigtay wa nin yar oo isku yara yaacay baan anigu is yidhi, oo yara dawakhsan

suldaan Emperior gacanyarihisa :D
Oo tolow yarku ma qurbuhuu ku raagay? Kolay anigu prescriptionkaan u qorayaa waa inuu dalkii hooyo booqdo oo weliba Ciidagalaha geel baa lagu sheegaayee ayaamo halaha soo raaco, dawakhnaanta iyo buuqu malaha waa ka yara bixi lahaa. Hargaysaay waa iska shantii centi ee aan kuu sheegay ee la soco. :D
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Awdal State of Somalia New defined Borders

Post by hargaysaay »

emepror sxb habar gidirtu waa dadka kaliya ee halgankeenii ka war haya ee ixtiraama dagaalkeenii
caydiid baa ka dhashay, hadii xataa somaliland la ictiraafayo kama soo hor jeedaan, laakiin 20 years u dambeeyay bay isku ciyaareen oo ay mooryaan iyo tuug ilaahay ka tagay wada noqdeen
Last edited by hargaysaay on Tue Aug 10, 2010 1:45 am, edited 1 time in total.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32740
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Awdal State of Somalia New defined Borders

Post by Khalid Ali »

hargaysaay wrote:emepror sxb habar gidirtu waa dadka kaliya ee halgankeenii ka war haya ee ixtiraama dagaalkeenii
caydiid baa ka dhashay, hadii xataa somaliland la ictiraafayo kama soo hor jeedaan, laakiin 20 years u dambeeyay bay isku ciyaareen oo ay mooryaan iyo tuug ilaahay ka tagay wada noqdeen
ta labaad d

sheeko carbeed abdiqasim ba madaxweyne somalia ka aha isagana ugu necba somaliland sheeko kalle la kalay sxb :lol:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Awdal State of Somalia New defined Borders

Post by hargaysaay »

ma ogtahay in cabdi qaasin ahaa ninkii soo dajiyay proposalka ah in hargeysa laga dhigo caasimada soomaaliyana sidaa ku midowdo, dhinaca somaliland axmed yuusuf yaasiin baa wada hadaladaa wadey laakiin dawlada somaliland baa diiday.
cabdi qaasin wuxuu doonaba ha noqdee itoobiyuu necbaa intaasaanan ku jeclaa
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”