Re: Towns and Regions of Jubada Dhexe and Jubada Hoose
Posted: Mon Aug 09, 2010 9:18 pm
Ismacil xayd wuxu ka xishooday cagdheerta because his wife was one and wa reer abtigi laakin umu jooojin here is a part that is concerning you guys , queen ceelka ogaden ba iska leh laakin habar magaadluhu waxay yidhaheen wanu idin la leenahay ceelka here is a little tix
Colkii xigayna waataan ka dhacay, cuudkii reer Dalale
Cayuuntiina shaashka leh markaan, cadho u qaadayay
Casarkiiba waati aan ku furay calamadaydiiye
Calaydh iyo Bankii Qaydar baa loo caddaan wadhaye
Markay baarqabbadu caranayeen cidi ma kuu sheegtay.
Niman baanu caadh go'a lahayn, Caliyo Haaruune
cabdilaha cadhaan kula dhacniyo, Cumar rugtiisiiye
Haddaan awrku noo ciidan galin, Camir ma gaadhneene
cagtuna way dalooshaa sidaan, ciid u weeraray'e
Cartan ololka goorti ay sidii Culumo eedaantay
Car yay dhiciya goortay lahayd cidi ma kuu sheegtay.