Salaama

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

siren
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7879
Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!

Re: Salaama

Post by siren »

Ramadan Kareem Ilamadeeryaal. Caaydaa iyo Qabayalada naga dhaafa this blessed month. :rose:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Salaama

Post by Babygirl- »

What Dhulbahante say's about a dead Garaad Aid's bu udhintay?

Kulaha

"I respect Somaliland" Taas waxa laga yiri we have No respect for SNM & it's supporters who massacered innocent civilian's in the North just like we have NO Respect for the USC.

"The Noble Family of Reer-Hebel" Taas na waxa laaga yiri Reer walba ayaga isu Noble ah.

Claim what you are. :arrow:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Salaama

Post by udun »

Naa adiga ma garaadbaa garaad kuu dhaama? Bahal cuqdadi googooysay baad tahay. Mar ka xoogaa niiko boy (aka Malakumood) iyo Sijui kid (aka 1mansquad) wax soo qoraan oo aan u jawaabo waaku kan adigoo ordaya. Waxa gabdhaha kaa duway waa waxaas.

Well, cuqdadaada iska rarnow. :down:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”