Page 2 of 6

Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi

Posted: Wed Aug 18, 2010 4:32 pm
by Khalid Ali
Bohol inadeer aniga maxaad igu maagtay sacadyoonis anigu waxba kamaan sheegin topic reer yoonis iyo sacadyoonis uun baan mar furay laakin marnaba anigu Maan cayin sacadyoonis marka qalad baad igu maagtay xaal baan ka sugaya

Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi

Posted: Wed Aug 18, 2010 4:34 pm
by GENERAL_SNM
khalid ali wrote:Bohol inadeer aniga maxaad igu maagtay sacadyoonis anigu waxba kamaan sheegin topic reer yoonis iyo sacadyoonis uun baan mar furay laakin marnaba anigu Maan cayin sacadyoonis marka qalad baad igu maagtay xaal baan ka sugaya
I'm sure you gave clear yes, when somebody spoke the truth that Sacad Yonis waa langaab. :mrgreen:

Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi

Posted: Wed Aug 18, 2010 4:35 pm
by Khalid Ali
When did i do that ?

Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi

Posted: Wed Aug 18, 2010 4:49 pm
by GENERAL_SNM
khalid ali wrote:When did i do that ?
Dee Khalid your mind is not registering what your mouth is saying. :mrgreen:

Ps, I agree with your opinion so do most normal people.

Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi

Posted: Wed Aug 18, 2010 4:52 pm
by Khalid Ali
war khalid qabaiilka duriyada ma aflagadeyo , only shisheeye with in duriyad waan iska yara kor kaaxdhsa

Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi

Posted: Wed Aug 18, 2010 5:01 pm
by Siciid85
Bohol iyo karaman wrote:Ceesaantii Rightwng malaaha wadnahaa is taagey wakan forumkaa soo geliwaayee.

Wakhtigii colaadahaa ayaa waxa shiray Sacad yoonis iyo biciide, waxa lays waydiiyeey sidii faqaashta laysagaa celin lahaa

Sacad yoonis wuxu biciide ku dhahay biciidow isu taagaa oo war nagu soo celiyaa waxad ku heshiisaan in aad dagaalkaa kaa qayb qaadanaysaan iyo in kale

Biiciidaha waxa uu taliinjirey dhoolayare oo dhalay wasiirkii hore ee arimahaa debedaa somaliland, biciiduhu waxay ku odhan jireen dhoolayaree aabee ino tali ( aabe waar maa baaderi kaniisadeedbaa)

geed halkeer ah bay hoostiisaa tageen oo cabaar buuri tuftufeen aabee ino tali

dholayare> wuxu uguy taliyey oo dhahay sidan, hal bad baaday baa bur uu hadhee buurtaa hay joogo. wuxu ka wadaa war waxabaa geelaa xagaa horee hay gu daaq gayninaa ee buurahaa ii geeyaa, Sacad yoonis dhankaa xabadaa haynagaa xigo. sidii baynaa ku go'aansadeen biciide oo waxay galeen colaadahii oo dhan buurahaa, dhulkaa dhufaas ka ah ee aan laga soo gaadhayn sacad yoonis dabaadii.

Sacad yoonis wuu tashaday wuxunaa samaystay ciidaan xoogaan oo aay ku daaqsadaan xoolahoodaa degaankoodaanaa ay ku dufaacdaan.

Biciide wuxu degaankaa ceelafweyn iyo Garadag ku sonoqday 1993 iyago aan dadkaa ilahay abuuray uu ee kayn oo injir wayn. haday ragaanimo ku faanan.


waxan insha allah kaa sheekayn doonaa Dagaalkii dabaa gododood iyo jacdii kaa qabsatay Abwaan Aadan tuug tarabi


Geeli axmed Farax biciide ee dhulbahante eed yar ka xaystay


Interesting horta waxan ku waydiiyey biciide rag caan ah miyu ku laha SNMTA? mise maya.

Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi

Posted: Wed Aug 18, 2010 5:03 pm
by Bohol iyo karaman
Maya kumaa lahayn Marka lagaa reebo islaantii Carab ducale

Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi

Posted: Wed Aug 18, 2010 5:05 pm
by GENERAL_SNM
Siciid you must have been the best cheerleader in your school. Ninyo grow a pair and stop this HYism thats taken over your mind. :mrgreen:

Khalid, walle I am sick of Sacad Yonis, however I'm glad its bit Rightwing on the backside. :D

Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi

Posted: Wed Aug 18, 2010 5:07 pm
by Siciid85
Bohol iyo karaman wrote:Maya kumaa lahayn Marka lagaa reebo islaantii Carab ducale

Gartay, so who was the leader of cidaanka ceelafweyn golaha dheexe wasn't it Muj.Maxamed Siciid Nuur?

Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi

Posted: Wed Aug 18, 2010 5:09 pm
by Siciid85
GENERAL_SNM, it's called learning history :lol: anigu nin Idarays Abdalle ah baan ahay marka waxan baranaya taarikhda sanaag iyo sool, tii hawdka already waan aqaana. :mrgreen:

Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi

Posted: Wed Aug 18, 2010 5:10 pm
by Khalid Ali
GENERAL_SNM wrote:Siciid you must have been the best cheerleader in your school. Ninyo grow a pair and stop this HYism thats taken over your mind. :mrgreen:

Khalid, walle I am sick of Sacad Yonis, however I'm glad its bit Rightwing on the backside. :D
Why whats your beef with sacadyoonis ?

Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi

Posted: Wed Aug 18, 2010 5:36 pm
by GENERAL_SNM
khalid ali wrote:
GENERAL_SNM wrote:Siciid you must have been the best cheerleader in your school. Ninyo grow a pair and stop this HYism thats taken over your mind. :mrgreen:

Khalid, walle I am sick of Sacad Yonis, however I'm glad its bit Rightwing on the backside. :D
Why whats your beef with sacadyoonis ?
Never heard of them. We Reer Dahir have no reason too know them.

Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi

Posted: Wed Aug 18, 2010 5:41 pm
by Khalid Ali
Then why do you mention them if you never heard of them :lol:

Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi

Posted: Wed Aug 18, 2010 5:45 pm
by GENERAL_SNM
khalid ali wrote:Then why do you mention them if you never heard of them :lol:
I dont mention them, its just that this Bohol insults HJ and thats when I comment. Why do you comment he never insults Sacad Musse? :mrgreen:

Re: langaabada muuse abokor soo galaa, Casharbaa lay din dhi

Posted: Wed Aug 18, 2010 5:47 pm
by Khalid Ali
GENERAL_SNM wrote:
khalid ali wrote:Then why do you mention them if you never heard of them :lol:
I dont mention them, its just that this Bohol insults HJ and thats when I comment. Why do you comment he never insults Sacad Musse? :mrgreen:

I see well that’s a thing you have to deal with Bohol then , I am in this topic because bohol mentioned me personally and I want to know why I don’t have any ill feelings against him or sacadyoonis.