Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Runloow101
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 353
Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
Location: Ilaahoow adaa weyn.

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by Runloow101 »

Rightwing wrote:Cali

Adiga waxaan kaala sheekeystaa arimaha flower iyo waxaas ku saabsan. Please wixii siyaasad ah u daa Liqaaye iyo xaaskiisa Runloow.
Soontaadii jabtay! Weligay nin sawir naagood wax isku mooda islaantan baan arkay

Bal aniga i caydaye car intaasoo kale dheh wiilashan yaryar laangaabka ah.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by LiQaaye_TDH »

Rightwing wrote:Cali

Adiga waxaan kaala sheekeystaa arimaha flower iyo waxaas ku saabsan. Please wixii siyaasad ah u daa Liqaaye iyo xaaskiisa Runloow.
Ninyow Aflagaadada Laga Wacan, Siiba ninkan Inaaderken ee Cusub ee Runlow, waana wallahi Nin Geesi ah Reer Yoonis ah, waana ka Difaaca Beesha Muse Abokor Isaga iyo Geesiga Kale ee Soo Baxay (Ceelafweyn!
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by Rightwing »

Ma waxaa Aadan madoobaha u nacamleeya ee marfashkii ina haybe qaadka loogu qaado ayaad geesi u taqaana?
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by Cali_Gaab »

Lool walee ceebtaada maba dhamaato.
Matter of fact, let's ask nobleman to make this a sticky.

Chief of staff looool, maalinti la magacabay odaygii axmed faarax ahaa oo laga dhihgay chief of cabinet
ayaa 'chief' kugu horeeysey, iminka na xariif ayaad iska dhigtay oo awalba 'chief' aqooney :lol: :lol:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by Rightwing »

Cali_Gaab

Please wixii siyaasad ah u daa liqaaye. adiga marka flower laga hadlayo hadal.
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by GENERAL_SNM »

War Rightwing, I will give you the benefit of the doubt and assume your conclucion is correct. My question is what is your point, that Silanyo will take Somaliland to Somalia or that he will turn it over to al-shabab? If thats your point sxb get some sleep, and give up politics.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by Rightwing »

GENERAL_SNM wrote:War Rightwing, I will give you the benefit of the doubt and assume your conclucion is correct. My question is what is your point, that Silanyo will take Somaliland to Somalia or that he will turn it over to al-shabab? If thats your point sxb get some sleep, and give up politics.

No sxb I am not saying Silanyo intend to take us Somaliweyn. Waxaan u jeedaa Odaygu dad buu iska rumaystaa oo iska daba galaa, kuwaasaana taladu ka go'daa. Hadii waxaa aan soo qoray been noqdaan xaal gola joog ah ayaan bixinayaa.
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by Cali_Gaab »

Khasaaro, when posting topics like this you should be the last person to tell others to stay out of politics.
Your problem lies with not being able to comprehend what your fingers type on your keyboard.
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by GENERAL_SNM »

Rightwing wrote:
GENERAL_SNM wrote:War Rightwing, I will give you the benefit of the doubt and assume your conclucion is correct. My question is what is your point, that Silanyo will take Somaliland to Somalia or that he will turn it over to al-shabab? If thats your point sxb get some sleep, and give up politics.

No sxb I am not saying Silanyo intend to take us Somaliweyn. Waxaan u jeedaa Odaygu dad buu iska rumaystaa oo iska daba galaa, kuwaasaana taladu ka go'daa. Hadii waxaa aan soo qoray been noqdaan xaal gola joog ah ayaan bixinayaa.
We had a NSS snitch as president. I think everybody deserves a fair crack at the whip. So its too early to be predicting how his selections will behave in office. However if your saying they will fail because of their associations with Somali organisations then you are wrong.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by Rightwing »

Let me repeat it
Hadii waxaa aan soo qoray been noqdaan xaal gola joog ah ayaan bixinayaa.
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by GENERAL_SNM »

Rightwing wrote:Let me repeat it
Hadii waxaa aan soo qoray been noqdaan xaal gola joog ah ayaan bixinayaa.
The damage has been done. ''Prevention is better the cure''. Should we defend this infent Government from you who it represents or those who hate it because of who it represents.?
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by Rightwing »

GENERAL_SNM wrote:

Let's recognise the mistakes, and promptly make any necessary amends......
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by kaliil »

Rightwing wrote:4- wuxuu Gobolka Cayn u magcaabay isna badhasaab pro-Alshabab ah. :shock:
5-wasiirka diinta iyo awqaafta Sh. Khaliil C/Laahi Axmed waa pro Alshabab. Inankiisuna wuxuu chief of staff u yahay ina-godane :lol:

Ninkan beryahan waa la hadal hayay oo waa la sheegayay inuu Alshabaab xidhiidh la leeyahay.Waaka Radio Hargeysa ka joojiyay Nebi amaankiiBisha Ramadan laga dhegeysan jiray. Dadkii baa aad kacsan oo ninkan Alshabaabka ah meesha ka qabta haya.Inankiisu ma Alshabaab buu ku jiraa.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by Rightwing »

kaliil wrote:
Rightwing wrote:4- wuxuu Gobolka Cayn u magcaabay isna badhasaab pro-Alshabab ah. :shock:
5-wasiirka diinta iyo awqaafta Sh. Khaliil C/Laahi Axmed waa pro Alshabab. Inankiisuna wuxuu chief of staff u yahay ina-godane :lol:

Ninkan beryahan waa la hadal hayay oo waa la sheegayay inuu Alshabaab xidhiidh la leeyahay.Waaka Radio Hargeysa ka joojiyay Nebi amaankiiBisha Ramadan laga dhegeysan jiray. Dadkii baa aad kacsan oo ninkan Alshabaabka ah meesha ka qabta haya.Inankiisu ma Alshabaab buu ku jiraa.

Inankiisu ina Godane ayuu u yahay chief of staff. Wadaadadii ayaa ka xoogweynaaday oo hada waa lasoo ceshay nebi amaankii
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by kaliil »

Rightwing wrote:[

Ninkan beryahan waa la hadal hayay oo waa la sheegayay inuu Alshabaab xidhiidh la leeyahay.Waaka Radio Hargeysa ka joojiyay Nebi amaankii Bisha Ramadan laga dhegeysan jiray. Dadkii baa aad u kacsan oo ninkan Alshabaabka ah meesha ka qabta haya.Inankiisu ma Alshabaab buu ku jiraa.

Inankiisu ina Godane ayuu u yahay chief of staff. Wadaadadii ayaa ka xoogweynaaday oo hada waa lasoo ceshay nebi amaankii[/quote]

Waa cool haddii wadadadii kale ka xoog badan kan Alshabaabka ah.Waxaan sugayaa xiliga mawliidka la qaban jiray,bal inuu isku dayo inuu joojiyo mawliidka iyo xuska nebiga siday Alshabaab koonfurta uga joojisay.Ninkan oo kale iyo wixii Alshabaab xidhiidh la leh ina meehs laga ilaaliyo oo marka hore laga fiirsado ayay ahayd.Waa meelaha la inagasoo gelayo.Ninkan xilka loo dhiibayo ina backgroundkiisa si fiican loosoo baadho ayay ahayd.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”