Page 2 of 2

Re: Beesha Wacasyle Abgaal

Posted: Sat Aug 21, 2010 8:17 pm
by Khalid Ali
Babygirl- wrote::up:
babygirl do u support alshabaab

Re: Beesha Wacasyle Abgaal

Posted: Sun Aug 22, 2010 4:31 am
by Twisted_Logic
khalid ali wrote:
Babygirl- wrote::up:
babygirl do u support alshabaab
She supports anything that is against Hawiye :down:

Re: Beesha Wacasyle Abgaal

Posted: Sun Aug 22, 2010 5:25 am
by Advo
She supports their decision and Wacasyle are not against hawiye I promise u that

Re: Beesha Wacasyle Abgaal

Posted: Sun Aug 22, 2010 5:36 am
by Twisted_Logic
Advo wrote:She supports their decision and Wacasyle are not against hawiye I promise u that
:lol: :lol: :lol:

Re: Beesha Wacasyle Abgaal

Posted: Sun Aug 22, 2010 5:57 am
by moshakis_nl
abdisamad3 wrote:
Mid kamida Beelahan Soomaaliyeed ee ku Nool Wilaayada Galgduud ayaa taageero dhan walba ah u fidisay Mujaahidiinta dagaalada Jihaadka ah ka wado dalka Soomaaliya.



Beesha wacaysle Abgaal oo dhawaan taageertay Mujaahidiinta ayaa sii balaarisay isgarab taagto Jihaadka Barakaysan ee Soomaaliya ka socda, kulan balaaran oo ka dhacay degmada Galcad ee Wilaayaa Galguduud ayay beeshaasi ku go'aamisay in ay kamid noqoto beelaha Ansaara ah ee Mujaahidiinta taageera.




Kulankan oo Muddo laba maalmood ah socday waxaa goob joog ka ahaa mas'uuliyiin katirsan Wilaayada Galguduud iyo odayaal dhaqameedyo beesha katirsan, kulankaasi oo shalay lasoo gaba gabeeyay ayay Beesha Wacaysle Abgaal ku wareejisay Malaayiin Lacag ah.

Nabadoon Max'med Axmed Maxamuud Kheyre "Abuur" oo u Wakiil ka ahaa Beesha Wacaysle ayaa Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Gacanta ka geliyay Aduun dhan Sedax Boqol Milyan Shilin Soomaali ah.


Mas'uulkan u hadlay Beesha Wacaysle Abgaal wuxuu balan qaaday in ay Naf iyo Maal u hurayaan difaacidda Diinta Islaamka kadib markii ay arkeen wanaaga Mujaahidinta waqtigii yaraa oo ay la joogeen.


Beesha Wacaysle Abgaal ayaa dhawaan 1000 Neef oo Ari ah ku wareejiyay wilaayada islaamiga Galguduud waxaana Xoolahaasi loo qali doonaan ciidanka Shabaabul Mujaahidiin ee difaacyada uga jira Muqdisho iyo Duleedka Dhuusamareeb.


Deegaanada Massagawaa iyo Galcad ayay Shabaabul Mujaahidiin Bishii April dagaallo culus kula gashay Maleeshiyaad Mushrikiin ah oo katirsanaa Beeshaasi balse markii dagaalkaasi soo gaba gaboobay ayay Mujaahidiinta iyo shacabka halkaasi dega go'aansadeen in ay iska kaashadaan la dagaalanka Mushrikiinta.
well done beesha. :up:
:up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: