Page 2 of 4
Re: Pictures of Sanaag - Lets keep it on one topic guys
Posted: Sat Aug 21, 2010 4:32 pm
by Siciid85
grandpakhalif wrote:
Looks like hargeysa if i am not wrong especially that jewish guy lmao.
Re: Pictures of Sanaag - Lets keep it on one topic guys
Posted: Sat Aug 21, 2010 4:33 pm
by Bohol iyo karaman
Maydh waa dal ee waxay uu baahan tahay malgelin.
hadii Wado iyo Dekedo laa dhiso Maydh iyo sanaag oo dhami baa waa horumari lahaa
Re: Pictures of Sanaag - Lets keep it on one topic guys
Posted: Sat Aug 21, 2010 4:33 pm
by Siciid85
Bohol iyo karaman wrote:Waar siciid odaygii Col. Dhadaacad soo heshay Sawirkiisaa ee

Haa sxb internkan ka heelay.
Re: Pictures of Sanaag - Lets keep it on one topic guys
Posted: Sat Aug 21, 2010 4:35 pm
by Keyse_0208
Re: Pictures of Sanaag - Lets keep it on one topic guys
Posted: Sat Aug 21, 2010 4:36 pm
by Bohol iyo karaman
Siciid85 wrote:Bohol iyo karaman wrote:Waar siciid odaygii Col. Dhadaacad soo heshay Sawirkiisaa ee

Haa sxb internkan ka heelay.
Halkaa ay taagan yihiin waa insideka jailka Ceelafweyn ama Saldhiga booliiska
Re: Pictures of Sanaag - Lets keep it on one topic guys
Posted: Sat Aug 21, 2010 4:38 pm
by Bohol iyo karaman
Waar Siciid tuuladanu waa tuma waxa uu eegtahay tuulo uu dhaxaysaa Ceerigaabo iyo Daalo

Re: Pictures of Sanaag - Lets keep it on one topic guys
Posted: Sat Aug 21, 2010 4:41 pm
by Siciid85
xulkii sanaag ee sannadkii 1983 ........ sawirka xaquuqdiisana waxa iska leh sanaag.org
Geeesigii aan Gabashada aqoon halyey Rerer Saanaag ka ah oo ka baxay Somaaliland marxuum Maxamuud Saalax Nuur Fagadhe
Erigavo Horses
ardaayda dugsiyada ceergaabo oo u dabaal dagaaysa maalina xurnimadoooda ee may 18 somaliland

Re: Pictures of Sanaag - Lets keep it on one topic guys
Posted: Sat Aug 21, 2010 4:41 pm
by Keyse_0208
laakin i dont know the name of this tuulo

Re: Pictures of Sanaag - Lets keep it on one topic guys
Posted: Sat Aug 21, 2010 4:42 pm
by Siciid85
Bohol & Keyse, that is rugay a tuulo inbetween maydh & erigavo when someone is travelling to maydh and buraha daallo they usually go past that village.
Re: Pictures of Sanaag - Lets keep it on one topic guys
Posted: Sat Aug 21, 2010 4:46 pm
by Bohol iyo karaman
siciid u right Ceerigaabo waxa yar bay uu jirtaa, waxay uu dhaxaysaa Ceerigaabo iyo Buurtaa daalo, waxa ku taalaa wadadaa lagaa koro buurtaa daalo, waxan degaa Muuse Ismailka,
Last yr shah mancaan ban kaa cabeey ano uu socdaa buurtaa daalo>October 2009
Re: Pictures of Sanaag - Lets keep it on one topic guys
Posted: Sat Aug 21, 2010 4:48 pm
by Mr_Alfaas
war meshu quruxbadana niyow melahaso kale jiingadaha iyo waxa in laga xaadho weyi,....abuse bay ku sameynayaan quruxdi sanag

Re: Pictures of Sanaag - Lets keep it on one topic guys
Posted: Sat Aug 21, 2010 4:52 pm
by Siciid85
maayar ceergaabo ing.ismaaciil . X.Nuur faarax iyo M/wayne xigeenka hore J/s/land mr. yasiin
sanaag daawo Dacalada - Midhisho
Haji Adam High School - Erigavo
Ardayda Haji Adam high school visit to Daallo
Daallo Stadium

Re: Pictures of Sanaag - Lets keep it on one topic guys
Posted: Sat Aug 21, 2010 4:55 pm
by Siciid85
Mr_Alfaas, wa ku siide suldaan mashallah deeh dee. 
"
joke"
Re: Pictures of Sanaag - Lets keep it on one topic guys
Posted: Sat Aug 21, 2010 4:57 pm
by Siciid85
Bohol iyo karaman wrote:siciid u right Ceerigaabo waxa yar bay uu jirtaa, waxay uu dhaxaysaa Ceerigaabo iyo Buurtaa daalo, waxa ku taalaa wadadaa lagaa koro buurtaa daalo.
Last yr shah mancaan ban kaa cabeey ano uu socdaa buurtaa daalo>October 2009
Haa sxb wa tas.
Re: Pictures of Sanaag - Lets keep it on one topic guys
Posted: Sat Aug 21, 2010 4:59 pm
by AsadSL
War we need new pictures of gobalka. When i go to Somaliland inshallah Sannag geeskasta i'll take photos of.