Dirt woqoyis killed in blasts in xammar
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Dirt woqoyis killed in blasts in xammar
Alaha u naxariistee dadkii lagu xasuuqay Hotel Muno ayaa qaar ka mid ah la aqoonsaday heybtooda,waxaan magacyadooda qaar ka mid ah lagu sheegay Xil. Buulle Xasan Macallin, Xil. Shekh Axmed Buraale, Xil. Maxamuud Gacamey, laba mudane oo magacyadooda lagu soo kala gaabiyay Xasan iyo Axmed iyo mudane kale. Intooduba waxeey ka tirsanayeen kooxda Casmara oo weliba waxey ka mid ahaayeen ragii ugu cad-cadaa ee ku hadaaqi jiray in lala jihaado murtadiintii Dowladii Mudane Cabdullahi Yusuf. waa sidey u dhigi jireen.
These are the names
These are the names
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Dirt woqoyis killed in blasts in xammar
What does cali-gaab know? Leave the dead alone.The_Emperior5 wrote:GENERAL_SNM wrote:You die for what you believ in. AUN to the dead.
You guys need to stop your point scoring, Somaliland is not cult or religion that every Isaaq most proscript to.
What did they actually believe in , in the TFG, war as cali gaab said wa dad lacag u dhoofay, lacagti na wey dishay
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Dirt woqoyis killed in blasts in xammar
Alaha u naxariistee dadkii lagu xasuuqay Hotel Muno ayaa qaar ka mid ah la aqoonsaday heybtooda,waxaan magacyadooda qaar ka mid ah lagu sheegay Xil. Buulle Xasan Macallin, Xil. Shekh Axmed Buraale, Xil. Maxamuud Gacamey, laba mudane oo magacyadooda lagu soo kala gaabiyay Xasan iyo Axmed iyo mudane kale. Intooduba waxeey ka tirsanayeen kooxda Casmara oo weliba waxey ka mid ahaayeen ragii ugu cad-cadaa ee ku hadaaqi jiray in lala jihaado murtadiintii Dowladii Mudane Cabdullahi Yusuf. waa sidey u dhigi jireen.
Marxuuminta ilaa iyo hada la aqoonsaday ayaa kala ah.
1-Labo Raxanween ah.
2- Labo Ciise ah.
3- Hal- Isaaq ah.
Dhamaantoodna waxeey ka mid ahaayeen Xildhibaanada kooxdii Casmara ee Axmed Tuke u watay.
Saraakiisha ayaa lagu sheegay ilaa iyo 7 Sargaal oo ka tirsanaa ciidamada Dowlada.
A-6-Daarood ah.
B-1-Hawiye ah.
Sidoo kale tirada dadka shacabka ah iyo caruur yar yar ee ayagana ku geeriyooday xasuuqaasi ayaa lasheegay iney ahaayen 22-qof oo ay ku jireen ciyaalka Baalashlayaasha ah iyo shaqaalihii Hotelka.
Tirada dada ku dhawaacmay xasuuqa waxashnimada ah ee maanta ka dhacay Hotel Muno ayaa kor u dhaafey 70-Qofood,Waxaana la sheegay ilaa iyo 6-iney ahaayen xildhibaanada Barlamanka, kuwaasi oon heybtooda wali lakala cadeyn balse lasheegay iney u badan yihiin beesha Daarood.
Dhinka kalena waxaa la xaaqiijiyay Mid ka mid ah seddaxda nin ee argaxisada ahaa in meedkiisa la aqoonsadey, kuwasoo fuliyay xasuuqii isir naceyb ee maanta lagula kacay dad aan waxba galabsan,waxaana meydakaasi lagu sheegay inuu ahaa nin Mareexaan ah.
Ninkaan la aqoonsaday ayaan asagu u suura galin inuu is qarxiyo,kadib markey suunkii baaruuda lagu soo cabeeyey wax si kanoqdeen oo u qarxi weyday ayaa rag hubeysan oo meesha ku sugnaa ay usuura gashay iney xabbad ku dilaan.

Emperior, so 1 was Isaaq, and two Cisse, Allaha uu naxaristo anyway regardless of their tribe.
Last edited by Siciid85 on Tue Aug 24, 2010 12:55 pm, edited 2 times in total.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Dirt woqoyis killed in blasts in xammar
Marxuuminta ilaa iyo hada la aqoonsaday ayaa kala ah.
1-Labo Raxanween ah.
2- Labo Ciise ah.
3- Hal- Isaaq ah.
Dhamaantoodna waxeey ka mid ahaayeen Xildhibaanada kooxdii Casmara ee Axmed Tuke u watay.
Saraakiisha ayaa lagu sheegay ilaa iyo 7 Sargaal oo ka tirsanaa ciidamada Dowlada.
A-6-Daarood ah.
B-1-Hawiye ah.
Dirt woqoyis
so far 2 ciises
1 isaaq confirmed dead

yeah thats what is confirmed inta aan la hayn ba badan laakinSiciid85 wrote:Emperior, so 1 was Isaaq, and two Cisse, Allaha uu naxaristo anyway regardless of their tribe.
Re: Dirt woqoyis killed in blasts in xammar
"Tirada dada ku dhawaacmay xasuuqa waxashnimada ah ee maanta ka dhacay Hotel Muno ayaa kor u dhaafey 70-Qofood,Waxaana la sheegay ilaa iyo 6-iney ahaayen xildhibaanada Barlamanka, kuwaasi oon heybtooda wali lakala cadeyn balse lasheegay iney u badan yihiin beesha Daarood." , why do they care which clan ugu badneed meesha ku dhiimatay? 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Dirt woqoyis killed in blasts in xammar
cawa kii hargeysey kadhadhki telefoonadi ba ka dhamaday siidu xammar ula hadlayey
wabu xiiqay xita affurki ba dhaafay 

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Dirt woqoyis killed in blasts in xammar
So the suicide bomber was a Marehan?
brainwashed souls
AUN to intii dhimatey idinkana dont bring Ur focking opinion into wax la qoray
Dadkan waqtigooda ayaa yimid and the only thing U can say's AUN
brainwashed souls
AUN to intii dhimatey idinkana dont bring Ur focking opinion into wax la qoray
Dadkan waqtigooda ayaa yimid and the only thing U can say's AUN
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Dirt woqoyis killed in blasts in xammar
dib ayaan u akhriyey. The site's allIdamale. Emperior quoted from AllIdamale the puntland version of waagacusub
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Dirt woqoyis killed in blasts in xammar
EMpr i didnt knw those who are gedabuur iyo ciise ee xamartagay in Dirta waqooyi la yidhah..The_Emperior5 wrote:Siciid85 wrote:Wait a minute guys how do we know they are isaaq?remember it says somaliland, they could be samaron, or harti.
I heard four of them were dirta woqoyi that were killed., Do we care About their clan wether they are gadabuur or ciise or isaq , they are still dir woqoyi
war inaga wax aragnay ki mesha tagaaba ma dhirta waqooyi ka baxdaa

- HooBariiska
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Dirt woqoyis killed in blasts in xammar
dirta waqooyi, dadka halaga qabto, intaan dagaal lagu cisboonaysiin
somalinet should send its representative mudane, his honourable. Mr HargaaysaaaY

- Berke
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1499
- Joined: Sat Sep 16, 2006 10:40 pm
- Location: Saluda al campeón
Re: Dirt woqoyis killed in blasts in xammar
Waxaan u maleeyaa emperior baa ku daray.CoolPoisons wrote:So the suicide bomber was a Marehan?
brainwashed souls
AUN to intii dhimatey idinkana dont bring Ur focking opinion into wax la qoray
Dadkan waqtigooda ayaa yimid and the only thing U can say's AUN

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 21 Replies
- 1343 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 7 Replies
- 701 Views
-
Last post by Blue_609
-
- 5 Replies
- 744 Views
-
Last post by muslim-man
-
- 43 Replies
- 2230 Views
-
Last post by ramzy2277
-
- 13 Replies
- 1107 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 18 Replies
- 1168 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 502 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 445 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 465 Views
-
Last post by maxbol
-
- 3 Replies
- 563 Views
-
Last post by THE REMINDER