Page 2 of 2

Re: WAAR NINKAN WAX SIIYA

Posted: Fri Aug 27, 2010 9:17 pm
by RuralMan08
In conclusion to many investigations carried out by the Fatherless children campaign. This is what we found in the research

Image



:lol: :lol: :lol:

Re: WAAR NINKAN WAX SIIYA

Posted: Fri Aug 27, 2010 9:36 pm
by ToughGong
malakumod wrote:RuralMan, djib, emperior, seemeyer and co.
war nimayahow ragu waa kaftamaa laakin isda dhoocilaha in uu isu caayo waa khalad.
Kulu fitna cinda RuralMan

Re: WAAR NINKAN WAX SIIYA

Posted: Fri Aug 27, 2010 10:20 pm
by Blue_609
RuralMan08 wrote:BULLSHIT

Lets see who are feeding who. Reer Awdal are feeding Reer Gabiley. Check the news :lol: :lol: :lol:



Gabilay(Bnn)Hay'ada Amoud Foundation oo ka mid ah Hay'ad Caalamiya Kanag hawl gasha, Geeska afrika, Saldhigeeda wayn ee laga hagaana uu ku yaalo dalka Maraykanka , gaar ahaan Dallas,waxaa sidoo kale si gaar ah looga leeyahay Hay'adan u gargaarta carruurta Agoonta, ee ku nool gobolada Somaliya iyo bariga kenya,Gobolada Awdal/Salal, aqoon yahano ka soo jeeda, waxa ayna gobolka awdal, gaar ahaan ka fuliyeen, mashaariic iskugu jirta, u gargaarida agoonta, iyo mashaariic kale oo ay ugu wayntahay, dhakhtarka wayn ee Al-Xayaat Hospital oo ay ku wareejiyeen, qaybta caafimaadka jaamacada Cammuud.
Hadaba, deeq raashin ah, oo iskugu jrta, Bariis, Bur , Sonkor iyo Saliid,Xarunta agoomaha ee Gabiley, Xaruntan ayaa waxaa ku jira, aqoon kor u dhaafaya,80Sideetameeyo, kuwaas oo u badan wiilal.Deeqdan ayaa waxaa gudoonsiiyay, Wakiilka u fadhiya Jamhuuriyada Somaliland, Hay'adan Cammuud Foundation, Al-Xaaji C/wahaab Cigeh Axmed, waxaana halkaas kala wareegay, Mas'uulka gacanta ku haya xaruntan agoomaha Gabilay, iyo Gudoomiyaha Gabilay.
Munaasabadan ayaa waxaa ka hadlay, dad dhawr ah, waxa ayna dhamaantood sheegeen, in ay aad ugu mahadnaqayaan, hay'adan Cammuud Foundation, waxa ayna halkaas ka sheegeen in ay garab taagan yihiin Hay'adan wixii mashaariic ah ee khayriya ee ay ka fulinayaan , gobolkan gabiley.

Image
Image
Image
Image
Image
[/quote]
:lol:
taan la yaabay waxa weeyi sidee nin qamadigiisa anu aan siiyo igo sheegaya dawarsi :lol:
waleh dunido waa yaab .. hada laga bilaabo waa inaan qamadiga ka joojina idoorta Gabiley gaajo ha dhintaane :down:

Re: WAAR NINKAN WAX SIIYA

Posted: Fri Aug 27, 2010 10:23 pm
by RuralMan08
^^ Ever heard of the expression of biting the hand that feeds them? That is exactly what they do. Reer Awdal showed nothing but warmth, love, hospitality and good neighbourliness to these individuals and they pay them back by attacking them. Wallahi Im surprised why Amoud Foundation is helping out these agoons. They should be helping out our brothers and sisters in Mogadishu and the rest of Somalia.