Page 2 of 2

Re: What did Somaliland benefit from Ethiopia the past 8 ye

Posted: Sun Aug 29, 2010 2:04 am
by malakumod
Cali_Gaab wrote:Walahi macaa prositutes oo qurux leh laga ma helin.
Markaas aad lacag iyo hub iyo 'asxaabnimo' ka hadlaysaan :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol:
dadka hargeysaa dawersada iyo jariyado AIDS qaba baa laga helay.looooool

Re: What did Somaliland benefit from Ethiopia the past 8 ye

Posted: Sun Aug 29, 2010 2:21 am
by kaliil
Malakumod waa runtaa.Magaaladiiba oromo iyo Ethiopian dawarsanaya ayaa qabsaday.Haddaad suuqa Hargeysa tagto oo lacag suuqa kasoo sarifo is tidhaahdo waad yaabaysaa.Boqol qof oo dawarsanaya ayaa hal mar hareeraha kaasoo gelaya iyagoo ku baryaya. Badankoodu waa dumar midba dhawr caruur ah oo qaawan jiidayso oo ku dawarsanayso. Anigu waan argagaxaa oo ka naxaa laakiin haddii wax la siiyo way soo badanayaan uun. ilaahay baa wax gaadhsiin kara e ma kumanan qof baa wax la siin karayaa.