Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy
Moderator: Moderators
Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy
that still doesn't change the fact inu ka shaqeyey salebaan gaal, black and blue that salebaan gaal hided for 2 weeks hiding the eye damage he recieved with sunglasses.
no hard feelings warancadde was just showing him who is the boss in hargeysa.
so think before you try to call warancadde funny ama waxas wa nin serious ah he doesn't mess about. 
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy
Looooooooool
First of all, waxaad ku faanaysa '1 article' that 'claims' this happened. Eventhough no other sources have confirmed this. Second of all, you actually think this is some kind of an achievemnt to say such a thing to a man that's old enough to be your ailing father.
In addtion, let's have a look at this 'Lion of Hargeisa' in the following video.
this occured when Riyaale shut the house of parliament and the public were protesting shouting 'Riyaale ha dhaco'. This 'lion' of yours was present and instead of showing any signs of his 'libaaxnimo' he embrases the chanting and the public outbursts out of fear
Waa kaa bisada

That just proofs my point warancadde can say whatever he wants wa nin xor ah and ciidna uu joojiin, the sameway he said
"Wallaahi, haddaad joojin waydo waxaad wado in meydkaaga suuqa la jiid-jiidi." infront of salebaan gaal after he punched him and the president was present there.
"Wallaahi, haddaad joojin waydo waxaad wado in meydkaaga suuqa la jiid-jiidi."

And it's from Jamhuuriya one of the most reliable websites in sland.
Hargeysa (Jam)- Xukuumadda Somaliland ayaa faras xaal-marin ah guddoonsiiyey Golaha Guurtida, kadib markii uu Wasiirka Wasaaradda Duulista Md. Cali Maxamed Warancadde uu xafiiska Madaxweyne Rayaale gudihiisa hadallo deelqaaf iyo hanjabaad ah kula kacay Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan-gaal).
Xaal-marintan oo ah mid nooceedu ku cusub yahay golayaasha qaranka Somaliland, ayaa sida ilo xogogaal ahi Jamhuuriya u xaqiijiyeen waxa ay ka dhalatay, kadib markii kulan lagaga arrinsanayey xal-u-helida dhoofka xoolaha oo horraantii bishan ka dhacay qasriga madaxtooyada ay si weyn isugu maan-dhaafeen Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin iyo Guddoomiyaha Golaha Guurtida, kaas oo uu Wasiir Warancadde si kedis ah u dhexgalay wadahadalladii labada masuul, isla markaana erayo deelqaaf iyo hanjabaad isugu jira si cadho leh ugu weeraray Md. Saleebaan-gaal.
"Wallaahi, haddaad joojin waydo waxaad wado in meydkaaga suuqa la jiid-jiidi." Wedhahaas qallafsan ayaa la sheegay inay ka mid ahaayeen hadallada deelqaafka ah ee Wasiirku kula kacay Guddoomiyaha Guurtida, isla markaana sababtay xaal-marinta faraska la kala qaatay.
Waxa kale oo ilahaaas tibaaaxeen in fadhi gelinkii dambe ee Axaddii toddobaadkan ay ku yeesheen labada dhinac huteelka Ambassador ee magaalada Hargeysa, lagaga garnaqay weedhaha uu Md. Saleebaan-gaal si weyn uga cadhooday, kuwaas oo la sheegay in markii hore Wasiir Warancadde dafiray, kuna andacooday in aannu sidaa u odhan, balse ahaayeen kuwo guud oo aan cid gaar ah ula jeedin.
Haseyeeshee, waxa xogahaas tilmaameen inay arrintaas ka odayeeyeen Suldaan Barre Warsame Shire iyo laba xubnood oo ka soo jeeda beesha bariga Hargeysa ee uu ka tirsan yahay Md. Warancadde, kuwaasoo ku xukumay wasiirka kuna dhawaaqay inuu faras xaal-marin ah bixiyo, sidaana ku guddoonsiiyeen Guddoomiyaha Guurtida, sidaana labada masuul isku gacan-qaadeen isuna saamaxeen.
Waxa kale oo ilahaasi intaa ku dareen in Md. Saleebaan-gaal markii uu guddoomay faraska xaalka ah kadib uu isagoo kaftamaya faraska xaal-marinta loo siiyey ku maamuusay Suldaan Barre, isagoo sheegay inuu yahay qaan uu ku gudayo sadadii caleemo-saarka suldaanka.
Source: Jamhuuriya

Last edited by Siciid85 on Mon Aug 30, 2010 10:16 pm, edited 1 time in total.
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy
Lets not pretend you didn't see the rest of my post you baac, libaaxa maxaa ku dhacay 
Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy
Libaaxii your highest ranking guy at that time- salebaan gaal bu garacay wagas dee, wuxu ku yidhi walle maydkaga ila qorulugud ba lagu jiidaya.

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy
Sii kasta ba ha ahaato eh, maanta gebigiisa ba waa irrelevant.
Bisada waa la seexiyey.

Ps: this is my highest ranking guy:

The man that made your 'libaax' irrelevant.
Bisada waa la seexiyey.

Ps: this is my highest ranking guy:

The man that made your 'libaax' irrelevant.
Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy

Last edited by Siciid85 on Mon Aug 30, 2010 10:33 pm, edited 2 times in total.
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy
Siciid, can you point out in the article where it says that he has physically beaten him? In addition, can you not comprehend that it says :
"Wallaahi, haddaad joojin waydo waxaad wado in meydkaaga suuqa la jiid-jiidi." Wedhahaas qallafsan ayaa la sheegay inay ka mid ahaayeen hadallada deelqaafka ah ee Wasiirku kula kacay Guddoomiyaha Guurtida
So far for your 'facts'. Now that you keep avoiding what has been put infront of you and seem to be going in circles with nonsense, can you explain what happened to 'libaaxa' in this video?
Xaarweyne

"Wallaahi, haddaad joojin waydo waxaad wado in meydkaaga suuqa la jiid-jiidi." Wedhahaas qallafsan ayaa la sheegay inay ka mid ahaayeen hadallada deelqaafka ah ee Wasiirku kula kacay Guddoomiyaha Guurtida
So far for your 'facts'. Now that you keep avoiding what has been put infront of you and seem to be going in circles with nonsense, can you explain what happened to 'libaaxa' in this video?
Xaarweyne

Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy
"Wallaahi, haddaad joojin waydo waxaad wado in meydkaaga suuqa la jiid-jiidi."

Aftermath of Beaten - White version of Gaal

Last edited by Siciid85 on Mon Aug 30, 2010 10:33 pm, edited 1 time in total.
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy
Siciid85 wrote:"Wallaahi, haddaad joojin waydo waxaad wado in meydkaaga suuqa la jiid-jiidi."![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
Silly repetitive humour is all you have got left miyaa, you have failed my youth.
Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy
Yawns, meesha wax cusub kuma haysiid ninka aad ku sheegaysiid bisaad " the king of hargeysa" wa ninka salebaan gaal siidaan uu galay.
Aftermath of Beaten - White version of Salebaan Gaal

- HooBariiska
- SomaliNet Super

- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy
Cali gaab,
seriously mate whats your problem with warran cade? u dont like him ,cos sacid likes him? whats up with the beef, bal noo sharax, cos i think this guy is rageedi, fit for president
seriously mate whats your problem with warran cade? u dont like him ,cos sacid likes him? whats up with the beef, bal noo sharax, cos i think this guy is rageedi, fit for president
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy
Talking to you is like trying to get a 2 year old down syndrome kid to make sense.
I am done with you here, next time try to get your point across without making a fool out of yourself by dancing in circles with two left foot.
Another day, another Siciid epic fail
I am done with you here, next time try to get your point across without making a fool out of yourself by dancing in circles with two left foot.
Another day, another Siciid epic fail
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy
Because he's habar joonis.Timo_Case wrote:Cali gaab,
seriously mate whats your problem with warran cade? u dont like him ,cos sacid likes him? whats up with the beef, bal noo sharax, cos i think this guy is rageedi, fit for president
Re: Md.Cali Sanyare might run for UDUB Candidacy
Timo_Case, don't take notice of caasho gaab his just being a usual snet troll
wuxu iis yidhi funny baad tahay marku ragga kale ee sharafta leh siida warancadde wax ka sheegayo.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 2409 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 1 Replies
- 511 Views
-
Last post by King-of-Awdal
-
- 1 Replies
- 754 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 555 Views
-
Last post by Garadag
-
- 7 Replies
- 993 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 0 Replies
- 600 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 14 Replies
- 642 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 8 Replies
- 1012 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 8 Replies
- 1615 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 33 Replies
- 4030 Views
-
Last post by sahal80