grandpakhalif wrote:CoolPoison forgive me for telling you the truth
Runta oo la sheego oo qof laga raali galinayo
wali ma'arag, ilaa ay ka aheen aflagaado aad
u gaysatay shaqsigaas oo sharaftiisa meel uga
dhacday.
Arinku haduu sidaas yahayna adaa qaladka leh
ee i cafi dheh.
( Garsoore rageedi ah in the heezy )

